Shabaab oo Carruur iyo Dameero adeegsanaya si ay shacabka u dhibaan Dhageyso
Published on September 27, 2011 by Liibaan · 27 Comments · 13,914 views

Maalmihii la soo dhaafay ciiidammada dowladda KMG ah ee Soomaaliya, waxay fashiliyeen hagardaamooyin iyo qorshayaal ay soo maleegeen maleeshiyaadka Alshabaab, oo isku dayay in ay qarxiyaan goobo ay dad rayid ahi ku badan yihiin.
Waxaa la yaab lahayd in Alshabaab ay wiil 12 jir ah ku soo khiyaaneen caag ay ka soo buuxiyeen waxyaabaha qarxa, oo ay kula ballameen in ay uu waco telefoon mobile ah oo ku jiray caagga, kaas oo qorshuhu ahaa in marka uu gariir sameeyo uu qaruxu dhoco, sidaasna ay ku dhintaan saqiirkan 12 jirka ah iyo wixii dad ah oo goobta ka dhow.
Sidoo kale ciidammada ammaanku waxay gacanta ku dhigeen dameer lagu soo raray waxyaabaha qarxa, oo la doonayay in lala eegto xerada Badbaado oo ay ku sugan yihiin boqollaal barakacayaal ah.
Qarxinta iyo bambooyinka waddada lagu aasayo, waa cinwaanka barnaamijka Tubta Toosan oo uu marti noogu yahay Sheikh Muuse Cagawayne.
Halkan ka dhageyso barnaamijka barnamijka tubta tosan 26 09 2011
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
Thank you radio muqdisho
Waad ku mahadsantihiin dhamaan dhalinta abaabushay wargeyskani qaali ah, sidoo kale waxaan rajeyna inaan idinka hello Nuqli joogta ah iyadoo leygu soo hagaajin karro cinwaankeyga mailka ama facebook.
Mahadsanid walaaleyaal
Al shabab ileen wax jirta ma aha
asc waan idin salamay shaqalaha radio muqdisho wlh waa arin laka xumadoo waxee ku kaceen kooxdaan naba diidka ah wafalxun oo laka naxo wana ilaah mahadiis hateeysa shacabkeena wax kasookarin weena ku mahatsan yihiin cidamadaqaranka soomaliyeet hooshee qabteen markastana farajiknada asc
asc walal amir oo joogo magalada Netherland e wadan holan wali waxa layab ah in wiil 12 jiro oo adegsado waxyabaha qarxo isda aad shegteen aniga waxan ku dalina imaha yar haloobadiyo waxa barashada inshalha waa kawantoobayan waxas inshalha
Waxaan salaamaya dhamaan shaqaalaha warfaafinta radio mugdisho salaan dabadeed waxaan tacsi u diraya dhamaan inta ku geeriyotay qaraxi ka dhacay wasaarada waxbarada iyo wasaaradaha kale waxaan alla ugu baryeena in janada in uo ilaah ugu bishaareyo
wlh wbl waa yaab wax yaabaha dhan kood
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk tabar ayaa intaa ka ah ee inuu qalbiyadooda ilaah wanaajiyo aan dhamaan u wada duceyno
Kuwaan alaha kaqabto umada soomaaliyeed waa ku waanaxeen diina lahaay oo lasoo qalday
waraa al shabaab dameerihi xataa waa ka ooy siiyeen inkaar alaha idiin ku rido
ximaartii al shabaab hadii laka saaro wadanka waanku farax sanahay ciidanka qalabka sida hanolaadaan
al shabaab madaxiina dhulka hadhax kalo dawada neh baasuuku ha idin ka dhaxkalo
alshaab waxa lagaray waqtiga aay dhamanlahayeen waqti walba iyo xili walba
alow dalkeena allshabaab kaqabo dadkii iskadayee xoolihii iyo dhirtii ayaan bandhaafeen
asc bahda qaranka kadibna waxaan ciidanka qaranka waad ku mahadsan thiin sida wacan aad uga ssartiin maleeshiyyadka al shabaab
allaw al shabaab kaqabo ummda iyo diinta
aaamniiiiiiiiiiiiiiin
hayaay xitaa dameeruha jano doon miyaa xaalku ma sahlano shabaab waanba ka yaabee yaa waxaan u soo aqriya beentaaa
ASC DHAMAAN WALAAHEEY SOMALI WAXAAN UMAHAT CELINAYAA CIIDAMADA DALKEENA SOM
ALLAAAAAH HANA GA QABTO SHABAAB WAA SHAR WAYN OO NAL KUSALDAY DIINA UMAYSAN GARGAARIN GAALONA WAX MAGAARSIIN SH MAXAMED SAALIX IN TUUSAN DHIMAN AYUU KAHADLAY WAXA UUNA CADEEAYAY IN AY YIHIIN KHAWAARIJ ARAX DARAN
asc wr wb war shababoow hadii dameerkii ilin katimid oouu aadanahii ooyay odayaalkiina ordeen ayeeyadiina albabka lagu iilay baahi darteeda loo qaadi waayay war maxaa kuu naas cad oo laguugu abaal mariyaa ilaahay danbi dhaaf waydiista ee dadkiina usoo naqda oo sidhab ah ugu dhabeeya raali gareynta asc wr wb
Waxaan salaamayaa bahda radio muqdisho kadib waxaan kaloo salaamayaa ciidanka xooga dalka somaliyeed waana uga mahad celineenaa dadaalka ee hada iyo jeer kujiraan eena tahay in ee lada gaalamaan alshabab iyo alqaacido waxaana alle uga bar yayaa alle inoo garab kiina galo aamiin
Marka hore waxaan salamayaa bahada qaranka somaliyeed radio muqdisho wlh waxad bulashada uu wataan wa wax aad logu bahii qabaay markaa xigtaa qawaarijtaa shababka waqtigoodu uu dhaa maday marka labaad waxaan uu mahad celinaay cidaamada qaraanka iyo abaan dulajhaa qaranka dhaga badan isha allah mar dhoow waan ku soo labaaneena dalkeena
walee runta waxay dahay in al-shabaab waxna lajoogin taasina waxay sheegaysaa in galiya al-shabaab ahayn waxa wax qarxiye ee ay macalaa ku jiraan maleshiyaad beeleed iyo guwa gale oo ku fashilmay doorashooyin.
waar kuwani ma iyagaa muslimba ah gaalka ayaa ka dhawe shabaab ilaahay uma naxariisto
laakiin waxaa rajaynayaa in sannada 2012 la tirtiri doono
asalaamucalkum waraxmatulaahi waxaan salaamayaa bahda warfaafita radio muqdisho
walaalayaal halganka wada shabaab waa laga
adkaan isha alaah
Waa arin la yab leh runtii. Maxa dhacay Khawarijta Shabab waa teeY udoodi jireene Xuquqda Dameeraha. Manta maxa kenay inay Qaraxyo u adeegsadan Qaraxyadoda fosha xun.
Asc wa indin slmay shaqalaha radio muqdisho sln kadib wa ku mahadsantihin sida ad bulshada ugu adegtin tariqda aya idin xusidontada insha alah
Waa kumahadsanyihin cidama qaranka