Friday, July 25th, 2014

Qubuuro Wadareed laga Helay Goobihi shabaab maanta laga Cayriyay, SAWIRRO

Published on June 4, 2011 by   ·   95 Comments  ·   21,338 views

Waxaa maanta laga helay Xaafado ka tirsan Degmada Boondheere Qubuuro ay ku aasan yihiin Dad badan o qaarkood qoorta laga gooyay.

Sida ku cad sawirada waxaa laga helay Guri dhexdiis maydad fara badan oo isku meel lagu aasay, qaarkoodna aan si wanaagsan loo aasin oo carro kaliya dusha looga shubay,

Arrintana ayaa waxa ay yaab ku noqotay ciidamda Dowladda oo halkaas gaaray, Waxaana sidoo kale aad ula yaabay dadkii iska lahaa Gurigaas oo yimid Markii Ciidamda Dowladdu hal;kaas qabsadeen.

Dhaqanka shabaab ayaa waxaa lagu yaqaanaa in ay dadka Madaxa ka gooyaan kaddibna ay madaxa iyo Jirka intiisa kale qaybiyaan meelo kala duwanna ay geeyaan.

Waxaa sanadki hore lagu arkay xaafadda Suuq bacaad madax shabaab l agooyeen qof muslim ah oo ay cunnayaan eeyo kuna dagaalamayaan,

Arrinkaan ayaa waxa uu qayb ka noqonayaa xad gudubyada baahsan ee shabaab kula kacaan Umada Soomaaliyeed.

Readers Comments (95)

  1. yusuf omar says:

    maahan wax lalayaabo markii loo eego waxa wadanka kajiray sanadadii ugudambeysay

  2. maax says:

    waa jabeen jabiye kana saarka carada somali oo dhan

  3. Hiil qaran says:

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi Raajicuun… wallaahi waa arin laga naxo waxan oo kale, waxayna rabtaa guud ahaan umaddu inay iska kaashadaan siday u baabi’in lahaayeen dhaqamada guracan ee dadka sidan yeelaya… Allahayow ciidamada qaranka Soomaaliyeed guusha siii.. Allahayow garabkooda adkee oo goor iyo ayaanba guusha gacantooda gali… Allahu AKBAR.

  4. abdullahi says:

    walayab dat diin sheganayo oo hadana datka lay nayo illah aya idinka wayn shabab

    • abdalla says:

      waxaan ciidamadda hoogga dalka somaliteed kula dardaarmayaa in aysan fursat siinin damiirlaawa yaasha waa juudaano ee halooga tago miilkasta ay joogaan

  5. INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
    war kuwaani waa Dal,Dadiyo diin baa bi,in waa kuwa aan la arag hada kahor waxa aysamaynayaan waana wax laga xumaado dadka sidaas u dhaqmaya dadbaana leh shaqo fiican bay hayaan Subxaanalaah, subaxaanalaah ilaahow naga qabo kuwaan Amiin

  6. dhagaweyne says:

    inta hartay qarijta dhameyaa iyagabaa waxey dhameyeen u madii somaliye waad aragtaa sidey dadka u galayane kuwan kuwo mahan waa kuwii ugu xumaa ee ebid somaliya taariqdeeda soo marao lakin hadaa waqtigoodi wuu dhamaaday

    • Mr mameto says:

      Inaa lilaahi waina ilehi raajicuun Runti ale xagisa uma badan dadki sidan udhaqmay wana cadeyni ey aduun akhiraba uga bedelnan lahayen umada islaamka diinta iyo dadnimadaba meel aye uga dhaceen ale ayana kajasin dono insha alah

  7. ALsomali says:

    Layaab maleh oo waxaas iyo wax kadaran ayaa lagu arkay oo dadkii islamka ahaa ayba murtadiin ku tilmaameen nin nool ayay carabka kajaraeen sabab la’aan , Naag nin qabo ayay ninkeda kafurten o ayaga lasexden aniga wa aroosen madhihi karee maxa y elay 2 nikaax meel mawada qabtaan, hooyo ayay caruurteeda kawateen marka qoor ay jareen layaab malahee ee kuwan wadanka halaka saaro illahow naga qabo shayaadiintaan

  8. Inaa lilaah wa inaa ilayhi raajicuun,wallahi wankanaxay sawirada!wayaabe nimankan bani aadmba ma ahan e annagaa umalayna, allahayow awoodaada markale ha inoosoo celin yaarabi

