Thursday, May 17th, 2012

Sawirrada Wasaaradda Gaashaandhigga

Published on March 23, 2011 by   ·   No Comments  ·   368 views

Xubno ka tirsan Golaha wasiirada ayaa maanta kormeer howleed ku tagay goobaha ay ciidamada Dowladdu gacanta uga dhigeen maleeshiyaadka Kooxda Shabab, iyadoo Xafiis KMG-ah uu Radio Muqdisho ka furtay Xarunta wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya.

R/wasaare Ku xigeenka ahna wasiirka gaashaandhigga Mudane C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi, wasiirka arrimaha Gudaha iyo Amniga qaranka C/shakuur Sh.xasan faarax, wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta C/Kariim Xasan Jaamac, wasiiru Dowlaha xafiiska R/wasaaraha marwo Sahro Maxamed Cali Samatar, wasiir ku xigeenka wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Ibraahim Isxaaq Yarow ayaa galabta warbixin ka dhegeystay Saraakiil ka tirsan Ciidamada iyo waliba saraakiisha caafimaadka eek u sugan xarunta Furunta hore ee dagaalka.

Mudane C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi R/wasaare ku xigeenka ahna wasiirka difaaca iyo Xubnihii la socday ayaa soo kormeeray dhamaman goobaha ay ku sugan yihiin Ciidamada Dowladda iyadoo jiidda hore ee dagaalka ay ku sii qulqulayeen ciidamo aad u faro badan oo wejiyadooda  ay ka muuqatay xamaasad.

Wasiirka gaashaandhigga C/xakiim Maxamuud Xaaji Fiqi oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaaradda gaashaandhigga ayaa sheegay inay si wanaagsan u socdaan howl gallada islamarkaasna ay ciidamada sii wadi doonaan, isagoo hoosta ka xariiqay in dagaalladii ugu dambeeyay ay maleeshiyaadka kooxda Shabab ku gaartay qasaare xoog badan iyadoo laga dilay 59 ruux oo ah dhallinyarada ay soo qaldeen maleeshiyaadku iyo in ka badan 6 ajaanib ah halka dhaawacu uusan tiro lahayn.

Wasiirka ayaa ugu baqay dhallinyarada ay qaldeen kooxda shabab inay isaga soo cararaan si ay badbaado u helaan,waxa uu sidoo kale tiklmaamay inay ciidamada Dowladdu guulo la taaban karo kazoo hoyeen dagaallo ay Gobolada hiiraan,gedo,bakool, iyo meelo kale kula galeen maleeshiyaadka Kooxda Shabab.

Dhanka kale Xafiis KMG- ah ayuu Radio Muqdisho ka dhex furtay xarunta wasaaradda gaashaandhigga kaas oo loogu talo galay inuu Dhageysteyaasha si rasmi ah ugu soo gudbiyo dhacdooyinka ku saabsan howl gallada, waxa uuna agaasimaha Radio Muqdisho C/raxiim Ciise Cadow oo xarigga ka jaray xafiiskaas sheegay in ujeeddada xafiiskaasi uu yahay sidii shacabku ay warar huban u heli lahaayeen waliba si dhaqsi ah, waliba xafiiskaas waxuu warar iyo sawirro deg deg siin  doonaa Website-ka Idaacdda sida uu agaasimuhu sheegay.

Wasaaradda warfaafinta Boostada iyo Isgaarsiinta Soomaaliya ayaa sameysay gaari ay ku rakiban yihiin Cod baahiyeyaal kaas oo baahinaya Heeso Wadni ah islamarkaasna ku wareegaya gudaha magaallada iyo agagga hore ee dagaalka.

Waddooyinka ayaa lagu arkayay dadweyne faro badan kuwas oo si farxad leh u soo dhoweynaya guulaha ay gaareen ciidamada dowladda Soomaaliya, waxaana jiidda agaalka raashin iyo daawo geynaya ururrada Haweenka iyo dhallinyarada qaranka Soomaaliyeed.

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

tartan

Tartan Aqooneed U Dhaxeeyay Duugsiyada Muqdisho Oo La Soo Gebagebeeyay

Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Kaliil

Guddoomiyaha G/Gedo”Dhawaan Ayaan Shabaab Ka Cirirbtireynaa Gobolka”

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...