Wednesday, July 23rd, 2014

Ra’iisul Wasaaraha Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Danjiraha Dowladda Talyaaniga Ee Soomaaliya “SAWIRRO”

Published on January 28, 2013 by   ·   No Comments  ·   2,660 views

Muqdisho, 28, Jan, 2013….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon “ Saacid” ayaa saaka Xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Talyaaniga u qaabilsan Soomaaliya MudaneAdrea Mazzela. Waxyaalaha ay ka wada hadleen sidii loo xoojin lahaa iskaashiga u dhaxeeya labada waddan.

Kulan qaatay mudo saacad ah kadib ayaa waxaa saxaafadda si wada jir ah ula hadlay Ra’iisul Wasaare Saacid iyo Danjiraha Talyaaniga u Qaabilsan Soomaaliya.

Ra’isal Wasaare Saacid oo ka warbixinaya waxyaabihii ay ka wada hadleen DanjirahaTalyaaniga ayaa yiri.

“Sida aynu ka warqabno waxaa ka dhexeeya Talyaaniga iyo Soomaaliya xariir taariikhi ah, waxaana aad uga mahadcelin taageerada hagar la’aanta ah ee dowladda Talyaanigu la garab taagantahay Soomaaliya, waxaana soo dhaweynayaa xariirka u bilaaban doona labada Dowladood, isagoona xariirkaan ka duwanaan doono xiriirkii ka dhexayn jiray labada waddan, waxaa sidoo kale dowladda Soomaaliya iyo shacabkeeduba soo dhaweynayaan in xariirkaan hada bilowday uu noqdo mid miro dhalkiisu soo deg dego” Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa intaa ku daray si loo xoojiyo wada shaqaynta labada waddan ay ka rajaynayaan Dowladda Talyaaniga in ay soo dadajiso furitaanka Safaradooda.

Dhanka kale danjirah Talyaaniga u qaabilsan Soomaaliya Mazzela ayaa dhankiisa xaqiijiyey in xiriir dhow ee dhex mara labada Dowladood uu yahay mid lagama maarmaan ah.

“Waxaan mahad balaaran u soo jeedinayaa sida wanaagan ee Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ii soo dhaweeyey, waxaana balan qaadayaa in dowladda Talyaanigu ka taageeri doonto Soomaaliya horumarinta Gaashaandhiga, Cadaaladda, Waxbarashadda, Caafimaadka iyo Dib-U-Dhiska Dalka.

Safiirka Talyaaniga ayaa intaas ku daray in Dowladoodu ay la yeelan doonto xiriir siyaasadeed oo toos ah. Wuxuuna sheegay in Talyaaniga ay ka go’antahay sidii loo xoojin lahaa xiriirkaas, sidoo kale safiirka ayaa ku aamanay Xukuumadda Soomaaliya sida ay u muujisay wax qabad la taaban karo boqlka maalmood ee lagu dhex jiro.

Ugu danbayntii Ra’iisul Wasaare Saacid ayaa sheegay iin deeqaha Talyaanigu siiyo Soomaaliya loo maamuli doono si hufan oo miisaman, Dowladuna ay si adag uga horjeeddo wax is daba marinta, ayna bilwoday sidii gacan adag loogu qaban lahaaa musuq-maasuqa, waxaana dowladdu rajaynayaasaa in arinkaas laga dareemo dhamaan dalka oo dhan.

 

—–DHAMAAD—–

Hadii aad Joogtid USA,Canada,Uk,Norway iyo Sweden wararka iyo barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho kuwooda ugu muhiimsan ka dhageyso telefoonkaaga si lacag la’aan ah adigoo garaacaya nambarrada hoos ku qoran:-

UK :-                                                        +442035190460
USA & CANADA:-                           +14156550815

Norway:-                                              +4721953392
Sweden:-                                               +46840836392

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

President

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Saado Cali

Muqdisho, 23 July 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
IMG_8095

Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay raashin Afurin ah “SAWIRRO”

Hay’adda bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa maanta ...
KAY

Qaramada Midoobay oo cambaareysay dilka Xildhibaan Saado Cali

Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan ...
saado-cali-warsame

Dowladda Maraykanka oo Cambaareeysey Dilkii loo geeystey Xildhibaan Saado Cali Warsame

 July 23, 2014 Dowladda Maraykanka ayaa si kulul ...
cabdiweli1

R.W Cabdiweli: “Xildhibaan Saado waxay ahayd wadinyad ay dadka Soomaaliyeed tabi doonaan”

Mogadishu, July 23, 2014…… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
MAGAALADA-KISMAAYO-OK1

Wafdiga Qaramada Midoobey ka socda oo la kulmay mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee Jubba

Wafdigan ka socda Qaramada Midoobey ee maanta gaaray ...
Muugaab2

Muungaab: “Muqdisho waxa ay u baahantahay Amni iyo Kala dambeyn” Akhriso

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Xasan ...
IMG_3731

Wasiiro munaasabad sagootin ah u sameeyay Safiirkii hore ee Turkiga “SAWIRRO”

