Friday, May 24th, 2013

Ra’isulwasaare kuxigeenka dalka Turkiga oo maanta soo gaaray Muqdisho booqdayna goobaha ay kasocdaan mashaariicda dalkiisu hirgelinayo

Published on February 23, 2013 by   ·   4 Comments  ·   2,413 views

kuxigeenka Raisulwasaaraha dalka Turkiga   Bekir Bozdag ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho xubnaha wafdigiisa ayaa markii ay kasoo dageen garoonka diyaardaha Aadan Cabdulle Cusmaan waxaa siweyn usoo dhaweeyay mas,uuliyiinta dowlada Soomaaliya gaar ahaan wasiirka Arrimaha dibeda ahna Ra.isulwasaare kuxigeen Fowsiyo yuuusf Xaaji Aadan.

Wafdigan ayaa lasoo galbiyay qeybaha kale ee magaalada isagoo kormeer kutagey xarumo ay horay Dowlada Turkigu uga hirgelisay Soomaaliya kuwaasoo uu soo indha indheeyay sida ay u shaqeynayaan.

Bekir Bozdag  Ayaa inta uu kusuganyahay magaalada Muqdisho waxa uu dhagaxdhigi doonaa xarun Lagu barto cilmiga beeraha taasoo uu Turkigu dalkeena kahirgelinayo isagoo kormeerkiisana kutegi Doona xarumo hor leh iyo qaabka uu usocda dhismayaasha ay Turkigu wadaan sida dib udhiska Wadooyinka caasimada,xarumaha caafimaadka ,iyo sidoo kale goobaha ay ku caawiyaan dadka Dhibaateysan.

Dowlada Turkiga ayaa kawada dalkeena mashaariic farabadan oo lagu horumarinayo Soomaaliya Waxaana ay horay gurmad balaaran ugu sameeyeen dadkii Soomaaliyeed markii ay abaaraha ba’ani Kudhufteen gobolo kamid ah koonfurta Soomaaliya.

Ra’isulwasaare kuxigeenka dalka Turkiga ayaa lagu wadaa in saacadaha soosocda

Ay siwadajir ah warbaahinta ula hadlaan isaga iyo mas,uuliyiinta dowlada isagoo kulan la qaadan doona Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud iyo Ra’isulwasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid kuwaasoo uu kala hadli doono horumarinta xiriirka Turkiga iyo Soomaliya iyo sidoo kale Dadaalka dheeriga ah ee ay madaxda wadanku ugu jiraan dib usoo nooleynta Soomaaliya.

Readers Comments (4)

  1. Wada jirbeey laba gacmood waxku kaban karanee an isweheshano walaa layaan qabiilka an iska ilowno walaa layaal viva turkish taariiqdaa ku qortay xusuus lama ilobaan anla shaqeyno pls this is jaaaaanis wake up somaliyeey

  2. abdulaziz ali afrah says:

    Runtii xiriirka dowladda Turkiga iyo Somalia waa mid taariikhi ah muddo fogna soo jiray,Illah baan uga mahad naqeynaa in dowladda Turkiga ay indhaha caalamka ku soo jeedisay Dalkeena Soomaaliya oo mudo labaatameeyo sanno ah Dowlad la,aan ahaa maantana aan nahay dowlad aan ku meel gaar aheyn oo Caalamka oo dhan uu noo aqoonsaday Rasmi. Soomaaliyeey aan garanno Danteenna dowladnimadeenana xajisanno Rabbi aan aan u mahad naqno, abaalka turkiga uu noo galay aan dhowrno.

  3. abdiaziz says:

    ARDOGAN

    iNKASTOON AYAAMAHAN

    AFKA GACANTA SAAROON
    AAFADA NA GAARTIYO
    ABAARAHA DARAADOOD
    ARARTEEDA SUUGAAN
    AAMUSKII KA DOORBIDAY
    WAXSE MAANTA ASADOOW
    U ALIFAY ORAAHAHAN
    AXSAANKII LA II FALAY

    ISKU AYNI MAAHOO
    DADKU KALA AKHYAARSANE
    WAXA AAN ABAAL MARIN
    RUUX IGA ASTAAHILA

    ARDOGAAN WAXAAD TAHAY
    AMIIR UU ILAAHAY
    ADOOMAHA U SOO DIRAY

    WAXAAD TAHAY AYAAN WACAN
    WAXaAD TAHAY ISLAAM RUNA
    WAXAAD TAHAY ABWAAN QARAN.

