Saraakiisha ciidamada walaalaha Jabuuti oo sheegay inay sii wadayaan dayactirka garoomada ciyaaraha ee Beledweyn
Published on January 14, 2013 by Mowliid · 1 Comment · 1,047 views
Saraakiisha Ciidammada dalka aynu walaalaha nahay ee Jabuuti ee ku sugan gobolka Hiiraan ayaa ballan qaaday iney dib u dhis ku sameyn doonaan garoomada ciyaaraha ee ku yaala magaalada Beledweyn xilli dhawaan ay Ciidammada Jabuuti dib u dhis ku sameeyeen garoonka Kubadda cagta Lama Galaay ee isla magaaladaasi.
Col. Cismaan Dubbad taliyaha ciidamada Amisom ee Beledweyne oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa tilmaamay in ay sii wadi doonaan howlaha ay ku dayactirayaan garoomada ciyaaraha ee magaalada Beledweyn.
Sidoo kale Taliyaha ayaa intaa ku daray in ay mudnaanta siinayaan Dhalinyarada iyo sidii loo horumarin lahaa Isportiga si loo helo bulsho leh isdhexgal wanaagsan iyo maskax ka caafimaad qabtay xagjirnimada iyo Argagixisada.
Ciidamada walaalaha Jabuuti ee ku sugan magaalada Beledweyn ayaa dhawaan dayactir ku sameeyay garoonka Kubbada Cagta Lamagalaay ee Magaalada Beledweyn.
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi cusub ...
WAR HABEEN 17.05.2013
Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku ...
WARKA SUBAX 17.5.2013
Waxaa si aad ah u sii kordhaya mudooyinka ...
Ciidamada qalabka sida ee Somaliyeed oo ku sugan ...
Waxaa saaka daggan xaalada deegaano ka tirsan gobalka ...
Hogaamiyihii ururkii burburay ee Xisbul Ismaan Xasan Daahir ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
War Habeen 16-May-2013
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
waaw