Thursday, May 17th, 2012

Shabaab oo lacago baad ah ku amray ganacsatada B/weyne

Published on June 30, 2011 by   ·   6 Comments  ·   1,580 views

Malleeshiyadka kooxda Shabaab ayaa ku amray ganacsatada magaalada Beledweyne in ay bixiyaan lacago baad ah oo ay doonayaan in ay ku huriyaan dagaallada fidnada ah oo ay ku wadaan gudaha dalkeenna.

Maleeshiyaadka ayaa ganacsatada magaaladaasi ku wargeliyay in ay isa soo diiwaan geliyaan, isla markaana ay si qasab ah ku bixiyaan lacago baad ah oo ay u deeygsadaan dagaallada fidnada ah oo ay ka wadaan dalkeenna.

Amarkan ay Khawaarijtu duldhigtay ganacsatada magaaladaasi ayaa si isku mid ah u saameeynaya ganacsatada yar yar iyo kuwa waaweyn, waxaana arintani walaac xooggan ka muujiyay ganacsatada magaaladaasi oo si qasab ah lacago looga qaadayo.

Magaalada Beledweyn ayaa ka mid ah meelaha ugu daran ee Maleeshiyaadka Shabaab ay ka qeybstaan xadgudubyada ugu daran, waxaana la xasuustaa falalkii naxdinta lahaa oo ay u geysteen dadka reer Beledweyne, kuwaas oo ay ugu danbeeysay wiilkii shalay ay ka jareen lug iyo gacan is dhaaf ah.

Readers Comments (6)

  1. axmed says:

    shabab ganacsato lacag ey kaqaanba iska dhafee anagoo arday ah an oo lacagaha bisha yaa alle ku bixineyno ayey sedex bil naga qaadayee lacag arday walaa macalin,,,marka dhibkan wan ka bixi doonaa inshaa allaah

  2. Afrika says:

    Asc bahda radio jamhuriyada sln kadib uma adkeysan dono waxa ay kudhaqmayan qawarijta kusodushay magalada baladweyne qawarijtani magaladas waxay kadhigen qaburo dadkana waxay uladhaqman sixun aya o kurka kajara gacmaha kajara garaca malin waxa jiri donta adinkuna ad gamban dontin hadanan dhiman waxan jclahay in an gacantey idinka xureyo magalada sharafta badan e baladweyne duli batihine naarta allaha indinku fogeyo

  3. baba haji says:

    sax waye shabaak waxan leyahay waliba lacag badan ka qada dadkan ganacsatada ah…sababto ah dadkan ganacsiga leh iyakaa alshabaab so dhaweystay marki hore

  4. Maryan says:

    Alahayow u gar gaar umada soo maaliyeed waxaan u dabal dagayna 51 guuradii xurnimadeena hadanew waxa gumaysi ugu jirnaa maleshiaydka alshaab

  5. dadka reer beled weynoow haday cmar xaashi oo halyeey ah dileen iyo qaar kaloo kasii daran ooay dileen odaygi lagu dhaartay eedacar xirsi xooshoow oo weli dhagax laydinku dilaayo gacmaha laidinka jaraayo madaxa laidinka goynaayo gabdhaha lakufsanaayo hadana ladilaayo ood weliba aad sii raacsan tihiin marka diinta laydin baro mataasaa ooweliba laidinku dhaqo
    ilaahay ka cabsada reer beled weynoow niman kaas kasoo hara diin waa kaan ku dhalanee diinkeenu waa nasteexo

  6. Waxaan ka xumahay dhibata reer hiiraan ay ku hayan maleshiyaadka al shabab shacabkii waxay kadhigeen miday qalaan miday xubnahooda jaraan miday karbashan miday baad kaqaadan waan ka xuroobo doona gumaysiga alshabab




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

tartan

Tartan Aqooneed U Dhaxeeyay Duugsiyada Muqdisho Oo La Soo Gebagebeeyay

Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Kaliil

Guddoomiyaha G/Gedo”Dhawaan Ayaan Shabaab Ka Cirirbtireynaa Gobolka”

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...