Saraakiisha Booliiska Garowe oo digniin u jeediyay kooxo dhac u geysta shacabka
Published on January 3, 2013 by Mowliid · No Comments · 434 views
Saraakiisha Ciidamada Booliska Maamulka Puntlan ayaa sheegay In ay qaadayaan talaabooyin ay kaga jawaabayaan cabashooyin ka soo yeeray dadka ku nool Magaalada Garoow ee xarunta gobaka Nugaal,
Iyadoo todobaadyadii la soo dhaafay ay sii kordheysay cabashooyinka ka soo Yeereeysa dadka riyidka ah ee ku nool magaalada Garowe, kadib markii ay Halkaasi ku soo bateen kooxo burcad ah oo xiliga habeeenkii ah dadka ka dhaca Telefoonada gacanta, ayaa saraakiisha ciidamada ammaanku wax ay sheegeen in ay wax ka qabanayaan amaandaridaasi,
Taliyaha Saldhigga dhexe ee Booliiska Garowe Dhame Aadan Muuse Jaamac Ayaa Radio Muqdisho u sheegay in ciidamadu ay dadaal ugu jiraan wax ka Qabashada bucadda xilliga habeenkii ah dhaca u geysta bulshada rayidka ah.
Sidoo kale taliyaha ayaa xusay in howlgal ay ciidamadu sameeyeen habeenadii la soo dhaafay lagu soo qabqabtay tiro ka mid ah burcadda iyo kooxo Isticmaala maandooriyaha, isagoo kula taliyay dhalinyarada in ay dhaqsi ka Xeroodaan magaalada xilliyada habeenkii.
Taliyaha ayaa hoosta ka xaqiiqay in ay sare u qaadi doonaan amaanka Maagaalada Garowe lana dagaalami doonaan kooxaha amnidarada ah ka wada Magaaladaasi.
Faahfahiin dheeraad ah aya aka soo baxeeysa dagaal ...
WARKA DUHUR 20.06.2013
Siminaar soconaya mudo afar maalmood oo lagu baranayo ...
Aabaha dhalay Xaashi Cumar Xasan oo muddo 15 ...
Akhristayaasha Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Shirkii wadatashiga ahaa ee looga hadlayay aayaha gobolada ...
WARKA SUBAX 20.6.2013
Iska horimaad xooggan o u dhaxeeyay maleeshiyaad ka ...
Waxaa ka soo reyneysa xaalada Caafimaad ee dadkii ...
Dowladda Mareykanka ayaa si Kulul u cambaareysay weerarkii ...
Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...