  9. hasan cali says:

    waaaaaaaaaaaaaaw waa guul ah in laga saaray khawaarijdii waqooyiga muqdisho waxaan aas uga xumahay waxa ay sameeyeen oo ah in aay dadka goowracaan waxaa mahad leh ale marka xigtana ciidanka xooga dalka soomaalied

  10. cade says:

    subxaanallah waa wax aan lagu aqoon dhaqanka suuban ee somalida iyo midka islaamka, ilaahow rabioyow raxmaanow naga qabo cadawgaan wadnakeena kusoo duulay oo manaxayaasha ah ciidnka xooga dalka somaliyeed waxaan leeyah ilaahay garabkiina ha galo anaga waan idiin soo duceeneenaa raadiya muqdisho waxaan leenahay idinkana dadaalkiina sii wada wabilaahi towfiiq ilaahay ha u naxariisto dhamaan dadka ay xaq darada ku dileen

  11. axmed says:

    Inaa lilaah wa inaa ileyhi raajiguun dad qalato miyaa nimankaan. Ilhey umada haka qabto wax aan waligeen aragnay má ahan inegável alaah qeyr asc

  12. wadani says:

    inaa lilaahi wa inaa ilayhi raajicuun war dadkaan ma yahuudaa war walaahi shabaab waa yahuud hadaan la iska qabana dalka iyo dadkaba way u dhamaatay ee shacabka yeey u kala harin dagaalka lagula jiro shabaab qof walbo waxa uu awoodo haku dagaalamo ee shabaab hala isk dhiciyo

  13. Muxyidiin says:

    Asc ethopio aya marki ay wadanka kabaxday la arkay sidan o kale hada kubi tageri jiray khawarijta ha arken waxan kalo ciidamada qaranka ka codsanaa hadi ay qabtaan dhalinyaro shabaab ineysan wax yeleyn laakiin hadi ay qabtaan saraakiil aneysan qofna lasugin o ay qaarajiyaan

  14. aways sh axmed says:

    s/w/w salaan ka dib waxaan leenayahay INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN runti waa wax laga naxo in dad sheeganaya diin ay saas dadka somaliyeed ee muslimiinta ugalaan lkn waxaa ilayhay mahadiisa ah in maanta ciidamada qaran ka somaliyeed ay dulqaadeen kuwaas wuxuushiinta ah dhibaatada ay ku haayeen shacabka somaaliyeed waxaana rajaynaynaa in mar dhaw wadanka oo dhan ka saari doonaa inshaa alaah

  15. ABDI HUSSEIN says:

    WAXB BADAN AYANA ARAGNAA MANTA DHULKEENA GAAR HAAN CAASIMADA HADDABA SOOMIYEEY KACA OO TOOSA………. ISKANA QABTA CADOWGA NOOCUU DOONA HA AHAADEE.

  16. sagal says:

    acuudubillaahi kuwaan dad waa dhameeyeen ilaahay ha dhameeyee balaayo ha ku dhacdee waaba ku dhacday dadka ay qalaayaan diinteey been ka sheegeen takfiir waaye kuwaan inkaarti imaam maxamuud aa ka soo baxday ilaahay ha u raxmadee tusbax go’ay aa ilaahay ka dhigay, godkeey ka soo bexeen Allaaha ku celshee.ilaahayoow guul sii CXD Soomaaliyeed sooma jeestayaasha inshaa allaah. AAMIIIIIIN…

  17. waxgarad says:

    inaa lilaah wa inaa ilaahi raajacuun, ilaahow kuwaan umada kasoo gaar, ilahay kama daahna wax kasta oo dhagar qabayaashaas sameeyen alaha ka jeeseeyo, umada xageedi alah kasoo saaro, waxaan yuxuushta ha magaca ha laga badalo,oo ha loo bixiyo DABARJARAH-ISLAAMKA

  18. allaahu akbar illaahow noogar gaar qofbini aadan oo qoorta laga goyay hadana banaan kuqalalay guul iyo mahad illaah kasokow waxaaleh cidamada dowlada

  19. cali says:

    allaahu akbar weeyjabeen kawaarijtii dhiinta kubeen abuuranayay waana lawaay doonaa goordaw waayowaa beenaalayaal

  20. Maxamad says:

    Waa.idin salaamay dhamaan shaqaalaha radio muqdisho waan so dhawey neynaa guulaha ay gaareen ciidama dowlada soomaaliyey khawaarijta weyjabene halis raacsiiyo guul

  21. yuuuufa says:

    inaaa li laah wa ina ileeh raajicun

  22. ibrahim says:

    innaalilaahi wa innaa ileyhi raajicuun,,

    khawaarijeey inkaar idinku dhacday waaba idinku dhacdee..

