Shabaab oo ka baxay Magaalada Muqdisho
Published on August 6, 2011 by admin · 79 Comments · 9,937 views
Wararkii ugu dambeeyay ee laag helo goobaha ay maamuli jireen maleeshiyaadka shabaab ayaa waxaa lagu soo warramayaa in ay dhammaan faarujiyeen,
Horjoogayaal la la xiriiray ayaa sheegay in ay go’aansadeen in ay magaalada ka baxaan kaddib markii uu soo wajahay khilaaf iyo taag darri dhanka dagaalka ah.
Waxaa lagu arkayaa goobihii ay ku sugaanaayeen maleshiyaadkooda oo cidlo ah, Waxaana illaa xalay la maqlaye guuxa gaadiidka ay ku baxsanayaan oo sii dhaafaya ceelasha biyaha,
Wararka ayaa sheegaya in qolaba dhan u carartay, loona kala jabay qaab qabiil iyo deegaano,
Wixii warar ah naga suga iyo sawirro.
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Masha Allaah Wa Farxad Aad Iyo Aan Ugu Farxay Hadii Illaah Garabkoda Kaxabay Gafuur Duub Wa In Laga Harin Firxadkoda Meshey Galana laga Soo Saaro ,,, Danbiyada Aygestana Lasoo Saare Mxkamad Qaran
Wa la noqonaya dib aya lo noqonaya….. Yan laga harin ilaa kismayo
Masiibooyin loosoo diray inay xalashadaan dhiiga umada soomaaliyeed, waxa iga yaabiyay video aan daawaday oo ay awgayracayeen wiil soomaliya oo ah100% muslima kadarantana sida xoola ayay ugawracayeen. Ilaahay aynu barino sidaa uu inooga dulqaaday hainooga maqnaadaane.CXD ficil iyo carti ayay muujiyeen ilaahay ayaan uga baryaynaa magacay kulahaayeen dunida todobaatanaad inuu sooceliym&sharafteenii . Aamiin aamin aamin . . . . . .
Waxa farxad leh in ay gafur duba yashi ay kabaxen magalada muqdisha tasi wa gul uso hayaday dhaman umada somaliyed hadi ay cadowgi kabaxen muqdisho waxana rajayna in dhaman dadka somalia kabixi donan alshapap
masha allaah waa war farxad leh oo aad loogu farxo anigasida ugu dhaqsiyaha badan waxan kulabanaa muqdisho insha allaah
guul guuul guul waaa farxad umada u soo hoyatay hambalyo waaa alle mahadiii ah in masakiintii kahor jogsadeen in gar gaar lagarsiiyo hada xafada hooda si xor ah amankooda loo sugi doono ciidamada xooga dalka somaliyeed
Asc alxamdulilaah ilaah baa mahad iskaleh ciidanka qaranka wey kumahadsanyihiin kaqabsashada ay kaqabsadeen meelo badan
MAASHAA,ALLAAH MAASHAA,ALLAAH,
ILAAHEYBAA KURABADII NAGA FEYDAY OO NAGA WEDEY MASAA,IBTII,
ALXAMDULILLAAHI RABIL CAALAMIIN
alx waa ilaah mahadii alla manta farxad badanaa waa balan inaa lug ku tago muqdisho gar ahan shibis kkkkkkkkk allow dalka noo nabaday
Waa arrin cusub oo ku soo kordheysa Nabadgelyada Muqdisho mar haddii ay baneeysey koox ka mid ah kooxihii ku dagaallamaayey.
Hadda waxii ka dambeeya Nabadgelyada waxaa si toos ah mas’uul uga noqonaaya TFGda.
