Ra’isulwasaare Saacid oo maanta xafiiskiisa ku qaabilay kooxda Fanaaniinta Waayaha Cusub
Published on January 22, 2013 by Gaani · 4 Comments · 4,107 views
Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay mas,uuliyiinta Kooxda fanka ee WaayahaCusub kuwaasoo saldhigoodu yahay magaalada Nairobi ee dalka Kenya
Xubnahan oo isugu jira Qurbajoog,ajaanib iyo hogaanka kooxdaasi ayaa Waxaa hogaaminayay Shiine akhyaar oo ah gudoomiyaha kooxdan
Kulankaan oo mudo qaatay ayaa waxaa looga hadlays idii loo hirgalinlahaa Barnaamijyo ay wado kooxdu kuwaasoo ay ku damacsantahay inay wacyigelin Uga sameyso deeganadii ugu danbeeyay ee laga xoreeyay Al-Shabaab si ay Qeyb uga qaataan hirgelinta nabadda iyo isdhexgalka bulshada soomaaliyeed
Howshan wacyigelinta ah ayey horay kooxda waayaha cusub uga bilowday Degmooyinka Lafoole iyo Afgooye ee gobolka Shabeelada Hoose waxaana Hadda la qorsheynayaa in laga hirgeliyo deegaano kale.
Ra’iisulwasaaraha ayaa uga mahadceliyey kooxda Waayaha Cusub sida ay ugu Soo dhiiradeen inay wacyigelin kasameeyaan gudaha dalka gaar ahaan Magaalooyinka laga xoreeyay kooxda Al-Shabaab.
Ra’isuwlasaare Saacid ayaa sidoo kale sheegay in dowladu gacan ku siin Doonto kooxdan Waayaha Cusub iyo cidkasta oo qeyb ka qaadaneysa wacyigelinta bulshada Soomaaliyeed.
Gudoomiyaha kooxda Shiine Akhyaar ayaa isna dhankiisa yiri’
“ Waxaan u nimid dalka sidii bulshada aan u wacyigelinlaheyn islamarkaan Aan qeyb weyn uga qaadan laheyn dib udhiska wadanka.
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiirka warfaafinta Puntland Maxamuud Caydiid Dirir oo shir ...
Muqdisho, 19 June 2013 – Madaxweynaha Jahmuuriyadda Federaalka ...
Xoghayaha Guud ee Qaramadda Midoobay Ban Ki Moon ...
WAR HABEEN 19.06.2013
Shirweynaha qaran ee dib u habeynta waxbarashada dalkeena ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Muqdisho, 19, June, 2013..Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ...
Mogadishu, 19 June 2013 – Wakiilka gaarka ah ...
Wakiilka gaarka ah ee midowga afrika u qaabilsan ...
Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh ...
WAR DUHUR 19.06.2013
Ra’iisulwasaaraha xukuumadda soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ...
Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga qaranka xukuumadda soomaaliya ...
Mashruuc ururka iskaashiga islaamka ee OIC uu ku ...
Ciidamada qalabka sida ee soomaaliya ayaa goor dhow ...
Ciidamada qalabka sida ayaa gudaha u galay xarunta ...
Wararka aan ka heleeno xarunra UNDP ay ku ...
Iyadoo uu socdo shirka looga hadlayo aayaha gobolada ...
Akhristayaasha Sharafta Leh waxan halkan idinkugu soo bandhigeynaa ...
Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug ayaa deeq lacageed ...
WARKA SUBAX 19.6.2013
Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumadda Federaalka ...
Guddoomiye ku xigeenka guddiga Baarlamaanka u qaabilsan xiriirka ...
Shirka heerka Qaran ee looga hadlayo dib u ...
Munaasabad Shaahaadooyin Lagu Gudoon siinayay arday Dhameysatay Barashada ...
Saraakiil sar sare oo ka tirsan aqalka cad ...
Waxaan ku wargelineynaa Akhristayaasha sharafta leh ee Websiteka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristayaasheena sharafta lahow waxaan halkan idinkugu soo gudbineenaa ...
WAR HABEEN 18-06-2013
Wafdi ka socda Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa markii ...
Kulanka uu wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ...
Xaflad SI heer sare ah loosoo agaasimay oo ...
Dadlkeenna Soomaaliya waxaa uu sanado badan ku jiray ...
Soomaaiya sanadihii la soo dhaafay waxaa ka hana ...
Barnaamijka Tubta saddexdii sano ee la soo dhaafay ...
Masha allah wAd kumahadsantahay mudane raisulwazaare qaabiladaaada aad qaabishay koodka wayaha cusub shine akhyaar sidoo kale ayaan leyahay iyo waliba radiomuqdisho mahadsanidiin
Fanaaniintu waa kuwa waxna dumiya waxna dhisi kara waxaa jira tan iyo markii ay burburtay Dowladii dhaxe ee Soomaaliya 1991dii ay iyana burbureen fanaaniiti soomaaliyeed sida Kooxahii ugu weyayd ee waabari,heegan ,horseed ,Onkod ,durdur, iyo iftin.
hadaba kooxdan waayaha cusub waxaa looga baahan yahay iyo kooxahii hore in dadka soomaaliyeed ee dhibaatooyinka ka wada Gudaha dalka inay baraarujin kusameeyaan Ciidamada inay dhiiragaliyaan iyo masuuliyiinta Dowlada sidii hore looga bartay .
Heesaha wadaniga iyo ruwaayado Xaalada jira ifinaysa taasoo wax dhisaysa Balse aan wax duminayn inay qayb libaaxa ka qaataan Dhamaan degmooyinka Gobolka Banaadir iyo gobolada inay Bandhig faneedaasi gaarsiiyaan.
dhinaca kale golaha Murtida iyo mididaalada National tiyatarka waxaa loo baahan yahay in dib loo dhiso iyada oo lala kaashanayo Dalka Shiinaha oo dhismahisii hore lahaa
waan salamayaa shiine xaaskiisa iyo guud ahaan kooxda
aadi iyyo aadaan idiin mahd maqeeynaa allaha idiin gargaaro soomaaliyeeye anu nin oroman ahy oo soomaali baan aad ujeclyaahay sidaa aawadeed waan idin xiissaa waad mahad san thiin.