  23. Hassan Deeq says:

    Inaalilahi wa inaa ilayhi rajicun.
    waxaani wax la arkar ama lamaqlay maahan marka kuwani in dalka laga xoreeyo mahane dadka ayayba cunayaan.

  24. Cali axmad says:

    Ogada inta dawlada tagerta iyo inta nabada jecel madax goyo aya lugu xukumay marka wa in la tagera cidamada xoga dalka si lo wiqo awoda khawarijta

  25. salma says:

    inaalilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun ilaahoow waan kubaryay ee naga qabo munaafaqiinta cadawga ah iyo gaaladaba rabiyoow

  26. muxudiin says:

    inaa lilaahi wa inaailayhi rajicuun asc dhaman umada somaliyeed mel walbo ayjogaan waan idin salamay doladanba kmg waxan kacodsanaynaa ila ayka baaba aan inay kasifeyaan insha alah

  27. amiirafilsan says:

    illah ha unaxariisto inti dhimatay awood ilaah ayeey usugnaatay oo leh wixi kasoo hirane waa a dooman ilaah uu abuuray allshabaab inti ladagaaleeysa alaha guuleeyo.

  28. s sh abuukar says:

    ALAHA IDIINKAGA HIILIYO ALSHABAAB GUULAYSTA

  29. dable_ says:

    NIMAANKA WAA CADOOW DIINLAAWAYAAL AH OO AAN BINI AADAM AHEEN WAX DAMIIR MA LAHAN

  30. ilyas says:

    waa arin mucjiso leh loona baahanyahay in shacbiga ku dhaqan xudunta soomaaliya in ay ka hortagaan arinta maanta ay bidhaamiyeen ciidamada xoog dalka soomaaliya waa aboor nimankan shabaab labaxay hasa-ahaatee arin ayaan doonayaa inaan ku darsado ama aan ka dhiibto fakarkeyga shabkoow waa in aad taageertaan dowlada somaliya oo aad biyo iyo baadba aad lagarab jogtaa ciidamada xooga dalka lana dabiibaa marka ay dhaawacmaan
    wabillaahi towfiiq
    Doha-Qatar

  31. Abshir X Teynax says:

    Waxaan ka baqanayaa in howl galada ay dowlada kula wareegtay dhulal badan oo ay ka talin jireen maleeshiyooyinka mayalka adag ee “AL-SHABAAB” in arintaasi ay noqoto dhoola tus ay ku wada heshiiyeen Madaxweynaha “X-Mujaahid” ama mujaahidki hore Sheeq Shariif sheeq axmed iyo kooxahaaas nabad diidka ah, ee loogu tala galay in uu m/weyne shariif uu helo taageero si uu jaaniskiisa u sara kaco doorashada la hadl haayo, waxaan aad uga xumahay in shacabki uu noqday :DUBNO” ama chess oo marba dhinac loo tuuro

    • Bashiir says:

      Ninyahoow ma tihid nin fiican ee hadalkaaga ka reebo beejkaani. caruur am Jaahil ayaa weli tahay ama laga yaabo in aad ka midtahay kuwa dadqalatada ah.

      Ha noolaato Soomaliya iyo Dowladdeda iyo Ciidamadeeda.

      • Abshir X Teynax says:

        Bashiir walaal Mahadsanid marka hore marka xigtana waan dareemi karaa in aad tahay nin wadani ah oo jecel dalkiisa, dhamaanteyn waa taageersanahay dowlada, balse waxaan kuugu waanihaa in aad rayigaaga aad dhiibato adigoo aadan qofka shaqsigeeda ku xad gudbin, ta kale radio muqdisho waa radiyaha qaranka soomaaliyeed waana ay soo dhaweynayaan ruux alaale in uu fikirkiisa soo gudbiyo, mar labaad waa mahadsan tahay

  32. abuukar says:

    asc waxaa la yaab leh dadka arkaaya waxa eey nimankaas sameeynayaan hadana ku faraxsan oo taageersan waan ka xumahay in umadaas islaamka ah oo wadankooda jooga iayadoo diin lagu ganbahaayo madaxa looga gooyo weliba bulshada kuwooda ugu tabarta yar ayeey maalin walba dilaan
    waxaa caalamka isaga yimid argagixiso loogu talo galay in shacabka soomaaliyeed lagu gumaado oo aan wadamadi eey u dhasheen tagi karin
    maanta ayeey si wanaagsan u arkeen umada oo dhan waxaase loo baahan yahay in leyska
    qabto hadii la helo mid ayaga ka mid ah ma ahan in la xiraa ee waa in la toogtaa
    dag dag si eey u dhisanto niyada ciidanka