falillahil xamdu wal mina calaa maa hadaanaa lil islaam waa kheyr waji cusub ayaan u baxaynaa in shaa allah dowladnimaa soo dhow hala sabro inta dhimana hala dhameys tiro waa guulihii ugu horeeyay ee loo qaado dhanka nabad kusoo dabaalidda magaalada mugdisho
damn waxasaa i maraaa ani
good news
bil ramadaan ma hilmaameen jihadkii mase dadkii la siri jiray aa ku soo jeestay al habaab filimkii waa dhamaaday hada waxaan sogeynaa ciyaarkale laakin ciyaar aan doowlad aheen yaa firsahaayo illaahayoow nabad aamiiiiiiin
waa war aad loogu farxaa waa ducadii umada masaakiintaa ee sooman oo laga horistaagay wax ee ku afuraa iyo wax ee ku saxuurtaan, tani waa nasri rabaani ah ee ilaah ha inoo xaqiijiyo oo dhab ha ka dhigo
Asalamu caleykum cadowga somaliyd wey jabeen ee ciidamada xooga waxan ka codasanaa inan la sininin fursad ey dadka kula soo dhex dhuntaan gafuura duubta burcada ah dhulka ayey inala galeene hala soo wada qabto
No place like a home masha allaaah ilahayoow wadanka oo idil sahalkaas ugu baxaan i am happy wlaahi xafadaydi huriwaa haday ka baxeen waa qeer ilahayoo qeerkaada na waa faji i love my home somalia viva xamar wooow ramadan kariim
Ilahey aya mahada leh dhibki ay uma u gesten aya kaso baxay dadka baahan inkartoda aya ku dhacay…
Mar hurdaayi ilaa sntv uu ka soo daayo sawirada xaafadeydi jiira garoob.
alashabaab shuba waqtigiina wax xun ayaad ku dhameeysateen dadkana waa idin naceen diintana beem\n ayaad ka sheegteen
.. Wa farxad aad ubalaran o usohoyatay dhaman umada somaliyed,ilahay nabad warta aya kabaryeyna
Bishaaro Bishaaro Bishaaro hanbalyo dhamaan dadka somaliyed waxaan ugu Bishareyna yaa guul dadarada soo wajahday kuwii dhibaatada waday inay kugul dareysten dhiba
K k k k k al_xamdulilah waa jabeene jebiya yaan laga harin horrorada dadka dhiigoda cabay khawarijta ilaah kafuratay ee dhiiga dadka banestay halaso qaqabto hala wada toogto {godin af ley kula goobayaan geedka gashaba wa la goynayaa khawaarijey}
Dheg dheer dhimatoo dhulkii waa nabad illaah ayaa mahadaas iskale ciidamada qarankana waan u mahad celinaynaaa shacabkuna banaanbaxyo waaweyn haku hamuujiyo farxadiisa guul wacan
alaaahu akbar wax lagu farxo ilahow adaa umada ka waday ninmakaas alxamdulilaaaaaaaaaah guuuul
maasha allah ilah ayaa mahadaleh waxaa farxatle leh in manat an maqlay kuul lakaare in lagasaare magalada kuwa indho sharerka wata oo lakasen waxee yihin
MaashaAllah, waa warkii ugu farxada badnaa oo aan maqlay in mudo ah. Ilaah baa mahadaa iska leh in dadkii masaakiinta cuntada laga siin waayey ay kala baxsanayaan. Guul iyo nabad iyo dowladnimo.
mansha allah al-shabaab allahayow kuhalig oo dibdambe yaan laguu arag, maatida waad dhamaysee balla guurda kugu dhacday,farxad baan lasookacay iya iya qeer aanan filaneen alxamdu alxamdu alxamdu banu leenahay,alahayow adaa weyn gibil shbaab inagaqari,horay waan umaqalnee dib damba yaanan u sii arag,maatideena way la’deen nolol buuxda iya baraare igu deeq’5 sano cadaab baan aragnay naga shaafi eebow’shariifow walalow shrta shabaab adiga ayaa keenayee shisheyana wax inooma dara shacabka shaqo u abuur asc
Farxad weyn waye oo u soo hoyatay guud ahan umada somaliyed gaar ahana dadka muqdisho gobolada ay ku harsanyihina sidas ayan u rajeyneyna wana in laga feejignado qataraha ay la iman karan sida dhulka oo miino la geliyo iyo ismiidamin masha allah
mabruk waxaa farxad leh alle maadama nalaga sare aftub burcad xoolet walahi cawa farxadeda lama soo kobi karo waayo wadankeyag hooy waxaa kamaqnaay mudo badan lkn waxaa lakaaray malinta casari yesanaye waa illah mahadis ciyal dabakab waa laga sare waxana kasare cabsi iyo jab alle ukeste marka bishan barakesan oo ramadan karin yahay 6 qeerkisa waa dhastee ee cibadada batsha walal ee illah ku shukriya ayaa idin leehay
Allahu akbar guul wacan
Masha alaah Allaha ka dhigo mid rumoo way gafuur duub v mujaahidnimo been laga sheygay allow adigaa xaalka og allow naga qabo radio mugdisho waa idinka mahad celineynaa dhamaan shaqaalaha v maal mulka
bismillah
wax walba oo dhaqaaqa amarka
Illah yey ku dhaqaaqaan.
