Thursday, May 17th, 2012

SAWIRADA OLOLIHII NADAAFADEED EE MAAMULKA GOBOLKU QABTAY.

Published on April 30, 2011 by   ·   33 Comments  ·   4,740 views

Halkaan waxaan ku soo gudbinaynaa sawirro Radiomuqdisho.net uu ka soo qaaday olole maanta lagu nadiifinaayay waddooyinka Muqdisho qaarkood, Waxaana ka qayb galay maamulka Gobalka banaadir, Guddoomiyaasha degmooyinka Gobalka,ururuda haweenka, iyo qaybo badan oo ka mid ah bulshada gobalka banaadir.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Readers Comments (33)

  1. shacirow says:

    wacaan rabnaa inaad nadaafada geysiin degmada boondhe oo aad geedaha ka gurtiin si dadku ugu soo noqdaan ilaaheeyna garabkiina hagalo

  2. cabdulle xirsi says:

    Hawshiina aad baa loogu bogey halkaa ka sii wada intii taagtiina ah.

  3. farxiya says:

    Asc wrwb waxaa idin kugu hanbal yeeynaa maamulka iyo duqa magalada muqdisho dadaalka baxada leh ee aa ugu jirtaan so celintii bilicdii magaalada muqdisho idinka iyo shacabka u is tagay illaah ha idinka bad badiyo qatarta cadowga

    • farxiya says:

      Asc wrwb waxaa idin kugu hanbal yeeynaa maamulka iyo duqa magalada muqdisho dadaalka baxada leh ee aa ugu jirtaan so celintii bilicdii magaalada muqdisho idinka iyo shacabka u is tagay illaah ha idinka bad badiyo qatarta cadowga

  4. cabdulle xirsi says:

    iskana ilaaliya bombka argagixisada dhulka ku aasayso.

  5. farxiya says:

    Asc wrwb guleeysta godomiye tarsan iyo mamulka gobolka banaadir dhamantiin shacabka iyo idinkana waxa alle idinkaaga baryey qatarta cadowga in u illaah idinka bad badiyo

  6. CODSI

    waxaan ka codsanaa radiomuqdisho inuu noo soo daayo mudane tarsan khudbooyinka uu shacabka kula hadlo nin kaas waa nin qaali soomalidu haddeey taqaano nin qali (tarsan noolaaaw) maanta haddan jogo muqdisho waan kula shaqeen lahaa dhab ahaan waxad tahay geesi himmadeena kor u qaaday in wax la qaba karo ayaadna tustey horey u soco nabbi noo soo biximaayo hadda kadib hadan dadkeena wax gartaa noo dadalin MAHADSANID ILAAH DARTI U SHAQEE MAALINTA QIYAAMAHA IN ILAAH KUGU MOOTIYO

    MAHADSANID
    WAA WALAAL ILAAH DARTI KUU JECEL
    ILAAH AMMANKAAGA HA ILAALIYO

    AAMIIN,AAAMIIN ,AAMMIIN,

  7. axmed wali says:

    mamulka gobal gudomiye tarzan adban ugu hambalyenaya siwada howshina gulestayal

  8. sucdi says:

    maasha alah waxaan u mahad celinayaa taarsan iyo radiomuqdisho oo howshaan culus dadaal dheer u galay aloow idin guulee oo cadowga inka qabo taarsan waa geesi aan amaalkiisa la gudi karin qibradii iyo wadaninimadii uu qurbaha la joogay ayuu la tagay dalkiisa hooyo oo uga faadinaynayaa waxaa wanaagsan in hiil iyo hooba la siiyo si aan mar un u aragno magaladi muqdisho oo sharafteedi ay soo celiyeen geesiyaasha taarsan ka midka yahay. guul baan u rajeeyaay dawlada lagu diirsaday

  9. C/lahi maxad(mr bbc) says:

    Ac walaalayaal waad mahad santihiin lakin waxaa kafiicneed intaan qashinka yaryar la qaadin in qashinka waaweyn la qaado waa al shabaabe kadib loo soo jeesto qashinka yaryar iyo miinooyinka ay kudhex qar sheen qeyrbeelayaashu .mahadsanidin

  10. farax says:

    Asc wrwb kadib Waxaa aad ugu hambalyaynayaa maamulka gobolka banaadir iyo dhamaan ururada bulshada howshan ay wadaan,waxaana ugu ducaynaynaa in ilaah ajar kasiiyo.aamiin.