  33. QABSHAX says:

    ALAAHAY WAA UJEEDAA DADKAAN SIDA XUN LOODILAY OOGACAN KAGARDARAN AY DISHAY MARKA JANADIII ILAAAH HASIIYO IN ALLE INTII AY DILAAAN AL SHABAAB IYO AL QAACIDA CXD SOOMAALIYEEDNA ILAAH HAGUULEEYO

  34. mo,cade says:

    inallilah war kuwaan abuur miyaa maxaa ku diray qaboorta allow naga qabo kuwaan

  35. nuuradiin says:

    wajabeene jiebiya waa qaxeene qaxiya,,,, ilahay aya ciso iyo sharafi usugnaatay kuna mahdasn guusha ciidamada qaranka soomaalioyeed mana naqan farxadan ookle waxan leeyahay hadalkoo dhan maa sha,alaah guul guul qaranka somaliyeed qsaarao khawarijta soo duulay

  36. Abdi ali says:

    Inti dhimato allaha u naxariisto qawaarijta way ku caan baxen dhibaataynta dadka intii xaqdaro ay ku qaarajiyen waa dad nasiib leh oo gacan ka xaq daran ayaa dishay aayaha xuma wuxuu u danbeynaa qol yaha caadaystay xasuuqa shacabka somaliyed

  37. C/raxman says:

    Shabaabka waa masiibo aan la ogey lakin maanta waqtigooda wuu dhamaaday mida kale ilaa muslim dhab ah ey ka naqanayaan hala tirtiro hadi kale dinta ayee umada nacsiinayaan laakin hada maxey nacsiyaan iyaga hada taagan alloow na bad baadi ku jiro guul dowlda somaliya

  38. abuukar says:

    inaali laahi wa inaa ileeyhi raaji cuun
    aad iyo aad baan uga xumahay in meedka sidaan loo galo shabaab waa calooshood u shaqeestayaal ee hala teegeero ciidanka xds waxaana leeyahay garabkeena llaha galee baa biya shabaab allaha baa biyee

  39. Abdi baari says:

    Dowlada ha guulaysato qawaarijta allaha jabiyo

  40. Qaran says:

    Guul guul dadki ayey ari ka dhigen sidi xolihi bey ugowracen dagmadi laqabto halasugo hanalosameyo amniyadka ay samaystan iyaga o kale lasocda dhaq dhaqaaqoda o dhan mahdsanidin

  41. xaajiyo says:

    inaalilaahi wa inaa ileeyhi raajicuun kuwaan ilaaheey hanaga qabto umada ineey dhameeyaan ayey rabaan kuwaan iyo wax lamid ah ilaahey ayaan kamagangalnay ciidamada iyo dawlada guuuul guuul insh’alaah

  42. wadani yare says:

    ASC SHABAAB IN AY DADKA GOWRACAAN WAA CADADO EE CEEB TODA MA AHAN

  43. Daacad says:

    Walaalayaal wadanka aan wax uqabano oo dowladnimada iyo diinteena islaamka aan jeclaano hida iyo dhaqan ayaan leenahay dadbaa diin mooday dhaqanka carabta wardiinta barta oo dadkiina dhinac karaaca

  44. somali gurl says:

    INAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN ADUUNYADA INTAAN JOOGNEY SOOMALIYEEY SANE MALA ARKEY WLHI WAA QARACAN ILAAHAYOW CUDUR NAGU DHACIN OO DADKAAN MAXA LOO DUUGI WAAYEY WAR NIMANKAAN WAABA DAD QALATO ILAAHOW NAGA QABO ILAAHOW SOMALI XAL U KEEEN,,JABIYA ALSHEYDAN BALAAYO ALLAH KU RIDEE……

  45. adde gaab says:

    eriya eriya eriya waa aduul awaad daran islaamnimadodu shaki tahay arxankoodu eberyahay argagixiya umadoo abaalkodu wuxu yahay olol iyo rasaas eber loga siyee. Eriya eriya eriya

  46. osman says:

    WAA YUDAAN KUWAAN DADKACUNAH ILAAHOOW NAGAQAWO KUWAN DADKA QASHAH GUUUUUUUUUL CXD SOOOOOOOOOOMAAAAAAAAAAAAAALIIIIIIIIIYAAAAAAAAA

