Friday, December 19th, 2014

Qurba Joog Soomaaliyeed Oo Lacaggo Kala Duwan Soo Gaarsiiyey Aabe Ku Dhiban Magaalada Boorama “SAWIRRO”

Published on February 22, 2013 by   ·   4 Comments  ·   2,177 views

Kadib markii Radio Muqdisho uu baahiyey xanuunka xoogan ee haya Barre Xasan oo ah Aabo si weyn ugu xanuunsanaya gudaha magaalada Boorama isla markaanaJidhkiisu Dubku Ka Dhacaayo taasoo ah xanuun ay inta badan Dhaqaatiirka ka howl-gasha gudaha Somaliland ay sheegeen inuu yahay xanuun aan lagu daaweyn kareyn gudaha Somaliland una baahan yahay Cusbitaal Caalami ah.

Qaar kamid ah Qurba Joogta Soomaalida ee Naxariista leh ayaa ka danqaday dhibaatada xoogan ee Bare Xasan heysata waxayna lacago kala duwan usoo direen si Caafimaadkiisa loogu raadiyo isla markaana loo geeyo dalalka dariska la ah Somaliland sida Kenya ama Itoobiya, waloow Lacagahaasi ay wax badan ka qabanayaan Caafimaadkiisa balse marka la qiimeeyay lacagta loo baahan yahay si loogu geeyo dalalkaasi iyo lacagta iminka soo gaadhay ay wax badan u dhaxeeyaan, waxuuna Barre Xasan mar kale Walaalaha Soomaalida ah ee Naxariista leh ka codsanayaa inay usoo gargaaraan si uu degdeg u tago dalalkaasi oo loo daaweeyo.

Xanuunka haya bukaan Barre Xasan waxa uu sababay inuu ku waayo Aragtida & Maqalka labadaba, Bukaankaan xanuunsanaya waxaa lagu magacaabaa Barre Xasan waxuuna u baahan yahay gacantaada naxariista leh walaal si loogu helo Dhaqaatiir Caalami ah oo ALLE SW ka sokoow wax ka qabata xanuunka haya.

Walaal si naxariis leh waxaa lagaaga codsanayaa inaad gacan naxariis leh u fidisid Bukaankaan sida weyn u xanuunsanaya una baahan maanta gacantaada si caafimaadkiisa dib ugu soo laabto Insha Allah.

WAXII TABARUCAAD AH UGU HAGAAJI XAWAALADAHA SOOMAALIDA
Barre Xasan
Tel: 0025224502777
BOORAMA – Somaliland

AMA UGU DIR ZAAD
4502777

 bukaan_bare (1)

bukaan_bare (2)

 

 

Readers Comments (4)

  1. Alicade says:

    Alxamdilillaah,wixii Rabi keeno,Ilaah haka qaado cudurkaan,samirkiisa ayaa Rabi tijaabinayaa ha u dulqaato wixii dhib soo gaaray.

  2. Ilaah caafimaad hasiiyo ee dadka lajogoow qur,aan ka halagu aqriyo daawo aya ilah uga dhigayaa insha,alah hadu ilah wax no dhiibana wan uso direyna insha,alah wa imtixaan radio muqdisho idinkana sidaad Somali ujeceshihiin ilaah ha,idiin jeclaado Cadow giina il iyo dhag

  3. Racwi says:

    allah ayaa caafimaadka haayo allah ayaan uga baryeynaa inuu caafimaad taam ah siiyo rabow caafi Amiin amiin yaa rabi.

  4. Ali Qaylo says:

    allah ha caafiyo aabaha.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Kenyatta

Madaxweyne Uhuru Kenyatta oo Maanta Saxiixay Sharciga Muranka Dhaliyay ee Ammanka Dalka

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta qalinka ...
unnamed (6)

R/Wasaare Cumar C/rashiid iyo qaar kamid ah wakiilada beesha caalamka oo Muqdisho ku kulmay “Sawirro”

Ra’iisul wasaaraha magacaaban ee Somalia, Cumar C/rashiid Cali ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/war-habeen-19-12-2014.mp3"][/audio]
ddd

Isbitalkii deegaanka Godinlabe oo dib loo howlgaliyay”sawiro”

Munaasabadda dib loogu furayay Isbitalka deegaanka Godinlabe oo ...
Ahmed1eca

Agaasimaha Guud ee Boostada iyo Isgaarsiinta oo ka qeybgalay shir ka dhacay Addis-ababa

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Mudane ...
Qurba-joog

Mu’assasada Al-minhaaj ee Galdogob oo kulan u qabatay qurbajoogta ka soo jeeda deegaanadaasi (Sawiro)

Mu’assasada Alminhaaj  degmada Galdogob ee gobolka Mudug ayaa ...
astaanta-warka1

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-DUHUR-JIMCO-TABIYE-DACAD-19.12.2014.mp3"][/audio]
wfp

WFP iyo UNHCR oo sheegay in ay dib u soo celiyeen Raashiinkii Qaxootiga horey ugu jareen

Iyadoo bishii November ee sanadkan ay hay’adaha Qaramada ...
20141218_225049

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo la kulmay Ra’isul Wasaare ku Xigeenka Dalka Turkiga”sawiro”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Mudane ...
beyle 2

Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha dibada oo maanta ka sagootiyay shaqaale Wasaaradaasi ka tirsan oo Turkiga u aaday Siminaar

Sii-hayaha Wasiirka Wasaarad Arrimaha dibada mudane C/raxmaan Ducaale ...
DIGITAL CAMERA

Barnaamijka kulanka todobaadka oo looga hadlay magacaabista R/wasaaraha (Sawirro+Dhageyso)

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
Astaanta-booliska

Ciidamo ka tirsan booliiska Soomaaliya oo tababar loogu soo xiray dalka Djibuti.