    WAXAAD TAHAY ABOOWAHAY
    IYO INA ADEERKAY
    AHALKAYGI BAAD TAHAY.

    WAXAAD TAHAY AKHWAAN KAY
    WAXAAD TAHAY MID ABIDKAY
    KOLNA AAN ILOOBAYN.

    UMADIISA WAXAAD TAHAY
    MIDAY KU ISTAREEXEEN

    ISLAAMKANA WAXAAD TAHAY
    MID AY KU INTIFAACEEN.

    ANAGANA WAXAAD TAHAY
    MIDKII NOO ISTAAGIYO
    IFTIIN NOO BAXAAD TAHAY.

    ARDADEENA WAXAAD TAHAY
    AQOONTOODA KII YIRI
    ALBAABADA HALOO FURO.

    ARLIGEENA WAXAAD TAHAY
    XILI AAN LA AADAYN
    AFADII ASOO WADA
    IYO WELI AKHYAAR KALE
    KII SOO ARKAAD TAHAY.

    IJAABADA WAXAAD TAHAY
    NINMAAN LOO AQRAYNOO
    INDHIHIISU DEEQAAN.

    AQOONYAHAN WAXAAD TAHAY
    HALKA ARINKU MARAYIYO
    OGAAN KARA ALAACIIB
    HADII LOO ADEEGSADO.

    AMEERIKA WAXAAD TAHAY
    NIMAAN AAMINAYNOO
    UMADIISA HANANKARA.

    WAXAAD TAHAY ASXAABIHI
    AKHLAAQDOODA RUUXLOO
    ARAGTIDIISU DHEERTAHAY.

    HADAAN ANIGA ARINTIYO
    AMARAKAYGU SOCONLAA
    WAXAAN KUGU AMAANIYO
    KA ARIMI KU ORANLAA
    BADAYDAA ADUUNYADU
    UGAARSIGA U JOOGAAN.

    ISRAA’IIL WAXAAD TAHAY
    KOLAKAY AADMIGOO IDIL
    ADOOMAHOODI MOODEEN
    KII AAMUS YIRIYOO
    KA AG KACAY AGTOODII.

    ADUUNYADA DUSHEEDANI
    WAABAY KUU AHAATEE
    AAKHIRO ILAAHAY
    ACLAA FARDWSIYO
    ANBIYADA LA DERISOO
    ASAGAAN ILOOBINE
    ALAAH KUGU ABAAL MARI
    AQAL JANO KU YAALIYO
    AFKA WAXAAD KA DOONTIYO
    WIXII UURKU UU RABO
    KII LAGU IRZAAQOO
    NOQO LOO ABAAL GUDO.

    TOBAN ADIGAA OO KALE
    HADAY NOO ARIMI LAYD
    MABA UURXUMAANEEN.

    SOOMAALI IDILKEED
    WEYKU WADA AMAANEEN
    ARXANKAAD SAMAYSANA
    WEYKUU ABAAL GUDI.

    ADIGANA AMIIROOW
    SIDAAD ARAGTAY WEEYEE
    ARLIGEENU WAA HODON
    AAFADA NA HAYSANA
    WAXAAN EERSANAYNAA
    AMNIGAAN LAHAYNINE
    MAY ABAABULAYSAA ?

    WQ: Cabdicasiis Xoogsade.
    aziizxg@hotmail.com

    One Response to MAANSO LA MAGAC BAXDAY (ARDOGAN)

  4. Mayre yare says:

    Marka hore waxan salamaya warbahinta can baxday E radio muqdisho shaqaleheda gud ahan salan kadib manta waxa farxad ino ah inu mar 2aad u wadankeyna so boqday bakir bozdok isago indho indheynayo masharicda ay kafuliyan dalka turkiga weyna kumahadsanyihin shaqada wanag e wadanka inoga hayan “anigu waxan kamid ahay ardadi imtixanka ugashay turkiga iney wax kuso bartan 2011kii bishi disembar illa waxan garnay bishi meey 2012kii ayadon weli nala qadin basaborkina ay inaga heystan bishi julay isla sanadkan 2012da aya ay ina dhehen decumentskiina anaga ayan idin heyno wax idinka halabayo majiran illa ay dowladena idinka ogolaneyso mudo 3 bilod ah iska suga talefanadina wan heyna anaga ayan idin so waceyno illa hadana maheyno wax ina so wacay 6 bilod ayana laga joga mudadi ay ina ballamiye marka waxan idinka codsana idinko waliba mahadsan inad arinteyda dowlada igugu gudbisan si ay wax igugu qabato una si wato wax barashadeyda mahadsanidin holwadenada sharafta leh e idacada qaranka.magaceygu wa(c.qadir macalim cumar mayre)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