  47. Allow naga qabo dadkan dadka xasuuqayo

  48. Liibaan says:

    Layab malahan waxas wax ka daran ayay sameyen malishiyada alshab dad badan ayay qorta ka jareyn lkn waxa alla mahadiisa inay soo baxeyn giisiyaasa qaranka oo hada ayikii qoorta ka jaraayo allaha u keyna alshaab hoog iyo halaag wey jabeene jibiya wey carareyne bursada haka harina illa aad ka cirib tirtan ayaan idin leyahay ciidanka xooga somaliyed iyo bulsho weynta somaliyed erya erya erya

  49. wadani says:

    waa arin naxdhin leh run tii
    markan arkay waxay igu noqotay afkala qaad iyo afariir.
    midiii roon rabaa og ee alah somali bogeeda burcad isku mari

  50. cabdi shakuur says:

    alshabaab waa khawarij dadka muslimka ah loo soo diray waa kuwii nabigeena shegay oo diinta beenta ku qarabanaayo,somalia waa wadan muslim ah waa maxa diinta loo digalamaayo,ninka manta alshabaab sheganayo soow somali mahan ma manta ayuu dhashay,,mida kale waxaan leeyahay dowlada ayaa xaq ku tagan wax la taageero ayada ayaa ugu wanagsan,marka dadkaan baneeystay dhiiga muslimka ha la iska dhiciyo,,ilaah ayaa jabiyey

  51. anwar xaashi says:

    INALILAAH WAINAALILAHEY Rajacuun waxaa laayaab leh alshabaab yaa dhaley? koley alshababul misixiyiin umaleynmaayo dalka udhasheen alxamdulilaah marba hadii lajibiyey lakiin waxaa nasiib daro ah dadka somali kunol ee caano iyo biy siinaa nin cabiid u ah carab iy gaalo oo tageeraa ilahey idin cadaab halaga guro dalkeena hooyo oo dibdanbe yeey uso noqon sajuuda ka togta waa misixiyiinee

  52. alaahu akbar alahau naxariisto intay dileen alhanaga qabto anaga soomaali hadaa nahay anagaa abeeso meela fog kakeen sanay hadane dad qalata ni madoodi ku taa geernay ilaahayna wuu na arkaayay ikadaa diinay kudhaqmaane saliga nabigeey diideen oo mamaqli karaan misaajidkay kamaqlaan xabadeey la dhacaayeen derbigiisa laba qof oo dhahaysaba daaye hadane calankoodi waxay ku qoreen laa ilaaha ilalaahu muxamada rasuulu laahu goobeey geliyeen markaasay waxay ku dhigeen alah rasuul muxamad waxaan maqli jiray iskuulada ereyga saxa xariiq kan qaladana goobo geli marka rasuulki ilaahay ayay saas kula keceen nagana waan usacbinay marka sha cabyohow iska fiiriya mar danbe yaan nala qaldin ilaahay hanaga cafiyo xu maan aan u sacbinaydiin danbe yaan naloogu dhuuman iska jira ciidamadoow guullllllllllllllllllll aamiinnnnnnnnnnnnnnnnnnnn

  53. Allemagan says:

    Qoraaga,

    Waan arki la’ahay mana soo gudbo ra’yiga aan ka dhiibto dhibaatada dadka iyo dalkeena. Ma garan cilladu halka ay ku salaysan tahayxagayga ama xagiina. Fadlan ii sheega sababta aan ra’yigayga aad u qori waydeen adinkoo 100% mahadsan.

  54. AYUUB says:

    ASC SHABAAB IN AY DADKA GOWRACAAN WAA CADADO EE CEEB TODA MA AHAN

  55. Jimale says:

    ACWW, waxaan rabaa umada Soomaaliyeed inaan u sheego qofkii raba inuu ogaado waxa ay yihiin SHABAAB ha fiiriyo ama ha tago dhulka laga xoreeyay-taas ayaa cibra qaadasho ugu filan inay ogaadaan waxa ay yihiin (SUBXAANA LAAH)(ALLAAHU AKBAR)-waxann ku sifeyn lahaa “WAA DHILQE (KUTAAN)DHEXGALAY BAALASHA KITAABKA QUR’AANKA KARIIMKA” MUDANA IN LA BUUFIYO

