Safiirka cusub ee Soomaaliya ee wadanka Zambia oo lagu soo dhoweeyay Lusaka “DAAWO SAWIRRADA”
Published on July 19, 2012 by Jayte · 2 Comments · 4,571 views
Saraakiisha Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dowladda Zambia iyo madaxda Jaaliyadda Soomaaliyeed ee halkaasi ku nool ayaa maanta si heer sare ah ugu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Caasimadda Zambia oo ah Magaalada Lusaka safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhiyi doona wadankaasi oo lagu magacaabo Ambassador Maxamed Xasan Dawaare.
Safiirka cusub ee Soomaaliya u qaabilsan wadanka Zambia ayaa waxaa ku soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Madaxa Protocol-ka Wasaaradda Arrimaha dibadda Zambia Mr.Stanely M.kumbula iyo Jaaliyadda Soomaaliyeed oo uu hogaaminayay Chief Xasan Mataan, Vice Chief Cali Baashi,Ganacsadaha Shirkadda Star Milling Mr. Maxamed Cali Mursal,Cali Cabdi Firin, Maxamed Cabdi Horeeye iyo Madaxa Laanta socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Safaaradda Soomaaliya ee Zambia Marwo Faadumo Axmed .
Ambassador Dawaare oo warqadihiisa aqoonsiga danjiranimo dhowaan u gudbin doona Madaxweynaha wadankaasi , ayaa waxa uu isla maantaba toos u booqday dhismaha Safaaradda oo dowladda Soomaaliya ay leedahay , halkaasoo loogu sameeyay soo dhoweyn diiran .























W/diyaariyay Warbixintaan : Xafiiska Qeybta Warbaahinta iyo Xiriirka Bulshada ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda .
Email: info@mofa.gov.so
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
Yurub +442035190460
USA & CANADA +17124327760
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi cusub ...
WAR HABEEN 17.05.2013
Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku ...
WARKA SUBAX 17.5.2013
Waxaa si aad ah u sii kordhaya mudooyinka ...
Ciidamada qalabka sida ee Somaliyeed oo ku sugan ...
Waxaa saaka daggan xaalada deegaano ka tirsan gobalka ...
Hogaamiyihii ururkii burburay ee Xisbul Ismaan Xasan Daahir ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
War Habeen 16-May-2013
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ...
Maajo 16, 2013, Muqdisho
Ayadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
masha alaah waa guul umada soomaaliyeed usoo hoyatay somaliyeey ogaado qabiil iyo qaran meel islama galaan ee aan taageerno meel walbo oo aan joogno dowladnimada noo soo ifeyso aana xasuusnaano waxii aan soo marnay 22 kii sano ee u danbeyay waxaan aheyn dal dad dunida ka maqan guuuuuuuuuuuul alow noo saaidi oo nabad noogu dhameystir inta dhiman
Allaah lagarab galo waa shaqo culus