Ra’isul Wasaare Gaas oo dhigiisa Uganda la kulamay(Daawo Sawirada)
Published on June 28, 2012 by Raage · 4 Comments · 3,702 views
Ra’isul wasaraha Dalka Soomaaliya Mudane C/wali Max’ed Cali (Gaas) iyo wafdi uu hogaminayo oo xalay Fiidkii soo gaaray dalka Uganda isla markaana booqasho 3-maalin ah ku joogi doona Dalka Uganda ayaa manta waxaa uu kulan la qaatay dhigiisa Uganda Amama Mbbazi,waxaana ay ka wada hadleen xaaladaha horumareed ee dalka,xiriirka ka dhexeeya labada dal iyo guulaha is daba yaala ee ay gaareen ciidamada dowlada iyo kuwa AMISOM.
Kulankani oo ka dhacay Xafiiska Ra’isul wasaaraha dalka Uganda Amama Mbbazi ayaa waxaa qeyb ka ahaa Wasiirka Difaacada Uganda,Safiirka Uganda ee Soomaaliya iyo qaar ka mid ah golaha wasiirada Uganda sidoo kale kulanka waxaa qeyb ka ahaa Safiirka Soomaaliya ee Uganda iyo qaar ka mid ah wafdiga Ra’isul was are Gaas.
Kulanka markii oo soo dhamaaday ayaa Ra’isul wasaare C/wali Max’ed Cali (Gaas) waxaa uu warbaahinta ugu war bixiyay kulanka ay wada qaateen isaga iyo dhigiisa dalka Uganda .
“Kulanka aan wada qaadanay Amama Mbbazi waxaa uu ku saleysnaa sidii loo sii adkeyn lahaa wada shaqeynta iyo iskaashiga ka dhexeeya labada dal” Ayuu yiri Ra’isul wasaare Gaas
Ra’isul wasaare Gaas ayaa waxaa uu dalka Uganda joogayaa 3-maalin iyadoo lagu wado inta uu joogo dalka Uganda in uu kulan la qaato Jaaliyada Soomaaliyeed ee Uganda,waana booqashadiisii ugu horeysay ee uu ku yimaado tan iyo markii uu qabtay xilka Ra’isulwasaarenimo ee Soomaaliya.
Photo By- Max’ed Ibraahim Raage






Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
WAR DUHUR 22.05.2013
Deeq Raashin gargaar ah ayaa maanta loo qeybiyay ...
Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
masha allaah
Guuuul
Guushii wey soo carfeysaa mashallaah
MASHA,ALLAH GUUL AAN SUGEYNAA IYO INAAN ASCWRWB WALALAHY SOMALIYED WAAN IDIN WADA JECLAHAY KII XUN IYO KII FICAN DALKENA U LABANO INSHA,ALLAH AAN WAX TARNO DADKENA IYO DALKENA WIXII AAN SOO BARANEY DHIB IYO DHEEF ANIGA MUGOO KOW AAN AHAY WAXAN CAWINI DOONA XAQUUQDA HAWEENKA AY LEYIHIIN IYO CARUURTA INSHA,ALLAH QOF KASTANA RA,IYIGIISA HA KA DHIIBTO WABILAH TOWFIIQ—-