Safiirka Soomaaliya Ee Kenya Oo Shacabka Gudaha Iyo Dibadda Ku Nool Su’aallo Uga Jawaabay “Dhageyso+Sawirro”
Published on October 17, 2012 by Jayte · 1 Comment · 3,478 views
Safiirka Soomaaliya ee dalka Kenya Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa su’aallo uga jawaabay shacbiga Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudihiisa iyo dibaddiisa.
Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayaa caawa marti ku ahaa Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada oo ka baxayey Radio Muqdisho iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed (SNTV) waxaana su’aallaha safiirka ay dadka soo weydiiyeen ay ku saabsanaayeen xaaladda Soomaalida ku nool dalka Kenya iyo waxa ay Safaaraddu u qabato shacbiga Soomaaliyeed ee ku nool dalkaasi.
Shacabka barnaamijka ka qeybgalay oo badankood barnaamijka kala soo xiriiray dalka Kenya ayaa ku ammaanay Safiirka iyo Safaaradaba waxqabadka ay usameeyeen shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka Kenya ayaga oo si gaar ah ugu ammaanay soo celintii dhulkii safaaradda Soomaaliya ee Dalkaasi, udoodida dadka Soomaaliyeed ee ganacsatada ah xiliyada ay dalkaasi kasoo ifbaxeen qaraxyada iyo hantidooda la badbaadiyo,u doodida qaxootiga Soomaaliyeed iyo dhalinyaro farabadan oo Safaaraddu ay xabsiyada kasoo deysay.
Barnaamijka oo socday mudo saacad ah ayaa waxa uu safiirku ugu dambeyn kula dardaarmay shacbiga Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan iney muujiyaan isku duubni islamarkaana ay istaageeraan ayagoo dowladnimadooda iyo Qarannimadoodana si mid ah u difaacaya.
Dadweynihii barnaamijka ka qeybgalay ayaa Safiirka su’aallahooda waxey kusoo kala weydiiyeen Telefoonno,Emaillo iyo Facebook.
Riix Halkan Si Aad U Dhageysato Qeybta Koobaad Ee Jawaabaha Koobaad Safiirka Mudane Ameeriko 16 October 2012
Riix Halkan Si Aad U Dhageysato Qeybta Koobaad Ee Jawaabaha Labaad Safiirka Mudane Ameeriko 16 October 2012







Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +14156550815
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
WAR HABEEN 19.05.2013
Shirweynihii 6-aad ee xiriirka kubadda gacanta ayaa maanta ...
Howlahan qaliinka lacag la’aanta ah ee dhaqaatiirta ajaanibta ...
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
aad iyo aad aan ugu faraxsan waan uga mahad celinayaa safiirka