  11. asc says:

    wlhi waa hool fiican guuleysta…

  12. somali baan ahay says:

    guddoomiye tarzan halyey soomaliyeed baa tahay howl wanaagsanna waad qabatay waxaana kuugu baaqayaa in aad ku dhawaaqdo in shacabka reer muqdhisho ay bilaabaan ISKAA WAX U QABSO si magaalada loo nadiifiyo,,,,asc

  13. Sahra says:

    ASC guuleysa ayaan idiin leeyahey
    waana ku faraxsanahey hoosha aad heysaan
    garabkiina ILLAH ha galo.

  14. hassan says:

    walaahi hadii run l sheego waa wax la tban karo waxa ay sameyeen dadka ku nool gobolka banaadir ilaah waxaan idiin ka baryaynaa inuu idiinku guu laysiyo dhamaantiin inta ka qeeb gashay sida aad ugu shaqayseen dib u soo celinta iyo bilicda magaalada moqdisho ilaah khayr ha idiinka siiyo

  15. abdirashid says:

    asww.guulaysta maamulka gabolka banaadir qaasatan gudoomiye tarsan taas baa layiraahdaa muwaadan guuleeso

  16. ruqiyo says:

    guuuuuuuuulaysta insha allah miiiiinooyinka iska jira ilaah haidinka joro

  17. Omar Abdi says:

    DUQA MAGAALDA XAMAR,RUNTII ANIGA OO AAN KU AMAANEEYNIN KUNA AQONIN WAXAAD TAHAY NINKII KUGU KARTIDA BADNAA EE SOO MARA DUQUNIMADA XAMAR, WAXAAD TAHAY MUWAADIN DADKIISA IYO DALKIISABA DAACADNIMO UGU SHAQEEYNAYA, WAXAANA KU LEENAHAY HADAALIN WELIGAA SIDAAS
    IYO KA SII WANAAGSANA KU WAD HAWASHA QARANKA!! GUULEEYSO !! OMAR ABDI (USA)

  18. asad says:

    asc walaalayaal cadawga waa badan yahay kan gudaha iyo dibada iyo caade-qaatayaasha ilaahay ha idinka badbaadsho
    axyaaa wadani

  19. muuse says:

    asc dhamaan inta islamka aha khaasatan somali waxaan hadane gaar ahaan u salaamaya adoowlada somaliya ma aqaan waxaan ugu mahad celiyo hoowsha eey kawado gudaha wadanka dhalinyarada kasoo horjeedane waxan kula talin lahaay iney ka toowbad kenaan waxeey ogaan lahaayeen macaanta wadankooda markey imaadaa wadan qorbo ah dowlada somaliya haguuleeysato wabilaahi towfiiq

  20. abdisalad says:

    waan idin taageersanahay garabkiina ilaahay galo Xamar waxaa loo helay ciyaalkii xaafada
    sanduuq dhaqaale noo fura

  21. ali says:

    magaalada xureeya marka hore tankale aawa iskuuladii

  22. bare says:

    maashaa allah,allah idin la garab galo

  23. cali says:

    as/calaykum waad mahadsantihiin
    shaqada aad uqabateen umada somaliyed
    hadaad tihiin maamulka gobalka banadir
    guulaysta

  24. jimcaali says:

    a/w siiwada dadaalka.

  25. safiyo says:

    ASC wadaad salaamantihiin dhamaa dadweynaha soomaaliyeed gaar ahaan gudoomiyaha gobalka banaadir iyo radio muqdish aad ayaan ugu farxay waxa aad samayneeysaan habsami u socodka howsha iyo dadaalka aad ugu jirtaan bilicsoocelinta wadankeena gaar ahaan caasimada soomaaliya waxaan rajeynayaa inaadan ka daalin iisha allaah anagana duco iyo hoo ayaan idinla garab taaganahay waxxan laakiin rabaa inaad iska fiirisaan TVuniversal, soomadaayo waxyaabaha wanaagsan ee ka socda caasimada yaanan laga soo deynin kuwa ushaqeeya ee jooga xamarna ka joojiya ineyna soo deyn wax barnaamij ah oo ku saabsan sababtoo aaminka kuma qabo iey yihiin daacad, noooooooolaada adinkana gudoomiyaha waad salaamantahay

