Qunsulka Safaaradda Soomaaliya Ee Wadanka Koonfurta Suudaan Oo Kulan la Yeshay Madaxa Laanta Socdaalka Iyo Jinsiyadaha Ee Dalkaasi
Published on October 18, 2012 by Canab · No Comments · 1,412 views
Kadib wareysi gaar ah uu Maantay siiyay warbaahinta Qanaka Qunsulka Safaaradda Soomaaliya ee wadanka Koonfurta Suudaan Mudane Maxamed Xaaji Yuusuf ayuu ugu warbixiyay kulan xasaasi ahaa oo uu la qaatay madaxa laanta Socdaalk iyo Jinsiyadaha ee wadanka Koonfurta Suudaan.
Qunsulka ayaa sheegay in ay ka wada hadleen arrimo la xariiray socdaalka Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku sugan wadanka iyo ka hortaga tahriibka dhalinyarada Soomaaliyeed ee marinka ka dhigatay dalka Suudaan.
Mudane Maxamed Xaaji Yuusuf ayaa tilmaamay in ay isku Af’garteen dhamaan qodobadii ay ka wada hadleen Labada dhinac taasi oo ay ugu muhiimsaneed ka wacyigalinta dhalinyarada Soomaaliyeed Qatarta tahriibka laga la kulmo.
Kulankaan ayaa maanta wada qateen qunsulka safaaradda Soomaaliya koonfurta dalka Suudaan iyo madaxa laanta socdaalka iyo jinsiyadaha ayaa imaanaya xili Safaaradda Soomaaliya ee wadanka Koonfurta Suudaan 11 August 2012 ay xabsiyo ku yaala wadankaasi kasii deysay dhalinyaro Soomaaliyeed oo la qabtay Xili ay tahriibayeen.
Agaasimaha guud ee hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda ...
Halkan hoose ayaad ka daawan kartaan khudbadii qiimaha ...
Warsaxaafadeedka Oo English ah hoos ka akhriso
Taliska ciidanka Booliska Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay ...
Cutubyo ka tirsan ciidamada XDS oo tababar uga ...
Dibad bax balaaran oo looga soo horjeeday natiijadii ...
R/wasaare ku xugeen ahna wasiirka arrimaha dibadda Fowsiyo ...
Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacadda Carabta oo maalmihii ...
Maamulka degmada Caabudwaaq ayaa markii ugu horeysay waxa ...
Iyadoo shalay dugsiyada waxbarsho ee kuyaala deeganada mamaulka ...
Warka Subaxnimo ee Radiomuqdisho Axad 19-05-2013
Xili uu isasoo tarayo horumarka laga gaaray amaanka ...
Kusimaha gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna kuxigeenka gudoomiyaha gobolka ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...