DSC00223

ganacsiga iyo isu socodka gaadiidka wadooyinka muqdisho oo sii kordhaya iyo ciidamada oo adkeeynaya amaanka,”sawirro”

Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
gud (5)

Gudoomiyaha gobolka Gal-gaduud oo munaasada soo dhaweyn ah loogu sameyay magaalada Juba ee wadanka Koofurta Sudan “Sawirro”

Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
astaanta-warka

dhageeyso warka habeennimo ee radio muqdisho

WAR HABEEN 24.05.2013
S2170021

Wasaarada amniga Ximan iyo Xeeb oo sugaysa nabadgalyada xilliga doorashada”Sawirro”

  Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

War Duhur 24-May-2013
janaale

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kormeeraya Degmooyin Ka Tirsan Gobolkaasi

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Bole Road Addis Ababa

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Maamulkii Kismaayo Looga Dhawaaqay “Dhageyso”

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
DSC00154

Gudoomiyaha Baarlamanka oo marti ku ahaa Barnamijka kulanka Jimcaha ayaa sharaxay waxqabadka Baarlamanka su’aalana ka jawaabay”Sawirro”

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX 24.05.2013
Obama

Madaxweyne Obaama oo sheegay in la wiiqay awoodii ururka Al qaacidda

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
R.W Saacid

R/wasaare Saacid oo sheegay in isbedel uu ku yimid daqliga dowlada

Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Cabdi-Qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay dib uga laabashada mowshinki laga keenay xukuumada

Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
xukun1

Maxkamada ciidamada ee Puntland oo xukun dil ah ku radday gacan ku dhiiglayaal

Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
rinkesc1

Rabshado ayaa ka socdo Magaalada Stockholm ka dib markii gaadiid iyo goobo ganacsi lagu gubay xaafadaha ay u badan yihiin Soomaalida SAWIRO

Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
LUULIYO

OGEYSIIS: Kulan loogu arinsanayo qaban-qaabada Xuska 1 Luulyo Ee Magaalada Munich ee dalka Germany.

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
DSC_0376

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga Xarumihii uu tagay iyo Madaxdii uu la kulmay intii uu Sudan joogay oo dhamaystiran.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 23 05 2013
IMG_8547

Madaxweynaha oo qado sharaf u sameeyay mudaneyaasha Baarlamanka “sawirro”

Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
safar bye bye

Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminaya oo Addis Ababa u dhoofay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
IMG_8322

DAAWO SAWIRRADA:- Munaasabadii lagu xusayay aas-aaska midowga Africa ee Muqdisho lagu qabtay

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
gafoow

Taliyaha hoggaanka iyo socdaalka oo sheegay in la diwaan galiyay dad badan oo ajaanib ah

Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha  Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
wasiroo_3

Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
DSC01028

Munaasabad lagu xusayay maalinta Umulisada aduunka oo Muqdisho lagu qabtay “sawirro”

Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 23.05.2013
qeybdiid Galmudug State President

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasad loo qabtay arday ka qalinjebisay dugsiga sare Mudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Sawirka 1

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga Sucuudiga.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweyne-xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay 50 guuradii Midowga Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
dibad_ba_3

Dibadbax lagu taageerayay waxqabadka dowlada iyo mowshinkii la baajiyay oo ka dhacay Muqdisho”Sawirro”

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Hobyo_view

Duqa dagmada Hobyo oo sheegay in ay wadaan waan waan lagu doonayo in ay xiisad ka dhalan dil shalay ka dhacay ceel huur

Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
muqdisho_1

Odayaasha dhaqanka Muqdisho oo soo dhaweeyay mushinkii ay la laabteen xildhibaano ka tirsan baarlamanka

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 23.5.2013
Al-Shabaab Awood Daciifid 4

Maleeshiyaad ka tirsan shabaab oo qasaare loogu geystay xadka u dhaxeeya Somaliya iyo Ethiopia

Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*