R/wasaare C/weli iyo dhiggiisa Kenya Oo Heshiis Kala Saxiixday
Published on October 31, 2011 by Mowliid · 2 Comments · 2,530 views
R/wasaaraha xukuumadda Soomaliya ayaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulan kula qaatay dhiggiisa wadankaasi Raila Odinga iyagoo labada dhinac ay heshiis kala saxiixdeen.
Kulan ay maanta magaalada Nairoobi ku yeesheen wafdi uu hogaaminayay R/wasaaraha dalkeenna Dr C/weli Maxamed Cali “Gaas” iyo R/wasaraha Kenya Raila Odinga ayaa lagu saxiixay heshiis ka kooban ilaa Labaatan qodob.
Qodobada ugu muhiimsan ee heshiiskaasi ku xusan ayaa waxaa ka mid ah in ciidamada dowladda ee ay soo tababartay Kenya ay hormuud ka noqdaan howlgallada ka socda konfurta dalkeenna Soomaaliya iyagoo taageero ka helaya ciidamada Kenya.
In deegaannadaasi loo sameeyo maamul ay leeyihiin dadka deegaanka oo ay maamusho dowladda KMG iyo qodobo kale.
Heshiiska oo dhan goor dhow ayaan idiin soo gudbin doonnaa Inshaa’allaah
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
waa hor-u-mar muhiim ah in laga wada xaajoodo soogalidaanka ciidamad kenya ee somalia. Hadaa nahay qurba joogta waxaan hubsanay in ay uu wadankeena doolad owoodleh ay ka jirto. waana uga mahad celineenaa dolada mowqifka wanaagasan ay qadatay hambalyo hambalyo ayaan idinleenahay.
bismillah
waa in paarlamaanka soomaalia
tempereeyo kana hadlaan badbaadada
shicibka kunool jubooyin si dumarka wax ugaarin iyo dhalaanka kunool jubooyinka
loo iloobin indhoolaha,dadka waaweyn, curyaanka, xoolaha iwm
waa in maxkamada federalka tempereyso
ayadoo kakooban documeteeshinka registrashioka labadii calaamada shabeeladal cadaynayaa soomalia dowladeeda
sidoo kale kun warqadood iskugu meelaha oo kahadlaya dhulka jubooyinka cabirkiisa
wakhtiga
miisaanka ku aadan ganac kudhiga
iyo dajinta beelaha jubooyin
iyo fikrado ah haddii
somalia poostada u dhigto kenya degdeg
qawlka haddii
lajabiyo waa in dowlada federaalka ee somalia diyaagarowdo diyaariso ama
ladiyaagaroobaan ciidan loo yaqaan ciidamada
ciidamada illaalada