Ciidamo ka tirsan booliiska Soomaaliya oo tiradoodu gaareysay ...
xasan sheekh

Madaxweynaha J. F. S. oo xalay ka qeybgalay kulan looga hadlayay amniga dalka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-TABIYE-CABDI-MAHAD-19-12-2014.mp3"][/audio]
DSC01578

Munaasabad Lagu Tageerayay Ra’iisu l wasaaraha Cusub ee Soomaaliya Oo lagu Qabtay Galkacyo “Sawirro”

Munaasabad lagu tageerayay magacaabista raysal wasaaraha cusub ee ...
image7

R.Wasaaraha Magacaaban Cumar C/rashiid oo la kulmay Wakiilka Midowga Africa ee Soomaaliya Amb. Maman S. Sidikou “SAWIRRO”

Muqdisho, 18 December 2014 –Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Shabaab

Ciidamada Booliska Dalka Kenya oo Magacaabay Labo Horjooge oo Ka Tirsan Maleeshiyaadka Al-Shabaab

Ciidamada booliska ee dalka Kenya ayaa shacabka ka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-HABEEN-18.12.2014.mp3"][/audio]
20141218635544929392324458P1140054

Madaxweynaha Dalka Oo Kismaayo Kaga Qeyb Galay Xaflad Lagu Sagootinayay Ciidamada Seirra Leone Ee Ka Tagaya Soomaaliya “Sawirro”

Wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo Madaxweynaha Soomaaliya oo ...
africa

Midowga Africa oo soo dhaweeyay Ra’isulwasaaraha magacaaban ee Soomaaliya

Wakiilka gaarka ah ee midowga Afrika u qaabilsan ...
pic5

Wasaaradda Cadaaladda oo qabatay doorka dhaqanku ku yeelan karaan u kala garsoorka bulshada ”SAWIRO”

Kulankaa oo ay kasoo qeybgalay odayaal dhaqameed ayaa ...
Gas gas

Siihayaha taliyaha Booliska oo xariga ka jaray rugo cusub oo ay leeyihiin ciidanka Booliska

Siihayaha taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliyeed Cusmaan Cumar Wehliye ...
badda

Sanad guurada Koobaad ee aas’aaska hay’adda cilmi baarista & badaha Soomaaliya oo maanta loo dabaal degay

Munaasabadan oo lagu weyneynayay sanad guuradii Koobaad ee ...
7

“Daawo Sawirro”Heshiis beelo walaalo ah lagu dhex dhigay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug

Kulankan oo geba-gaba u ahaa shirar maalmahan dambe ...
Wasiirka dhalinyarada mudane Khaalid Cumar Cali

wasaaradda dhalinyarada oo maanta daah furtay mashruuc shaqo abuur u ah dhalinta Soomaaliyeed

Munaasabadani lagu daafurayey   wajiga  3aad   ee  barnaamijka  isbadalka    ...
04

Sii hayaha wasiirka Maaliyadda oo ka qeybgalay munaasabad lagu soo bandhigay waxqabadka wasaaradaasi

Sii hayaha xilka wasiirka Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane ...
ccr

R/wasaaraha magacaaban oo balan qaaday inuu soo dhisi doono xukuumad tayo leh

R/wasaaraha magacaaban Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-18-12-2014.mp3"][/audio]
xasan sheekh

Madaxweynaha J. F. S. oo saaka u ambabaxay magaalada Kismaayo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
MUUNGAAB

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo shacabka soomaliyeed oo dhaweeyey Magacaabista Raisul wasaaraha Cusub

War qoraal ah oo kasoo xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ...
unnamed

Qaxooti Soomali ay ku jiraan oo ku Hor banaabaxay Xarunta Dowladda Holland ee Heeg.+Sawirro

Qaxootiga ku nool wadanka Hollan ee Banaaka La ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-HABEEN-17.12.2014.mp3"][/audio]

Tubta Toosan

dagaal

Ma bannaantahay in lala dagaallamo dowladaha? Dhageyso

Dalal badan oo ay Soomaaliya ka mid tahay ...
download

Akhlaaqda Dagaalka iyo aragtida Islaamka Dhageyso

Toddobaadyadii  la soo dhaafay  maleeshiyada Alshabaab waxa ay ...

Naxariista iyo Fudeydka Islaamka-DHAGAYSO

Diinteenna Suubban ee Islaamku waa diin naxariiseed, waxayna ...