Friday, May 24th, 2013

Ramadaan Kariim”Wasaaradda Garsoorka Oo Ku Dhawaaqday Bilashada Bisha Ramadaan”(Dhageyso)

Published on July 19, 2012 by   ·   15 Comments  ·   5,659 views

Wasaaradda Garsoorka,Cadaalladda,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa si rasmi ah shaaca uga qaaday bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan islamarkaana ay maalinnimada berri ah oo ah maalinnimo Jimce ah ay tahay maalin Ramadaan.

Wasiirka Wasaaradda Garsoorka,Cadaaladda,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Gaboobe (Ugaas Bille) oo shacbiga Soomaaliyeed kala hadlayey Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa tilmaamay in Wasaaraddu ilaa caawa ay ku howlaneyd xaqiijinta bilashada bisha barakeysan ee Ramadaan islamarkaana berri ay tahay maalin Ramadaan maadaama bisha laga arkay magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

“Bisha waxaa laga arkay magaalada Burco oo ay ka arkeen ilaa seddex qofood oo muslimiin ah waana la dhaariyey, muqdishana waxaa laga arkay degmada Kaaraan oo uu ka arkay C/raxiin Cabdulle Garabeey isagana waan dhaarinay sidaasi darteed waxaan umadda ugu bishaareynayaa bilashada bisha Ramadaan” ayuu yiri Wasiirka Wasaaradda Garsoorka,Cadaalladda,Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Gaboobe(Ugaas Bille).

Riix Halkaan Si Aad U Dhageysato Wareysiga Wasiirka Garsoorka iyo Agaasimeyaasha Wasaarradaasi

Dhinaca kale Radio Muqdisho Codka Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa wareysi la yeeshay C/raxiin Cabdulle Garabeey oo isagu ku sugan degmada Kaaraan ee waqooyi bari Muqdisho islamarkaana shaaciyey inuu arkay bisha Ramadaan Bilashadeeda.

Halkaan Ka Dhageyso Wareysiga Uu Radio Muqdisho La Yeeshay C.raxiin Cabdulle Garabeey

Bisha barakeysan ee Ramadaan ayaa ah bil uu Alle ku maneystay dadka muslimiinta ah Wanaag iyo Kheyr ayadoo bishaasina ay dadku uga faa’ideystaan cibaado suuban.

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                                       +442035190460

USA & CANADA                                    +17124327760

Readers Comments (15)

  1. farhia says:

    waat kumahdsantihiin bahda radio muqdisho sidawangsan oo ad nogo soo gudbiseen allah haidinka ajirmariyo

  2. jamal007 says:

    Ramadaan Kariim dhamaan shacuumta islaamka qaastan ummda somaliyeed
    Radiomuqdisho Ramadaan Kariim
    waxaan aad ugu fraxsanahy in shacbka muqdisho ilaah idinkiis ay si nabd ku jirto ku afru donaan madaama sharwadyaashi xamar laga saaray dadka marwalba ku afuri jiray hoobiyayaash

  3. sacmaale says:

    bismillah
    ramadan kariim
    sanadkaan sanadkiisa ramadan
    ramadankiisa caamifaad iyo nolol
    wanaagsan iyo intii islaam ah caalamka

  4. Adam says:

    Ramadaan Mubaarak umadda muslimiita ah, rabbi bishan barakaysan khayrkeeda ha na siiyo, annagana hanaga dhiga kuwii si saxan u guta cibaadadaas, Rabbina hannaga aqbalo, sannadkan kiisa kalena Alle ha nagu gaadhsiiyo cibaado suubban, caafimaad, barwaaqo, iyo cimri-dherer.

    Bishaaro umadda muslimiinta eheey.

  5. mohamed says:

    Ramadan kariim dhamaan umada somaliyeed , tan labaad waxaan wadankega somaliya u rajeena horumar iyo barwaaqo in uu illaah nagu gaarsiiyo sanadkaan sanadkiisa , illaahna noosoo celiyo sharaftii aan aduunka ku laheyn insha allaah , Aaamiin Aamiin .

  6. Adan Nur says:

    Asalaamu calay kum Ramadaan mubaarak dhamaan muslimka oo dhan MIdakale waxaan rabaa in aan waydiyo raadio muqdisho gabadhii habeen hore ka soo had laysay liibiya oo dhib aad iyo aad oo aan la murgooday tel keeda meheli karaa midakale walaaliyaa aan u gurmano waa wax laga noxo inshaa allaah ilaah dhibka waanaga saaraa

  7. XawoTako says:

    Ramadan Karim everyone

  8. yahye says:

    MASHA ALLAAH ALLE AYAA MAHAD ISKA LEH OO BISHI BARAKEYSNEED NA WAAFAJIYAY INTA ARAGTAY IYO INTI NASOO GAARSIISAY AJAR IYO XASANAAD ALLEA HA IDINKASIIYO AAMIIN MAHADSANIDIIN

  9. axllam cilim says:

