Thursday, October 23rd, 2014

Ra’iisul wasaarihii Hore ee Dalka Norway oo Muqdisho soo Gaaray Lana Kulmay Ku Simaha Madaxweynaha ahna Gudoomiyaha Baarlamaanka“SAWIRRO”

Published on June 15, 2013 by   ·   3 Comments  ·   3,913 views

Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladda Norway Mogne Mondevic ahna madaxa dowladda xarunta Nabadda horumarinta iy xaquuqul Insaanka dalka Norway, markii uu ka soo degay garoonka diyaaraha, ee Aadan Cabdulle, waxaa ku soo dhaweeyey guddoomiye ku xigeenka labaad ee Barlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mahad Cabdalla Cawad iyo xildhibaanno Barlamaanka ka tirsan.

Kaddib ayaa loo soo gudbiyey xarunta madaxtooyada Soomaaliya oo uu ugu horeyn kulan kula qaatay ku simaha madaxweynaha ahna guddoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan “Jawaari”, kulanka kaddib ayeey wadajir saxaafadda ula hadleen.

Ku  Simaha madaxweynaha Soomaaliya ahna guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan “Jawaari”, waxa uu sheegay in kulankii ay wada qaateen isaga iyo Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Norway, arri,o kala duwan islamarkaana booqashada masuulkan ay ka turjumeyso horumarka dowladda ay gaartay, isagoo xusay in taageeri dhinac kala duwan leh ay dowladda Norway siin doonto Soomaaliya.

Sidoo kale Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladda Norway Mogne Mondevic ahna madaxa dowladda xarunta Nabadda horumarinta iy xaquuqul Insaanka dalka Norway, ayaa saxaafadda dhankiisa u sheegay in xarunta uu madaxda ka tahay in xafiis ay ka furan doonto magaalada Muqdisho, si ay gacan uga siiyaan Barlamaanka arrimo farsamo ah.

Dowlaha Soomaaliya iyo Norway ayaa waxaa ka dhaxeeyey xiriir qoto dheer, Ra’iisul wasaarihii hore ee dowladda Norway Mogne Mondevic ahna madaxa dowladda xarunta Nabadda horumarinta iyo  xaquuqul Insaanka dalka Norway, waxa uu muddo Todoba sanno ah soo hoggaaminayey Xukuumadda Oslo ee dalka Norway, waxa uuna sidoo kale soo noqday kaaliyaha xog-hayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan geeska Africa.

DSC05302

DSC05304

 

DSC05303

DSC05309

DSC05300

DSC05318

DSC05319

DSC05320

DSC05324

DSC05329

DSC05330

DSC05331

DSC05336

DSC05338

DSC05342

DSC05347

DSC05353

DSC05360

DSC05361

DSC05363

DSC05379

DSC05381

DSC05386

DSC05389

DSC05396

DSC05399

DSC05403

 

 Photoby:-Maxamed Ibraahim Raage (Honest)

Readers Comments (3)

  1. Wadaniyad says:

    WAXAAN HALKAAN UGU HANBALYEYNAA SHAQAALAHA WARBAAHINTA QARANKA SOOMAALIYEED OO U DHABAR ADEEGAY IN AY KA SHAQEYAAN WACYIGALINTA BULSHADA IYO HORMARKA DALKEENA SOOMAALIA, KADIB HANBALYEYNTA WAXAAN HALKAA KA SHAAGAYAA RA,YIGEYGA KU CABIRAN BOOQASHADA RA,IISUL WAZAARIHII HORE II NORWEY, BOOQASHADIISA MA AHA MID DALKA WAX KUSOO KORDHINEYSO , WAAYO WAXAY QUSEESAA ARRIMAHA BADDA, WAAYO DOWLADA NORWEY WAXAY GEED DHEER IYO BID GAABAN UGU JIRTAA SIDII AY SOOMAALIA BADEEDA U XADIDI LAHEYD AYNA SHIDAAL UGU QODLAHEEDA BADA SOOMALIA KENYA. MARKA SHACABKEYGA AAN JACLAHAY WAXAAN LEEYAHAY DOWLADA NORWEY DANTEEDA WAAA WAX QARANKA SOOMAALIYA DHAAWAC KU AH WAXAAN JECLAAN LAHAA IN LAGA HORTAGO, MADAXA PARLAMANKA SOOMAALIA WAA NIN WADANI AH YUUSAN KA AQBALIN WAX YAABAHAAS OO KALE , BAHDA WARBAAHINTA QARANKA WAXAAN KA CODSAN LAHEYN IN NOO SOO GUBIYAAN WAR SAXAAFADEEDA KASOO BAXO BOOQASHADA KUSOO BEEGTAY INUU RA,IISUL WAZAARIHII HORE NORWEY INUU SOOMAALIA YIMAADO, WAXAANA KALOO JIRTO CARUUR BADAN OO NORWEY AY KA QAADATAY WAALIDIIN SOOMAALI AH , QAARNA KUJIRAAN CISBITAALADA AANU HAYSAN AWOOD EE LOO AWOOD SHEEGTAY, INTA ARRIMAHA BADDA LAGGA HADLIHAA WAXA AAN SOOMAALIA DAN UGU JIRRIN WAA IN UU PARLAMAN KA HADLAAN CARUURTA SIDA SHARCI DARADA IYO AWOOD SHEEGA LAGU QAADANAAYO ILAMAHA SOOMAALIYEED

