Tuesday, May 21st, 2013

Ra’iisul Wasaare Dr. Cabdiweli oo maanta booqday Odayaasha dhaqanka “DAAWO SAWIRRADA”

Published on June 18, 2012 by   ·   4 Comments  ·   7,039 views

Muqdisho, Isniin, June 18, 2012—— Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa maanta booqday goobta uu shirka ugu soconayo Odoyaasha dhaqanka Soomaaliyeed ee Magaalada Muqdisho.

“Waxaan aad ugu faraxsanaha inaan mar kale idin hor imaado, inagoo ka tashaneyno aayaha dalka, Maadaama aan mudo kala maqneyn, waxaana maanta idin kugu imaaday inaan idin”.

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli, ayaa Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed u sheegay in howl muhiim ah laga sugayo waqtigana uu yahay mid gabaabsi ah maadaama labo bil ka hartay islamarkaana Odoyaasha laga sugayo soo xulistii Ergooyinkii Ansixin laheyd Dastuurka dalka iyo Soo xuliska Baarlamaanka dalka doorashadiina lagu sameeyo.

Wuxuuna Odayaasha u sheegay in haddii uu xilliga sidaani noogu dhamaado ay Soomaaliya geli doonto dhibaatooyin hor leh, Haddii iyadoo sidaani  la isugu raran yahay August,  2012, lagaaro oo aysan dowladda jirin, Xukuumad jirin, Barlamaan jirin, Dastuur jirin, hadde waad garan gartaan cidlaa lagu soo dhacayaa, Wuxuuna Ra’iisul Wasaaraha Odayaasha ugu baaqay iney tixgeliyaan waqtiga,h loona baahan yahay in shaqooyinka la soo dedejiyo.

Wuxuuna intaa ku daray in khilaafaadka la isku heysto oo ah Odayaasha sax ma ahan iyo waaye ee la xalin doono balse waxaan aamin sanahay in Odayaasha ay yihiin kuwii saxda ahaa balse la sixi doono wixii yar yar oo qaladaad ah oo jira.

Sidoo kale Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa su’aalo weydiiyay Ra’iisul Wasaaraha kuwaa oo ku saabsan xilliga Dastuurka la horkeenayo, Xareynta Ergada iyo Dhameystirka xilliga KMG ah, Isagoona Ra’iisul Wasaaraha uu dhamaan Su’aalihii la weydiiayay ugu jawaabay si Saraxaad leh.

Waxeyna Odayaasha intaasi ku dareen iney diyaariyeen xubnii xalinta khilaafaadka kuwaa oo ka kooban 25 xubnood oo ka socda shanta beelood.Waxeyna sidoo kale xuseyn in intabadan ay diyaariyeen xubnihii ansixin lahaa Dastuurka iyagoo ku soo xulayo aqoon iyo karti.

Ugu dambeyntii Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in Dastuurka dalka la horkeeni doono Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed maalmaha soo socdo, Wuxuuna meesha ka saaray tuhunada sheegayo in dalka uu leeyahay labo dastuur.

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

Readers Comments (4)

  1. nuuneey says:

    MAASHAA ALAAH

    Alow soomali kayeel kuwii is raaca, midooba, isusabra daacad isu noqda . waadaalnayee aloow noo dadaal.

    Qurbaha aan ku daalnay kuna dacdaroownee madaxdii dal kaay dadaal duqowdeey dadaal dumarkow dadaal. da’yartaay dadaal.

  2. Caisha Abubakar cali maalin says:

    mashaa allah xamar allow nabadey
    amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
    amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin
    amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  3. Masha>Allaah..
    Well_done Mr Prime Minester..!!!




