R/wasaare C/weli Oo Khudbad u Jeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Kenya’Dhageyso’
Published on October 31, 2011 by Mowliid · 1 Comment · 1,736 views
R/wasaaraha Soomaaliya Dr C/weli Maxamed Cali “Gaas” ayaa kulan la qaatay jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Kenya, kaas oo ay soo qaban qaabisay safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi.
Dr. C/weli R/wasaaraha dalka ayaa khudbad dheer oo uu kaga waramayay xaalada dalka iyo siyaasadda dowladda ee ku wajahan wax ka qabashada dhibaatooyinka kala duwan ee ka jirta dalka u jeediyay jaaliyadda ku dhaqan dalka Kenya.
Sidoo kale R/wasaaraha ayaa ku booriyay jaaliyadaha Soomaalida iyo guud ahaan ummadda Soomaaliyeed in ay ka qeyb qaataan xasilinta dalka, ayna dowladda ku taageeraan dadaallada ay ku dooneyso in dalka looga saaro kooxda Shabaab isla markaana ay meel uga soo wadajeestan wax kasta oo wax u dhimi kara xasiloonida dalka.
Halkan hoose ka dhageeyso khudbadda R/wasaaraha
Dhageeyso Khudbadda Ra’isul wasaara
Si Aad U Heshid Wararkale Oo Soomaaliya Ku Saabsan Islamarkaana ku qoran Luqadaha Somali,Arabic iyo English ka doono Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONA
http://sonnanews.net/
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
Waxaan anigoo magacayga la yiraahdo bashir omar abdi oo ka mid ah qurbo joogta soomaaliyeed ee ku nool cariga mareykanka dhihi karaa, qudbada uu walaalkeen Reysulwasaare C/weli u jeediyey soomaalida kenya waxey aheyd qudbadii aan ka maqlo madax soomaaliyeed tii ugu fasiixsaneyd, uguna karaamo iyo wadaninimo badneyd. Waxaana hadda ii cadaatey sababta uu u noqdey ninkii badeley walaakeen farmaajo, taasoo ah inuu yahey muwaadin dhab ah oo ey ka go’an tahey inuu wadankiisa hooyo wax u qabto. Aqoontisa iyo kartidiiisana ku yabooho.
Waxaan dhihi lahaa, walaalkeen waa tusaale wanaagsane, ha lagu deydo. Isagana ilaahey ha garab galo. aamiin.