Shabaab Zako ma la siin karaa?-DHAGEYSO
Published on January 15, 2013 by Yusuf · 3 Comments · 2,110 views
Kaddib markii ay ku jabeen dagaalladii ay galeen, ayna gacantooda ka baxeen gobolladii iyo goobihii ballaarnaa ee ay xoogga ku heysteen, burcadda Alshabaab, gabbalka ayaa meel xun kaga dhacay.
Waxay bilaabeen inay boob iyo dhac u geystaan hantida dadka, sidiiba ay markii hore sameyn jireen.
Horjoogayaasha kooxda Shabaab ayaa ka roonaan waayay in ay farriimo maqal ah soo duubaan,iyagoo ku calaacalaya Shacabka Soomaaliyeed kana codsanaya inay taageero maaliyadeed siiyaan Alshabaab, si ay ugu sii wadaan waxa ay ugu yeereen Jihaadka, oo dhabtii ah fidno ah oo ay ugu gol leeyihiin in ay shacabka Soomaaliyeed nolosha ugu diidaan.
Haddaba Shareecada Islaamku maxay ka qabtaa in koox qowleysato oo dadka gumaada la siiyo taageero dhaqaale.
Dambi intee la eg ayaa ka soo gaaraya qofkii hantidiisa ku bixiya dagaalka ay wadaan burcadda Alshabaab?
Waa Mowduuca toddobaadkan ee barnaamijka Tubta Toosan, waxaana marti noogu ah Sheikh Muuse Cagaweyne.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso
Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
ma istaahilaan zako kumana kacdo zako waana umad aan fahamsaneyn diinta oo aan heeysan aqoon innaba halekaatee kaliya waxeey kabarteen in aay wax ku qalaan
Aniga waxay ila tahay maya, waayo waxaanu ognahay jihaadka benta ah iyo sideey umada ugu dhibaateeyeen, marka yey u sheegayaan oo ka dhegeysanaya beentaa qaawan.waxaana ila tahay qof dambe oo jihaad lagu khaldayaa in aanu jirin….
Kumabaxdo zako munafaqiinta