Mogadishu, July 23, 2014-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-23.07.2014.mp3"][/audio]
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Warta Nabadda oo xalay soo gaaray Semi final iyo afar degmo oo caawa balansan (Dhageyso)

Tartamayaasha Degmooyinka Warta Nabadda Vs Boosaaso oo ka ...
Madaxweynaha

Madaxweyne Xasan oo si rasmi ah u soo xiray shalay kalfadhiga Afaraad ee Baarlamaanka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan ...
DSC04767

Kontan kaariko oo dhagax ah oo loogu deeqay dib u dhiska xarunta “Ufficio Governo” SAWIRRO

Guddiga Iskaashatada dhagaxa ee gobolka Benaadir ayaa maanta ...
Saado-Cali-300x283

Xildhibaan Saado Cali Warsame oo lagu dilay Muqdisho

Allaha u naxariistee Xildhibaan Saado Cali Warsame ayaa ...
keysaney

Bukaanno ku jira Cisbitaalka Keysaney oo la gaarsiiyay deeq lacageed

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Britain ayaa maanta deeq ...
IMG_4778

Wafdi Wasiiro ah oo la kulmay odoyaal dhaqameed iyo dhaliyarada Gobolka Hiiraan “SAWIRRO”

Wafdiga Xukuumadda Soomaaliya ka socda ee ku sugan ...
Shabaab qafaal

Maleeshiyaad Ka Tirsan Shabaab Oo Lagu Dilay Duleedka Buulobarde

Wararka ka imaanaya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ...
unnamed (6)

Madaxweyne Xasan “Waxaa nagu waajib ah ilaalinta biyaha Soomaaliya”.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
isgaarsiin

Wasaaradda Boostada iyo Shirkadaha Isgaarsiinta oo ku heshiiyay in teleefanadu is wici karaan

Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ...
Liido iyo Ciida (15)

Tababar ku saabsan xalinta khilaafka bulshada oo lagu qabtay Degmada C/casiis

Ku dhawaad 50 qof oo ka mid ah ...
Kulanka Baarlamaanka Maanta (3)

Kala Fadhigii 4-aad Oo Lagu Wado In Maanta La Soo Xiro

Kala fadhigii 4-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ...
shabaab-horjoge

Horjoogayaal Ka Mid Ah Al Shabaab Oo Isku Dhiibay Ciidamada Dowladda Ee Ku Sugan Bakool

4 horjoogo oo ka tirsanaa maleeshiyaadka argagaxisada Al ...
shil

Shil Sababay Dhimasho Iyo Dhaawac Oo Ka Dhacay Wadada Isku Xirta Gaalkacyo Iyo Garoowe

inta la xaqiijiyey 9 ruux ayaa ku naf ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-22-7-2014.mp3"][/audio]
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha degmada Waaberi oo caawa u soo gudbay wareegga afarta degmo “Dhageyso”

Tartamayaasha Degmooyinka Waaberi Vs Xamar Jajab oo ka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
IMG_7965

Golaha Wasiirada oo ka dooday wixii ka qabsoomay barnaamijka Higsiga Cusub “SAWIRRO”

Muqdisho, 21, Luuliyo, 2014....Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-21.07.2014.mp3"][/audio]
IMG_2073 - Copy

Wafdiga ka socda Xukuumadda Soomaaliya ee Hiiraan ku sugan oo la kulmay waxgarad “SAWIRRO”

Wafdiga ka socda Xukuumadda Fedaraalka ah ee ku ...
astaanta_qaranka11 ok

Wasiirka kalluumeysiga oo been abuur ku tilmaamay wararka sheegaya in badda la iibsaday

Wasiirka Kalluumeysiga iyo Kheyraadka badda Soomaaliya ayaa waxba ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiyomuqdisho.so/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-21.07.2014.mp3"][/audio]
tacsi

Xildhibaanno iyo waxgarad ka tacsiyeeyay geerida Garaad Soofe

Kulan loogu tacsiyaynayay geerida Garaad Cabdullaahi Garaad Soofe ...
DSC09587

Munadamada Beder oo soo gaba gabaysay Dawradii ay kawadayGaalkacyo “SAWIRRO”

Dawradaani oo noqonaysa Dawradii labaad oo la qabtoXiliga ...
howlgal

Ciidamada Amaanka Oo Saaka Howlgal Balaaran Ka Wada Muqdisho

Howlgal ballaaran oo lagu xaqiijinayo amaanka  caasimadda Muqdisho ...
Kenya accident

Kooxo Hubeysan Oo Xalay Afar Qofood Ku Dilay Magaalada Mombasa

Afar qof ayaa ku dhimatay tiro kalena wey ...

Tubta Toosan

images (12)

Ramadaanka & Daadinta Dhiigga

Waxaan ku ku jirnaa tobankii dhexe ee bisha ...
TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
July

Islaamka iyo Waddaniyadda

Iyadoo loo dabbaaldegayo maalintii xorriyadda iyo Qarannimada Soomaaliya, ...