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

afhayeenka amisom

Ciidamada AMISOM oo sheegay iney guri guri u baaridoonaan Muqdisho

Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 21.05.2013
1

Baarlamanka oo maanta ansixiyay miisanadiyadda Sadexdii Bilood ee ugu dambeeyay sanadkii hore

Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada  Sadexdii bilood ee ...
odayaasha-hawiye

Odayaasha dhaqanka ee soo xulay Baarlamanka oo ku baaqay in laga naqdo mowshinka laga keenay xukuumadda

Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
IMG_0165 2

Wasiir ku xigeenka warfaafinta oo abaalmarinno guddoonsiiyay wariye iyo Cameromanno ka tirsan SNTV”Sawirro”

Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
DSC00586

DAAWO SAWIRRADA:- Dibadbax lagu tageerayo waxqabadka ay xukuumaddu muujisay oo maanta ka dhacay Muqdisho.

Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
IMG_3133

DAAWO SAWIRRADA:- dib u dhis xoog leh oo laga dareemayo Gaalkacyo

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
TubtaToosan1

Shirkii London iyo diidmada Al-Shabaab-DHAGEYSO

Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 21.5.2013
baladweyne1

Maamulka G/hiiraan oo amar ka soo saaray dadka wata hubka iyo dharka shacabka

Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
images

ciidamada dowladda oo howlgal ka wado qeybo ka mid ah dagmooyinka G/banaadir

Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha dhaqanka gobolka Gedo oo ka soo horjeestay maamulka looga dhawaaqay Kismaayo

Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
shabaab baad

Maleeshiyaadka kooxda shabaab oo sii kordhayo qilaafkooda

Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
guryaha

Barakacayaal duleedka Bosaaso looga dhisay guryo

qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
DSC00436

DAAWO SAWIRRADA:- Kulankii mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka ay Muqdisho ku yesheen

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 20.05.2013
DSC00489

Kulan looga soo horjeedo mushinkii laga keenay xukuumadda oo ay Muqdisho ku yesheen mudaneyaal ka tirsan Baarlamanka

Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
hiraan

Maamulka Gobolka Hiiraan oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka “sawirro”

kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Galmudug-wwww

Maamulka Galmudug oo ku baaqay in la taageero horumarka iyo guulaha ay gaartay dowlada Federaalka

Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
astaanta-warka1

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 20.05.2013
dowlada hoose 1

Maamulka G/Banaadir oo hey’adaha kala hadlay mashaariicda ay ka wadaan Muqdisho

Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
nn

Baarlamanka oo maanta ansixiyay talo soo jeedintii gudiga Maaliyadda ee Baarlamanka”Sawirro”

Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Istakiin

Kulan looga hadlay amaanka oo lagu qabtay degmada Boondheere

Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax

Warka Subax 20-05-2013
kuku

DAAWO SAWIRO:- Wasiirka Gaashaandhiga oo Kula kulmay Dhigiisa Dalka Sudan Magaalada Khartoum

  Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (1)

Odayaasha deegaanka Beladul-amiin ee Sh/hoose oo ka cabanaya boob iyo cadaadis ay ku hayaan Al-Shabaab

Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Magaalada-Beledweyne1-300x233

Maamulka gobolka Hiiraan oo sheegay in isbedel amaanka ah laga dareemayo Magaalada Baledweyne

Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Fowsiyo Yuusuf

Wasaaradda arimaha dibadda Soomaaliya oo sheegtay in lasoo xareyn doono safiirada dalkeena u fadhiya caalamka.

Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
mm

Ganacsatada Soomaaliyeed ee ku nool Koofur afrika oo dowlada ku amaanay isbedelka ay ka dhalisay dalka.

Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
DSC00480

Wafdi ka tirsan dowladda Soomaaliya oo ka qeybgalaya Isku-imaatinka 13-aad ee Doha “SAWIRRO”

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
DSC03720

Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga oo Caawa Gaaray Magaalada Khartoum ee Dalka Sudan. Daawo Sawiro

Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
dadka-la-xukumey1-450x342

Maxkamada Gobolka Bari oo Xukunno ku riday dad iskugu jira Soomaali iyo ajaanib

Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*