Sadex qof oo ku dhaawacantay Madaafiic xalay ku soo dhacday Boondheere iyo Warta Nabadda
Published on December 5, 2012 by Mowliid · 6 Comments · 1,470 views
Dadka danyarta ah ee ku nol degmooyinka Warta Nabadda iyo Boondheer ayaa sheegay in xalay oo dhan iyo ay ku jireen walwal iyo cabsi, kadib markii madaafiic dad ay ku dhaawacmeen xalay Saqdii dhexe ay ku soo dhaceen degmooyinkaasi.
Ku dhawaad Shan madfac ayaa saqdii dhexe ee xalay ku soo dhacday xaafado ka mid ah degmooyinka Warta Nabadda iyo Boondheere, iyadoo mid ka mid ah oo ku dhacay xero barakac ay ku dhaawacmeen Sadex qofood.
‘’waxaan saaka soo maray meelihii ay madaafiicdu ku dhaceen saqdii dhexe ee xalay, waxaana arkay dhaawaca sadex qofood oo kaliya, mana jirin qasaare intaa ka badan’’ ayuu yiri Maxamed Yuusuf oo ka mid ah wariyayaasha Radio Muqdisho oo saaka booqday meelihii ay ku dhaceen Madaafiicdaasi.
Ila hadda lama garanayo halka laga soo tuuray Madaafiicdaasi, saraakiisha ciidamada dowladduna faahfaahin kama aysan bixin.
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
runtii waxaa wax laga xumaada ah in dadkiinii kuuxda arxanka daran ay sidaas u galaan isla markaana ay madaafic kugaraacaan habeen saqdhax ah iyadoo ulajeedku yahay sii loobadalilahaay kalimada muqdishu waa nabad tasoo ay dhibayso kuuxda arxanka daran oo ay rabaan in ladhaho muqdishu nabad mahan
in sha allah dadka ku dhawacmay waxaan leenahay allaah caafiyo dowladana waxa aan ka codsanaynaa hadaa nahay dhalinta reer muqdishu in ay arrintaan gabaabsiga ah ay sifiican u soo afjarto waayo muqdishu maanta waa nabad 5 madfac oo kadhacday nabadeeda meehan mid qalqal galinkarta
Alow naga qabo kuwaaas aamin amin
waa dulmi iyo jahli aanan loo dulqaadan karin in dad rayid ah ee is ka hurda loo geysta duqeyn aanan la garaneyn ujeedada ka danbeysa. waa dad kuwaasi, ka soo horjeeda nabada.waxaan ka codsanayaa qolada nabad sugida in ay si dhaqso ah u sameeyaan baaritaano una soo qab qabtaan danbiilayaashaa, laguna fuliyaa xukun dil ah.
Mya xeerraa kayaal kuwaan hdiba gacanta lugu soodhigo insha allah in dil toogasho ah lugu fulinaayo insha allah,ilahey wxaan karajeynaa in dhibbatada ay kuhayaan ummada somaliEd garahaan kuwa reer muqdisho uu kaqabto oo ayagu umuuqda inayyihiin kuwa aan isku duubneyn,plese waxaan idika codsaneynaa reer muqdisho inaad lashaqeysaan ciidamada amaanka magalada muqdisho aad lasocodsidaan hadaad aragtaa jid iyo jahadidka somalia,joogaa
Hada nahay dhalun yaradda Reer muqdisho walee in eysan cabsi nagalin karin alsheydaan waxana jaban manta alsheydaan oo liita iyo duliga raacsan alahu akbar guul ayeey ku dhamaanee insha,alah
waa in lala xisaabtamaa degmadii soo tuurtay, madfaca ama laga soo dhaxtuuray
{nin lagu seexdow ha seexan}