Safiiradda Soomaaliya iyo mareykanka ee dalka Uganda oo ka wada hadlay xaaladaha ammaan iyo siyaasad ee dalka Soomaaliya.
Published on December 7, 2012 by Raage · No Comments · 1,902 views
Kadib kulan casuumaad ah oo ay safaarada Soomaaliya u fidisay maanta safiirka mareykanka ee Uganda ayeey kaga wada hadleen labadda safiir ee Soomaaliya iyo Mareykanka xaaladaha ammaan iyo siyaasad ee dalka Soomaaliya.
Kulanka ay wada qaateen safiirada Soomaaliya iyo Mareykanka ee wadanka Uganda ayaa waxaa ku wehliyay qunsulka Soomaaliya ee Uganda iyo diblumaasiyiinta Safaarada,waxaana inta uu socday kulankaasi la iskula soo qaaday sidii dowlada Mareykanka ay u hormarin leheyd isla markaana gacan ay uga geysan leheyd adkeynta ammaanka iyo sidoo kale gacan siinta ciidamad Qalabka sida si loo hanto ammaanka dalka Soomaaliya inta ka hartay .
Ambassador Soctt.H Delisi safiirka Mareykanka ee dalka Uganda oo la hadlayay warbaahinta ayaa tilmaamay in xaalada ammaan ee dalka Soomaaliya uu yahay mid soo hagaagayay isla markaana wadanka Soomaaliya uu cagaha saaray dhabihii dimuquraadiyada.
Safiirka Mareykanka ee Dalka Uganda Soctt.H Delisi Sidoo kale waxaa uu balan qaaday in dowladiisa ay gacan weyn ka geysan doonto qalabeynta iyo gacn siinta ciidamad Booliiska Soomaaliyeed.
Kulanka labada safiir ee Soomaaliya iyo Mareykanka Dr Sayd Axmed Shiikh Daahir iyo Soctt.H Delisi ayaa waxaa uu imanayaa xili wadamada daneya arimaha Soomaaliya ay gacan weyn ka geysanayaan sidii dalka Soomaaliya uu ugu soo laaban lahaa dhabihii horumarka.



Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...