dhibaatada somalia allaha ka
qaado. caqliga allow noosooceli.
aslamu calaykum
waa maalin farxadeed,runtiin waxaan ka mid ahaa dadka saadaliyey inay Al-shabaab jabayaan. Haddaba al-shabaab waa jabeene, waa in cadaalada la dhawraa oo runtiina caddaalada la dhiiri geliyaa in la sameeyo.
Kuma farax sani wexe sameyen al shabaab mana rabno doladda wena dhacayan
Alah madhaba ianay carareen allahu ak akbar aaway sooma jeestayashi war haka harina
alaahu akbar alaahu akbar saakay waxay iga dhigantahay anoo mar labaad dhshay walaahi taasna waa mahad ale xamar waa nabadoobay insha alaah
Waa war lagu farxo sidii loogu farxay markay dawladdu soo gashay magaalada muqdisho sanadii 2006 December iyadoo kasoo guurtay magaaladda baydhabo Waaaaw nice shot
Waa ku farax sanahay in Ilaahay umadda ka qabtay gaalayntii xaq darrada ahayd ee da’yarta la marin habaabiyay umadda ku hayeen, waxaanse ka baqayaa in ay qaab kale u soo nooleeyaan raggii markii horaba soo bar baariyay ee Ictisaam( ex ittixaad).
Waxaanna ku talinayaa haddii la’iga yeelaya in laga fogaado Dhamaan wadaad diineed dadka muslimiinta ah dagaalkooda sokeeye ka qeyb gelaya amaba difaacaya.
Manshaall waa farxad aad iyo aad uwanagsan oo usohoyatay somali ween marka waxaan eebe kabaryeyna in somali eey nabad buxdo hesho
waa farxad usoo hoyatay dhaman umada somaliyeed meel walba oo ay jogaan guul
Waa maalintaan sugaynay … Dowladdu ma diyaarisay ciidan ku filan inay sugaan amaaanka dadka rayidka ah iyo hantidooda?
Waxaan aad ugu faraxsanahay jabkii soo gaarey maleyshiyada ALSHABAAB kuwaas oo dhibaato kuhayey shacabka muslimiinta waxaana taas uga mahdineenaa Allah
Masha allah Al shabab ha dhaco somaliyey adin kana wax qabsada cidanka xds waxan leyahay mugdisho la warega
Argagixisada AL-SHABAAB waan u maleynaayey in laga saarayo magaalada muqdisho, markii horana ay qalad ku joogeen maxaa yeelay meel dowlad ka jirto Argagixisada AL-SHABAAB inay joogaan ma ahayn laakiin waxaa haray haraagoodii waa inay ka fikiraan sida ay uga saari lahaayeen Magaalamadaxda MUQDISHO,
shabaab waa ay baxdey laakiin su aashu waxa ay tahay dowladu dowlad nimadeeda mak soo bixi doontaa?
aad ban ugu faraxsanahay kuwas hadi magalada laga saro muqdisho meeelaha kalana halasi daba kaco
waa arin fiican oo aad ugu farxaan dadka soomaaliyeed waayo qas wadayaashii laga saaray magaalada muqdisho,shaqo fiican ayaad qabateen ciidanka xooga.
hambalyo hambalyo hambalyo
adunka intan joge manta o kale ima somarin sida an u farxe ilaah naguma so celiyo al shabab
Hadii aya bexeen yaan lagu dayn ee halsa ka dayo waxaa ku jira kuwa soomaali ah soomaalinamad aan ku xishmeeyno lkn kuwa ajaanibta ah yaan laga harin ee hala soo qabto ciidamada dowladana dadkii al shabab aya dhiigii ka miirteee yaan la sii dhamaystirne hal loo naxariisto waan la socnaaa dhibkii aay naga samayn al shababe
guul wacan guul wacan shabaab ha jabo ha dhinto ha la waayo dhulka alle ha la gooyo khawaarijta ashahaado la dirirka gaalo u adeega dantooda aan aqaanin ee shisheeye dalka keenay aan u naxayn umada iyo dalka diin hadii ay wadaan dalkooda ha aadaan.
