Seddex Sano Kadib Dib U Howlgelinta Radio Muqdisho Maxuu Bulshada Kusoo Kordhiyey “Barnaamij Gaar Ah”Dhageyso
Published on October 24, 2012 by Jayte · 12 Comments · 7,886 views
23kii October 2009kii ayey aheyd markii dib loo howlgeliyey Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayadoo dib u howlgelintaasina lagu bilaabay idaacad FM ah markii dambena waxaa xiliba xiliga ka dambeeya la hormarinayey siyaabaha ay bulshada Soomaaliyeed ku dhageystaan Radio Muqdisho.
Barnaamijkan gaarka ah oo ku saabsan wixii ka dambeeyey Seddex sano kadib markii dib loo howlgeliyey Radio Muqdisho maxuu bulshada kusoo kordhiyey? maxuuse ka bedelay wacyigii bulshada? kaalin intee le’egse ayuu Radio Muqdisho ku lahaa in dalka laga xoreeyo maleeshiyada argigixisada ah ee Al-Qaeda?
Barnaamijka waxaa si gaar ah loogu eegayaa marxaladihii kala duwanaa ee uu Radio Muqdisho soo maray mudadii ka dambeysay dib u howlgelintiisa,waxaana ka qeybgalaya maamulka Warbaahinta Qaranka, Maamullada idaacadaha madaxa banaan ee Muqdisho qaarkood oo iyagu tilmaamay in Radio Muqdisho markii dib loo howlgeliyey uu horseeday in meesha ay ka baxdo cabursanaantii xaga fikirka, taliyaha Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga oo iyaguna ka hadlaya kaalinta Radio Muqdisho ee xoreynta Dalka iyo sidoo kale qaar ka mid ah dadkii ugu horeeyey ee iyagu ku dhiiraday inay ka hadlaan Radio Muqdisho xili ay cabursanaan iyo cabsi xoogan jirtay.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso Barnaamijka Oo Laba Qeybood Ah.
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Koobaad Ee Barnaamijkan Gaarka Ah Ee Radio Muqdisho
Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Qeybta Labaad Ee Barnaamijkan Gaarka Ah Ee Radio Muqdisho
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanno ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Han balyo ayaan idin lehay radio mugadishu wallhi radiomuqisho.net 23 october 2009 ilaa caawa oo sanad guradina ah ma iso marin malin aanan furin ugu yaran 4 mar aad ban u jecelahay waana webka ugu horeyo ee aan kabilaabo lasocoshada akhbaradka dalkeyn waxan idin kaga taxsiyeynaa intad umada ushaqeyney seen wixii dhib aha iyo weliba sxbadiini qaaliga ahaa eee aad ku weyden difaca xaqa muwadinka somaliyed thnks all of you hambalyo geesiyaal aaan jecelahay baad tihiin calan kiina ku hoos nolada ciao
asc mujaahidiin ayaad tihiin mahad sanidiin shaqada aad nooheesaan noolaada sanadkaan sanadkiis nabad iyo bar waaqo ku gaara
Asc hambalyo bahda radio muqdisho waxaa qabateen howl qatar badan hadana wanaagsan xiligii radio muqdisho la hoolgelinayay muqdisho ayaan jogay sidaa darteed xog ogaal ayaan u haa mar xaladihii kala duwanaa ee uu soo maray radio muqdisho waa farxad in uu soo gaaro mar xaladaan lagu faani karo
waxaa iigu yaab badnaa mas.uul ka tirsan al.shabaab in uu yiri wariyaasha radio muqdisho waan dileynaa cidii radio muqdisho dhegensana ayaga ayey la.mid yihiin runtii cagabad ayey nagu nagatay arinkaa guul guul guul
Asc radio muqdish ad ayaad ugu amaanan ti hiin howsha ad shacab ka u hay san waxana hubaa in ad bulshada ad u hay saan shaqa adag waxana idin kuku dar dar mayaa in ad laba jibar taan
Masha allah wad salaman tahay radio muqdisho waxad tahay radiyihi qaranka hambalyo ilali maskaxda umada cadawgu dhawacay hhhhhhhh
Hambalyo hambalyo hambalyo wariyaasha qaranka somalia waaxaa mahad gaar ah sinaya ragii tusay dadaka waxay yihiin khawaarijta alshabab magacyadooda hadan xuso 1 abdirahmaan sh yusuf al cadala muwadin 2 abdiaziiz mahamud guuleed africa yusuf sh ciise mahamed abuukar ma da deeqo mamaed ahmed allah unaxariistee liiban ali nuur iyo abdisatar dahir sabriye iyo mr jayte bashiir gaani all mawada aqane waa rag an jeclahay sxbyaal noolaada waxa aaminahay in nabad ka dhacday somalia aad 2 ka tiihiin ciidanka iyo adinaka wlhi ani kenya aya joogaa markii aan fiirsan jiray wadad wadnaha oo dagaal ka socdo ciidanka iyo wariyaasha isku meel taaganyihiin saaid aya u farxi jiray nolaada sxbyaal iyo mudanyaal tariikhda somalia way idin xusi donta insha alah
Asc dhaman shaqalaha radio muqdisho hambalyo wan ku faraxsanahay sad no tusten howsha sad u haysan awal san u haystay way ka culustahay runti wa howl eysan qabankarin dad jilicsan malintad bilabeysen wlh waxan unaxay sidi in tiirka la idinwada geyay lkn waxad nabarten awod kasto o jirta in afka xita loga adkan karo alshabab markey wariyayasha isku diren ayay tariq lama ilawana karacday guulwacan abalkina mid lagudi karo ma aha lkn umada dhana idin jecel o idin wad duceyneyso
Shaqalaha radio muqdisho hambalyo ya leeyahay lkn waxan codsanlahay barnamijki xalay tvga oo ku sabsana radio muqdisho
asc hambaolyo bahda radio muqdisho waxaa tihin raga isu xiqaame dib u noo laynta radiyaha qaranka tas waa guul usoo hoyate umada somaaliyeed aadbaad u mahadsantihiin dhamaan haol wadeenada wasaarada warfaafinta
asc hambaolyo bahda radio muqdisho waxaa tihin raga isu xiqaame dib u noo laynta radiyaha qaranka tas waa guul usoo hoyate umada somaaliyeed aadbaad u mahadsantihiin dhamaan haol wadeenada wasaarada warfaafinta
MashaaAllaah walahi aniga markaan arkey radio mmuqdisho ma aaminin in uu furanyahay maxaa yelaay radio muqdisho waa radiahaa muqdisho dhan ugu horeeyaa dadkaa furaynaa waa dad wadaniyaal ah waxaan idinleyahaay guuleesta dhaamaa shaqalahaa radio muqdishoow aad baan idiin kuhabalyeynayaa aniga web kelee mabaa isticmaalo an ka aheeyn radio muqdisho is the best radio ever
Waa maxamed xssan mxamed marka ugu horeesa waan salaamaa dhamaan shaqaalaha radio muqdisho &madaxda dhanaan then waxaad heesaan shaqo wanaagsan dadkana waad ku deeqdeen shaqdiina wacan aad ayaana u soo dhaweyneenaa aniga &inta igu fikirka ah waxaan idin leeyahay guuleesta shaqadiina waan u riyaaqnay waana idinkaga mhad celineenaa guuleesta waligiin waxaana tihiiin isha wararka somaliya oo xaqiiqa ah ileen somalidu waxey ku maah maahdaa sadar muuqda su aal ka dhan marka wax yaabaha aad noo qabateen inta ma lagu soo koobi karo waa mhdsantihiiiin ilove radiomuqdisho.net