  2. Sanka says:

    maxuma booqashada ay inoogu yimaadeen wafitaga reer Norway waxayna ku tusaysaa heerka aan ka gaadhnay dhinaca arimaha dibada laakiin timir lafbaa ku jirta waxaanu madaxda dawlada uga digaynaa inay Baddayada iyo Barigayaguba uunan gorgortan marnaba gali karin waanuna la soconaa talaabo kasta oo ay qaadeen dhulka soomaaliweey waa lama taabtaan

  3. Software & Tellocommunication Engineer says:

    Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxay aqoonsan tahay sharciga qaran ee badaha Law No. 37. ee qeexaya dhererka xadka badda “territorial water” ee gaaraya 200 mayl-badeed iyo continental shelf .

    Waxay dawlada Soomaaliya ogolaatay xeerka badaha aduunka ee ay wax ka saxiixday 24kii Luuliyo 1989 ayadoo aan ka tanaasulin sharciga qaran.

    Xukuumada Federaaliga ah ee Soomaaliya waxay cadeyneysaa inaysan ka galaynin wada hadal cusub badda Soomaaliya gaar ahaan dib-u qeexida iyo xadeynta xeebta Soomaaliya.

    Sidaasi Darteed Waa in aanay ka tanaasulin Go’aamadaaan ay Golaha Waziiradu isla meel dhigeeen




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

calanka qaramada midoobay1

FARRIIN KU AADAN MUNAASABADDA MAALINTA QARAMADA MIDOOBAY  24 Oktoobar 2014

Qaramada Midoobay ayaa loogu baahanyahay si ka badan ...
vlcsnap-2014-10-23-14h07m34s90

Ciidamada Amaanka Galmudug oo gacanta ku soo bandhigay  walxo qaraxyada loo adeegsado

Saraakiisha ciidamada Booliiska iyo Nabad Sugida Galmudug Maamulka ...

Ganacsatada Jubbooyinka oo beeniyay eedeynta ay u soo jeedisay Monitoring Group

Iyadoo dhowaan kooxda la socodka xayiraada hubka ee ...
Waajid

Wefdi Xildhibaano ah oo maanta gaaray degmada Waajid ee gobolka Bakool

Wefdigan oo ay kamid ahaayeen Xildhibaano ka tirsan ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/war-duhur-23-10-2014-ok.mp3"][/audio]
Madaxweynaha Baraawe

Wefdiga Madaxweynaha oo gaaray Beledweyne kulamana la qaadanaya maamulka gobolka

Wefidga Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxaa kamid ah ...
IMG_3585

Culimo codsatay in la dhameystiro dhismaha Masjidka Jaamacal Ibi ee Degmada Shibis “SAWIRRO”

Masaajidka Jaamacal Ibi ee ku yaala xafaada Bilaajo ...
madaxweyne xasan sheekh

Madaxweyne J. F. S. oo booqasho ku tegay degmada Ceelbuur ee G/Gaduud

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
gen_ismaaciil_naaji

Danjiraha Soomaaliya ee Yemen oo UNHCR kala hadlay dib u celinta qaxootiga

kulan looga hadlayay xaaladda qaxtiga Soomaaliyeed ee ku ...
MAGAALADA-KISMAAYO-OK1

Kismaayo oo lagu soo bandhigay maleeshiyaad ka tirsan Shabaab

Saraakiisha ciidamada  maamulka KMG ah ee Jubba ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-23-10-2014.mp3"][/audio]
amniga