maleeshiyaad kooxda alshawaab hala ka baxsho wadnka oo dhan waa khawaarij dadka laayaan rabaan qaranimada iyo kala danbaynta diiday dooni mayno waa sanadkii ann arki lahayn dowlad dhisan ayey ee waxaa dhihi lahaah ciidmada qalabka sida ha sii wadaan dagaalka ay kula jiraan kooxda shawaab ilaa soomaliya laga saaro waana idin soo duceynaynaa
Ilyaas eebow maxaa kuugu dhacay illaa Kismaayo oo kalaya miyaa ladabakacayaa? Nimankaan gayiga Soomaaliya intii ay Taako kajoogaan C X D Soomaaliyeed waxaa uyaal Jihaad weyn KHAALIQA hagarabgalee
Waa guul uso hoyatay Dhaman Umada Somaliyed mel walba ay jogan….
Soomaaliya wey so labaneysa wey hor mareysa Dunida ayey Hogaamineysa dhan walba ayey ka hogamineysa e ugu Bishaare Cadowgedi ugu Bishaare mahad sanidin
mahad sinidin Radio Muqdisho Codka jamhurida Soomaaliya
shabab waa jabena jibiyaan cxd eyna ka harin godgey galaan ha lagu gubo qawarijta
bishaaro alhamdulilaahi xaqa ha guuleesto
Maasha alaah Maasha alaah Maasha alaaah Takbiir Takbiir Takbiiir Waxaa Mahad Leh allahii suura Galiyay In Ragaas Shacabka xasuuqi Jiray Ay Isaga Baxaan Magaalada runti anigoo Kamaqnaa Xafadayda bakaro Ku dhawaad 5 yrs waxan Jeclahay In Malinta ciida ku ciido Anigoo Juzt Ku sugan Mid Kamid ah Dalalka Yurub waana soo dhaweynayaaaaa Farxada ay Hada Ku Jiraan shacbika somaaliyeed Ilove U For ever Somali and muqdisho and Bakaaro Vilage
Al xamdulih waxan kufaraxsanahay in kabaxan shababka mugdisho lkn maxa xigidona ma qabyalad nimo ayan unaqon dona mise?
maanta waxaan aad aad iyo aad ugu faraxsanahay kuwii duliga ahaa ee al-shaab maanta waxa ay ila tahay ciid oo kale waa in aana laga harin ilaa xududa laga saaro guul somalia hanoolaato
Ramadaan kariim all muslims waxan ku faraxsan ahay in shacabkii somaliyeed ee guryohooda tagin 2sano ay maanta rayn rayn ku tageen alxamdullilaah allah aya mahad leh
Guul guul waxaan aad iyo aad ugu faraxsanahay in aan maqlo farxadaan alah islamka farxadoda ha usii saa’idiyan
alaaaaahu akbar alaaahu akbaar
alaaah ayaa maadleh oo bisha barakeeysan fadlokeeda nooka dulqaaday tuuga mujrimiiinta al shayaadiiin alaaaaaahu aaakbaaar
waxaan idina codsanaynaa in aad talabixinta shacabka somaliyeed wax ka qaadataan radio mogdisho waa in uu qaylo dhaan u diraa shacabka somaliyeed kaas oo ku aadan ruux walboo ka qayb qaadanaya dagaaladaas lagu jabinayo alshabaab oo naf iyo maal ba kaga qayb qaadanaya in ay ka qayb galiyaan shacbka somaliyeed si dhaqso loogu hajuumo kooxdaas qawaarijta ah wadankana looga xureeyo hada shacabka niyad ayaa u dhisan in kooxdaas ay jabeen waxii harayna laga sii sifeen doono lana jabin karo hadaba fadlan dadka ka qayb galiya jihaadka aad wadanka ku xuraynaysaan oo shacabka isu soo bax u sameeeya oo dagaalka ka qayb galiya fadlan
Aniga wan ku faraxsanahay in ay ka baxan magaalada muqdisho kooxda alshabab waxana rajaynaya in alle nabad na siiyo amin amin
Wa guul uso hoyatay dhaman umab somaliyed farxad badna maasha Allah cxds
Waa guul u soo hoyadtay umada soomaliyed kuwas waxa ay cuna qabateyeen uma soomaliyed hambalyo ciidamada qaranka
waa inaan laga harin ilaa laga sifeeyo xuduudada oo dhan
Asc allxmdu lilaahi allaahu akbar allaahu akbar allaahu akbar somaliyey guul
Waaaw
akhayaaray hala ii ishaaro maanta waxaan ku ciido
ilaahay sooma celiyo
lkn hal ayaan ka baqaa dowladana in looga digo ay haboontahay waa in ay soo bilaaban dagaalka fulanimada ah ee loo yaqaan ku dhufo kana dhaqaaq ilaa loo taag heli waayo ayna awoododi saas kusoo ceshtaan
Kolay sida ii muuqatana soo laaban makaraan haday qabiil qabiil ukala baaxaan .