  26. xaaji xassan says:

    Asc/WRW walaalayaal waa idin salaamay maka hore waxaan ka mid ahay dadka akhrista qoraalada radio mogadisho waxaana ahay dadka asal ahaan ka qaxay xamar kuna nool qurbaha ogna qiimaha uu qof waliba ugu fadhiyo dalkiisa iyo dadkiisa maashaa allah maamulka mogadisho wax badan ayuu qabtay waxbadana waan ka sugaynaa oo ee ka mid tahay arimaha amaanka guuleeysta guuleeysta aad iyo aad baan ugu farxay howsha aad ka qabateen banaadir oo aan labaatan sano waxba laga qaban guuleeysta, allaah ha idin la jiro cadawgana iska jira oo ka feejignaada.

  27. shaaticade says:

    qofkii aan amaaneyn asxaabta shariifka radiyo miqdisho ma soo deynaayo fikirkooda dhaliisha ah waxaana loo baahan yahay in fikradaha noqdaan kuwao amaan ah iyo kuwo dhaliil ah si loo ogaado
    wixii saxmay iyo wixii qaldamay sababtoo ah qof kasta oo baniaadam ah wuu qaldamaa
    waxna wuu saxaa laakiin hadii qofkii aad jeceshahay ama taageersan tahay aad amaantiisa badiso beri waxaa imaaneysa markii qaladkiisa aragto in aad dirirtaan idinkoo iska warhay marka fadlan qaladaadka aysan arki karin taageerayaasha si loo tuso ogolaada fikradaha dhaliisha iyo qaladka lagu sheegaayo hadii uu nin fiican yahay ha saxo marka qaladkiisa la tuso qof kasto oo masuul noqonaayo sidaas ayaa u wanaagsan ee ka daaya amaanta beenta iyo xamaasada aad ha dhoow ku caayi doontaan waa idin aqaan aniga dhamaan dadka soomaaliyeed waxaa tihiin xamaasadleey

  28. asc wrx waxaan salaamayaa dhamaan walaalaha soomaaliyeed meel walbo oo ay joogaan iyo bahda radio muqdisho ka dib waxaan u hambalyeynayaa aad iyo aad ugu hambalyeynayaa godoomiye TARSAN waa gudoomiyihi ugu horeeyey ee isku daya in uu wax qabto wallaahi cadiifay iyo midna igama ahan hadalka aan leeyahay ee waa howsha iyo shaqada uu hayo ee aan taageerno inta la mid ah TARSAN ha noolaado oo ale ha ha nuuniyo asaga iyo anagaba wsc wr

  29. yusuf says:

    asc salaan ka dib gudoomiye tarsan iyo inta la shaqaysa garabkiina ilaahay ha galo, laakin waxaa laydinka rabaa in aad gobolka banaadir wax badan ka qabataan si ay taariikhda idiin xusto ilaahay idinkiis wsc …ilaahay ha idin taageero ammmiiin…….

  30. Xasan says:

    A.c ma sha alah sidaas uwada howshan kadhiga rajasocilin wa howshi ugufiicned Tarsan hanolado iyo inta wanaagajecel….wsc

  31. ASC DHAMAAN SOOMAALIDA HOWSHA QABANEYSO IYO GUDOOMIYAHA GOBOLKA BANAADER GEESIYOW GUULEYSO TAYZON WAA GEESI GURMAD XOOGLE BUU WADAA EE GEESIYOW YAA KU GAAROON KU GARAB DHEGAA GUUUULEYSO RADIO MUQDISHOW WAAD MAHAD SANTIHIIN DHAMAAN TIIN GUUUUUUL GUUUUUUL ALA XAMAR OO XAMAR LAGU SOO CELIYO ILAAHOOW NA TUS AAAMIIIN




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

tartan

Tartan Aqooneed U Dhaxeeyay Duugsiyada Muqdisho Oo La Soo Gebagebeeyay

Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Kaliil

Guddoomiyaha G/Gedo”Dhawaan Ayaan Shabaab Ka Cirirbtireynaa Gobolka”

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Ex

Saraakiisha Ammaanka” Qarraxyadii Al-Qaeda Muqdisho Ay Keeni Jireen Waan Fashilinay”

Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...