Ra’iiusl Wasaare Prof Abdiweli oo la kumay Amir ka Qatar
Published on November 30, 2011 by Jayte · No Comments · 1,466 views
Ra;iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali ayaa kulan gaar ah la qaatay Amir ka Qatar His Highness Emir Sheikh Hamad Bin Khalifa Al Thani. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo maalmahan booqasho rasmi ah ku jooga Doha ayaa kala hadlay Amir ka Qatar arrimo farabadan oo ay ka mid yihiin xaaladda dalka Soomaaliya gaar ahaan arrimaha amniga, dib-u-heshiisiinta, dib-u-dhiska dalka, gargaarka bani’aadanimo iyo arrimo kale.
Ra’iisul Wasaare Abdiweli iyo Amir ka Qatar waxey ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo sidii labada dal ay isaga kaashan lahaayeen arrimo dhowr ah. Ra’iisul Wasaare Abdiweli ayaa Amiirka uga mahadceliyey casuumaada iyo soo dhoweynta qiimaha iyo qaayaha leh, waxuuna u sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay aad ugu rajoweyn yihiin in Dowladda Qatar ay kaalin fiican ka qaataan dib-u-soo celinta amniga iyo kala danbeynta dalka Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya waxaa ku wehliyey kulankan Wasiirka Howlaha Guud, Guryeynta iyo Dib-u-dhiska Mudane Jeylani Nur Iikar iyo mas’uuliyiin kale. Amiirka Qatar waxaa isna ku wehliyey kulanka Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Qatar.
Ra’iisul Wasaare Abdiweli ayaa beryahan kulamo la yeelanayey mas’uuliyiinta dalka Qatar oo uu horey ula kulmay Ra’iisul Wasaaraha Qatar iyo mas’uuliyiinta Hay’adaha Gar-gaarka ee Qatar. Ra’iisul Wasaare Abdiweli waxuu booqasho ku tagey xarunta Aljazeera TV oo halkaas si diiran ugu soo dhoweeyey Agaasimaha Guud ee Aljazeera Ahmed Bin Jassim al-Thani.
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...