Guddiga Amniga Oo Shir Aan Caadi Aheyn Caawa Ku Yeeshay Muqdisho+Go’aanno. (DAAWO VIDEO)

Kulan Aan Caadi aheyn oo uu shir guddoominayay R.wasaare ...
wasirka boostada

Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta oo khudbad ka jeediyay shirka Busan, South Korea

Wasiirka Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mduane Maxamed Aadan ...
shabaabaaa-620x3301

Shabaab oo laba nin ka afduubtay tuulada Shadoor ee Degmada Ceeldheer

Maleeshiyaad ka tirsan Alshabaab ayaa lagu soo waramayaa ...
DSC07539

Wasaaradda Kalluumeysiga oo maanta soo gaba gabeysay aqoon is weydaarsi looga hadlaayay kheyraadka badda”sawiro”

Aqoon is weydaarsigan  oo lagu   baranayey  sida ugu ...
fatahaad beledweyn

Webiga Shabeele oo ku fatahay xaafaddo ka tirsan Beledweyne

Iyadoo lagu guda jiro xilliga Dayrta isla markaana ...
dalxa. uuseey

Xildhibaan Dalxa oo la kulmay Madaxda dalka Switzerland”Dhegeyso”

Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Arrimaha dibadda ee Barlamaanka ...
j

“Daawo “Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud oo fariin muhiim ah u diray bulshada Soomaaliyeed

Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa ...
10606257_768656859855134_4896910870940779898_n

JAAMACADDA SIMAD: Kudhawaad 30 arday oo qaatay shahaaddada Master-ka-SAWIRRO

Jaamacadda SIMAD ayaa maanta shahaaddada heerka labaad ee ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-22.10.2014-sax.mp3"][/audio]
baarlamaanka2_large

Barlamaanka Soomaaliya oo maanta loo gudbiyay 10 Hindise sharciyeed oo uu ku jiro hindise sharciyedka la dagaalanka Argigaxisada. (DAAWO VIDEO)

Mudo 24 sano kadib markii ugu horeysay maanta ...
DSC07490

Arday soo saartay hab cusub oo loo beeri karo cawska”sawiro + VIDEO”

Ardaydani  oo   wax  ka barata  Jamacadda  Jazeera    magalada ...
cadale

Dowladda oo raashin gargaar ah gaarsiisay degmooyinka Cadale iyo Baraawe

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa raashin gargaar ah ka ...
DSC07381

R/wasaaraha oo saaka dalka dib ugu soo laabtay (Sawirro + VIDEO)

R/wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. C/weli Sheekh ...
shabaab

Rag qorsheynayay falal argagixiso oo lagu qabta Dooloow

Degmada Dooloow ee gobolka Gado ayaa  lagu qabtay ...
howlgal-ciidanka-dowladdaii_large

Ciidanka nabadsugidda oo xalay toogtay dhagar qabe ku hubeeysnaa Bistoolad iyo bambaanooyin

Ciidanka Nabad Sugidda Qaranka ayaa xalay howlgallo ay ...
kulanka baarlamanka

Barlamanka oo maanta fadhi yeelanaya

Mudanayaasha baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa ineey maanta ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-22-10-2014.mp3"][/audio]
Cabdiweli sheekh axmed

R/wasaaraha oo lagu wado inuu saaka dalka dib ugu soo laabto

Ra’iisal wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Dr. C/weli Sheekh ...
IMG_5006

Guddiga Adeegga Bulshada Ee Baarlamaanka Oo Booqday Dhaawacyada Ku Jira Isbitaallada Muqdisho “SAWIRRO+ VIDEO”

Guddiga Adeegga Bulshada u qaabilsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Dadaab-camp

Soomaali Qaxooti  ah oo dalkooda ku soo laabanaya

Qaar ka mid ah dadka qaxootiga Soomaaliyeed ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABEENIMO-21.10.2014.mp3"][/audio]
astaanta.qaranka-300x2282

Guddiga Amniga xukuumadda Soomaaliya oo go’aano ka soo saaray arrinta ka taagan gobolka Hiiraan

Kulan ay maanta isugu yimaadeen guddiga Amniga ee ...

Tubta Toosan

Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...
Jihaad

Jihaadku ma dagaal oo kaliyaa? Dhageyso

Qur’aanka iyo Sunnaha waxaa ku soo arooray JIhaad, ...
Godane & Barawe

Alshabaab Godane iyo Baraawe ka dib?? – FALANQEYN DHAGEYSO

  Maleeshiyada Alshabaab waxaa dhowrkii toddobaad ee la soo ...