ALAAHU AKBAR
Alahu akbar dalkeygiyow iyo dadkeygiyow farxad anku wada dakeyno
Runtii waa arin lagu farxo jabka Alshabaab, dowlada waxa hada laga rabaa sida ugu dhaqsida badan iney gobaha laga baxay buuxiyaan.
marka hore Mahadda Ilaah baa leh, marka xiga mahadda waxaa leh XDS iyo hoggaankiisa sare.
faanoole fare-ka ma qodna. waji cusub ayaa la galay. XDS waxaa la idiinka fadhiyaa in aad baacsataan Cadowga Umadda oo aad ka saartaan geyiga Somalia oo dhan
Alaahu akbar Alaahu Akbar waa war qer Ah
oon aan ku faraxsanahey
masoo koobi karno farxadeena guul somaaliya
hambalyo dhamaan waxaan ugo hambalyenayaa Ciidamada xooga dalka Soomaaaliya guusha ay gaareen waxaan ugo baaqayaa shacbka somaliyed meel kasta ay jooogaan inay u istaagaan Qaranimododa ayna iska dhaaf kooxa koxesiga
kuna midowaan Qaranimada wadanka sido kale la xasuusnado abaarta ka jirta dalka cid kasta oo ismooda inay awood leedahay sidaa ayaa u danbeen.
sido kalena Ciidamada xoga Qaranka waxaan ugo baaqaayaa inaan fursad loo siinin inay dib isku soo abaabulaan looga daba tago meel kasta oo ay wadanka ka joogaan si loo cirib tiro,hadii waxay noqonesa inay isaso uruursadaan dhibkii halkisa ka bilaabaan sido kalena waxaan u tacsiyadeynayaa dadkii ayaa laayeen oo isgu jira masuuliyiin iyo shacaba
waa maanta taariikh ah sido kalena madaxda Qaranka inay xoogiyaan wadada shaqeenta dowlada dhexdeda laga foojignaado dadka aan ogaleen nabada somaliya waxaa mar waliba oo loo sii dhawaado xalka soo baxda in wadamo iyo shaqsiyaad isugo jira somali iyo ajnabi inay abuuraan khilaaf iyo lug,gooyo cusub taana laga foojignaaado.
masha`allaaaah waaaaa wacusub waa tariq wen oo lailowigarin
asc alaahu akbar inta ay ku hareena ilaahey si fudud ha u dhaafsho laakin waxay ila tahey in la eegayo dawladu sida ay wax u maareyso oo ay nimankan sidii ay isku raacin laheyd ayaa laaga fadhiyaa xamarna ay dawladnimo buuxda uga hir galin laheyd insha alaah qeyr wabilaahi tawfiif
kiiiiikkkiiiiiiiiikiiiiiikiiii. aawey Alaskaan tegeenaa..kiiikiiikiii. Gafuurduub waa jabeenee sii jebiya, qashinkoodana is raacsiiya..
Alxamdullilah, dowlada ha iska ilaaliso miinoyin ineey u aasaan ayaa laga yaabaa meelehey ka carareen. balaayo allaha ha ukeene kuwaas inkaartii umada hakasoo baxdee
guulwacan nabad ku waarto cadow kawaabto haku waaro wadankeenaa