    Ramadaan Kariim dhamaan shacuumta islaamka qaastan ummda somaliyeed
    Radiomuqdisho Ramadaan Kariim
    waxaan aad ugu fraxsanahy in shacbka muqdisho ilaah idinkiis ay si nabd ku jirto ku afru donaan madaama sharwadyaashi xamar laga saaray dadka marwalba ku afuri jiray hoobiyayaash

  10. ramadan kariim all umada somaliyeeeed mel walba oo ad jogtan

  11. aniga sidoo kale ramadhan kariim dhamaan islamka dunida ku nool

  12. axmed adan says:

    ramadaan kariim dhamaan shacabka somaliland iyo shacabka somaliyeed iyo shacabka islaamka ah dhamnaantood

  13. Ramadanul Kariim masha allah manta oo ah malin jimca ah muslimiinta melkasto Oo aad jogtaan dhamantina farxad iyo bash bash iyo bar waaqo inkastoo dhanka yaga south africa beritola aynu somidono wanag iyo camal fiican allaha noo adeeco…..

  14. abdi wali says:

    ramadaan kariim dhamaan umada muslimka ah

  15. ramadaan kariim ilaahey ajer keda hanasiiyo muslimiinta oo dhan ramadan kan ramadan kiis kale alaha nagaarsiyo anagoo nabada dalkeeno nabada amiin




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

Obama

Madaxweyne Obaama oo sheegay in la wiiqay awoodii ururka Al qaacidda

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
R.W Saacid

R/wasaare Saacid oo sheegay in isbedel uu ku yimid daqliga dowlada

Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Cabdi-Qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay dib uga laabashada mowshinki laga keenay xukuumada

Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
xukun1

Maxkamada Puntland oo xukun dil ku radday gacan ku dhiiglayaal

Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
rinkesc1

Rabshado ayaa ka socdo Magaalada Stockholm ka dib markii gaadiid iyo goobo ganacsi lagu gubay xaafadaha ay u badan yihiin Soomaalida SAWIRO

Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
LUULIYO

OGEYSIIS: Kulan loogu arinsanayo qaban-qaabada Xuska 1 Luulyo Ee Magaalada Munich ee dalka Germany.

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
DSC_0432

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga Xarumihii uu tagay iyo Madaxdii uu la kulmay intii uu Sudan joogay oo dhamaystiran.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 23 05 2013
IMG_8547

Madaxweynaha oo qado sharaf u sameeyay mudaneyaasha Baarlamanka “sawirro”

Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
safar bye bye

Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminaya oo Addis Ababa u dhoofay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
IMG_8322

DAAWO SAWIRRADA:- Munaasabadii lagu xusayay aas-aaska midowga Africa ee Muqdisho lagu qabtay

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
gafoow

Taliyaha hoggaanka iyo socdaalka oo sheegay in la diwaan galiyay dad badan oo ajaanib ah

Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha  Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
wasiroo_3

Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
DSC01028

Munaasabad lagu xusayay maalinta Umulisada aduunka oo Muqdisho lagu qabtay “sawirro”

Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 23.05.2013
qeybdiid Galmudug State President

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasad loo qabtay arday ka qalinjebisay dugsiga sare Mudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Sawirka 1

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga Sucuudiga.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweyne-xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay 50 guuradii Midowga Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
dibad_ba_3

Dibadbax lagu taageerayay waxqabadka dowlada iyo mowshinkii la baajiyay oo ka dhacay Muqdisho”Sawirro”

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Hobyo_view

Duqa dagmada Hobyo oo sheegay in ay wadaan waan waan lagu doonayo in ay xiisad ka dhalan dil shalay ka dhacay ceel huur

Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
muqdisho_1

Odayaasha dhaqanka Muqdisho oo soo dhaweeyay mushinkii ay la laabteen xildhibaano ka tirsan baarlamanka

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 23.5.2013
Al-Shabaab Awood Daciifid 4

Maleeshiyaad ka tirsan shabaab oo qasaare loogu geystay xadka u dhaxeeya Somaliya iyo Ethiopia

Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
south africa

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalka S/africa iyo S/zerland oo soo dhaweeyay go’aankii xildhibaanada ay uga noqdeen mushinka

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee  ku nool dalalka South Africa ...
DSC03854

Dowladaha Sudan iyo Soomaaliya oo Hishiis Dhanka Ciidanka Xooga ah kala saxiixday :- Daawo Sawiro

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 22.05.2013
DSC03786

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga oo Galabta booqday Meelo dalxiis iyo Xarumaha Sports-ka ee Raacsaan Wasaaradda Gaashaandhiga ee Dalka Sudan.

Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  Mudane C/xakiin ...
DSC00908

DAAWO SAWIRRADA;-Sida Ay Shacabku Ugu Damaashaadaan Xeebta Liido Maalmaha Aan Jimcaha Aheyn

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
PM AU (4)

R/wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
20130518_141000

DAAWO SAWIRRADA:- Bandhig dhaqamed ay ka qeyb galeen jaaliyadda Soomaaliyeed oo lagu qabtay dalka Turkiga

Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
shabaabaaa-620x330

Haraadiga maleeshiyaadka Shabaab oo boob ku haya xoola dhaqatada G/Hiiraan

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*