Saraakiil Iyo Ciidammo Booliis Ah Oo Turkiga Lagusoo Tababarayo Oo Maanta Muqdisho Ka Ambabaxay
Published on June 29, 2012 by Jayte · 3 Comments · 5,085 views
Qeybtii ugu horeysay oo isugu jirta Saraakiil iyo Ciidammo kawada tirsan Booliiska Soomaaliyeed ayaa maanta ka ambabaxday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayagoo tababar u aaday dalka aynu walaalaha nahay ee Turkiga.
Saraakiisha iyo Ciidammada maanta Muqdisho ka ambabaxay ayaa tiradoodu waxa ay gaareysaa 80 waxaana ay yihiin qeybtii ugu horeysay ee isugu jirta Saraakiil iyo Ciidammo kuwaasi oo walaalaha Turkigu ay ballan qaadeen iney Soomaaliya usoo tababarayaan.
Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed Sareeye Guuto Shariif Sheekh Unaa Maye oo warbaahinta Qaranka la hadlay ayaa tilmaamay in saraakiishaan iyo ciidammadan laga qaaday imtixaanaad ayna ku guuleysteen hada tababar bilooyin ah ay kusoo qaadan doonaan dalka Turkiga.
Diyaaradda Turkish Airways ayaa maanta duhurnimadii ciidammadan iyo saraakiisha ka qaaday garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho waxaana Dowladda Turkigu ay tababar siin doontaa Ciidammada Qalabka Sida ee Soomaaliya taasi oo qeyb ka aheyd qodobadii kasoo baxay shirkii Isbtanbul.
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
Gudoomiye ku xigeenka Koobaad ee golaha Baarlamaanka Federaalka ...
Riwaayada oo magaceedu uu ahaa “qarsataye ma adin ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
soomaaliya guul; nabad iyo baraare
asc wwb waxaan aad ugu faraxsanahay in police somaliyeed kor looqaadaayo oo wax barasho oo tayo laeh lasiinaayo viva somalia police iyo dowlada turkey
WAAA GUUL IYO HORUMAR