Radio Muqdisho Oo Howlgeliyey Bog Cusub Oo Uu Ku Yeeshay Twitter
Published on January 25, 2013 by Jayte · 10 Comments · 4,408 views
Ayadoo marba marka kasii dambeysa ay sii kordhayaan siyaabaha kala duwan ee ay shacbiga Soomaaliyeed ku heli karaan wararka iyo barnaamijyada Warbaahinta Qaranka ayaa waxeynu si rasmi ah u howlgelinay bar uu Radio Muqdisho ku yeelanayo bogga Twitterka.
Bartan amaba boggan waxaa mar walba ay shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay dunida ka joogaan ay si toos ah u arki karaan amaba u heli karaan dhammaanba wararka iyo barnaamijyada lagu dabaaco bogga radiomuqdisho.net.
Bogga Twitter ee Radio Muqdisho ayaa ah:- https://twitter.com/radiomugadisho
Sidoo kalena si aad ugu xiranto waxaad Follow ka dhihi kartaa dhinaca midig ee bogga gaar ahaanna qeybta ugu koreysa.
Radio Muqdisho ayaa ka sokoow websiteka radiomuqdisho.net oo ay mallaayiin qof oo Soomaaliyeed toos ugu xiranyihiin waxa uu horey u howlgeliyey bog Facebook kaasi oo ay toos ugu xiran yihiin 22,000 (Labaatan iyo Laba kun0 oo qofood dad ka badan.
Howlgelinta barta twitter ee Radio Muqdisho waxa ay ka dambeysay kadib markii ay si aad ah usii kordheen codsiyada ka imaanaya shacabka Soomaaliyeed oo ay kusoo codsadeen in Radio Muqdisho wararka io barnaamijyada ka baxa ay ka helaan barta Twitter.
Twitter ayaa ka mid ah shabakadaha ay bulshadu si aad ah ugu kulanto xiligan ayadoo bartaasina ay ku xiran yihiin mallaayiin ruux oo dunida daafaheeda kala jooga.
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa ...
WAR HABEEN 25 05 2013
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhura Kenyata ayaa sheegay in ...
Madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Shiiq Maxamuud ayaa ...
Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku dhaqan magaalada Kismaayo ...
War Duhur 25-05-2013
Waxaa ka socda caasimada dalka Kuwait qabanqaabada loogu ...
Wasaarada arrimaga gudaha iyo amaanka qaranka ayaa maanta ...
Hay,adda maaeaynta musiibooyinka qaranka ayaa maanta deeq raashin ...
Ciyaaraha Hidaha iyo dhaqanka, Raashinka ay Soomaalidu dhaqanka ...
WAR SUBAX I 25 05 13
Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ...
Dadka xoolo dhaqatada ah ee ku nool deegaanno ...
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Stockholm ee ...
Shir looga looga hadlayo ganacsiga iyo maalgashiga waddankan ...
Kulan looga hadlayay dhibaatooyinkna soo wajaha haweenka soomaliyeed ...
Addis Ababa, 24 May 2013 )Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa Barnaamij Todobaadle ah waxaana ...
Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya waxaa laga ...
Munaasabad lagu soo dhaweynayay Gudoomiyaha maamulka gobolka Gal-gaduud ...
WAR HABEEN 24.05.2013
Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
War Duhur 24-May-2013
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
thnkz wa wax in mudo lasugayay thnkz mar 2ad mamulka iyo shaqalaha radio muqdisho
Masha Allaah waa wax Aan waqti badan sugeynay boga twitterka
waad ku mahadsantihiin barnaamijkaan cusub. Balse waxaan idinka codsanayaa inaad wararka kusoo dartaan wararka caalamka si’ eynu ula socono caalamka kale.
Adbaan uga faraxsanahay in radio muqdishu uu sameeyo hormar aad uweyn wayao wa radiyaha umada ay leedahay dadala garabkiina alah gale inagan wad idin soo duceynayna
Masha allaaaaaaah wa arin ad iyo aaaad u wanaaaag san in radiomuqdisho ow horay usocdo
ASC. Tijaabo iyo xiriir dambe oo xiisa leh.
Waxaan salaan hawada u marinayaa
Dhammaan umadda somaliyeed
Meelkasta oo ay joogaan , waxaan
Alle uga rageynayaa Khayr .
Guul wacan dhaman
asc mudda somaliyed waan kufaraxsanahay hormarka uu gaaray radimuqdisho uuna bog kuyeeshay twitter ka halk kii shayadiintana laxiray
masha allah waa guul lagu farho radio mugdisho guul guul hore usii soco
waa guul u soo hayatay ummadaa soomaliyeed meelkasta oo ay joogaan mar haddii waxkasta oo dalka ka dhacay ay noo soo galsheen ttwter waa ilaha mahadiis