  56. war ku waan waa qawarij hala dagalamo shacabkan ha soo sheegaan meel kastoo ay joogaan xitaa xafadaha kuwaan qaris maba galaan waa dad xun uu alla duleeyey

  57. jiriroco says:

    asc walaalayaal waa wax aan maqli jiray laakiin maanta ayaan xaqiiqsaday, wallaahi waa diin laawayaal aan naxariis laheyn, hadduu jiro qof rajo leh oo ku siran dad qalatada hakasoo haro.
    wallaahi waan jiriricooday ilmana wey iga timid markaan arkay waxashnimada halkan ka muuqata.
    wabillaahi towfiiq

  58. Ismaaciil says:

    waxaan leeyahay ilaah ciidankeena garabkooda ha galo shabaabna ilaah ummadda ha ka qabto

  59. Dulmi diid says:

    Dad qalato waan maqli jiray balse sanadahaan dambe ayaan live u aragnay ‘bisinka bisinka allow namooti “

  60. xaaaaaaaaax wax aan ku til maamo ayaan la yaabanahay wlhi;ilaahow naga qabo kuwaan

  61. shakeey says:

    asc dhamaan umada soomaaliyeed waan idin wada salaamya wlhi waa arin laga naxo waayo alshabaab maahin kuwo wadanka uturaayo ilaahayoow kuwaas umada kaqabo rabiyoow adigaa awood iska leh kuwaas nago qabo

  62. Bixiya meel bugto hatagane waaba nacaririyene

  63. As c k dhamaan umada soomaaliyeed hambalyo iyo guubaabin ilaah ayaa mahad leh naga dul qaaday cariiriga iyo culeeski ey nagu dul hayeen dad qalatada marka labaad ciidamada xooga dalka soomaliyeed oo diinlaawa yaasha raacdeynayo guul ayaa no curatay haka harina jawaasiista qawaarijta wey jabeen ilaah ayaa jibiyay buriya

  64. ajaa,ib says:

    maya maya suura gal ma aha waxaan xilligiii ithopianka lee amee ka tageen meesha ajaa,ib

  65. shiine says:

    waa xukuumadii iigu horeysay oo igalisa rajo u muuqata mid umaddu dib ugu degi doonto guryihii dagaaladu ka saareen .

    ciidanka xoogow waxa tihiin udub dhexaadkii dalka, hiil iyo hoo ayaan idiinla garabtaaganahay hadaan nahay shacabka soomaaliyeed

  66. gaarka says:

    subxaana laah war kuwaan sidaan miyey islaam ku yihin ilaahow umadaada dhibka ka saara

  67. Tan waxan ku tilmaami karnaa khawaarijti dishay cisman binu cafaan kadibna tiri ilahayban ugu dhawaaneyna. waxa kaliya hada looga bahan yahay umadda somaliyed waa iney dhamantod saf ula dagaalaman khawaarijta. Anigase madhihi karo kuwani muslim ayey radku leyihiin ficiladan muslimka kadhanka. ALAHOW JABI KHAWAARIJTA UMADANA KADULQAAD. AMIN AMIN.

  68. Tan waxan ku tilmaami karnaa khawaarijti dishay cisman binu cafaan kadibna tiri ilahayban ugu dhawaaneyna. waxa kaliya hada looga bahan yahay umadda somaliyed waa iney dhamantod saf ula dagaalaman khawaarijta. Anigase madhihi karo kuwani muslim ayey radku leyihiin ficiladan muslimka kadhanka ah. ALAHOW JABI KHAWAARIJTA UMADANA KADULQAAD. AMIN AMIN.

  69. alahayow umada kadulqaad sababna ugadhig ciidamada qalabka sida shariif iyo farmaajo ay hogaaymiaan alaha dhowro anagana waan duceyneenaa

  70. osama baana says:

    waxan sheego ama ku was aan ku til maamo ma aqaan walaahi waxan ba dhihi karaa waa dad shi sheeye ama dad aan shareeco ku dhalan waayo qofka xalaasha ah waxaas ma samay nayo laakin midka kale muxuu kanaxaa asgaba ma qabo ehel iyo xigto midana al muhim ha arkaan shacabka somaliyeed ayagaa ta geeri jiray oo qarin jiray

  71. Abdulkadir ilyas says:

    Arrintaan waxay cadeeyn u tahay in qoladan ayna diin iyo dalba shaqo ku la hayn sababta oo ah dadkii alle xurmeeyayna sidaan ayay ula dhaqmeen wadannkiina sidan ayay u burburiyeen, sidaa darteed soomaali meel ha uga soo wada jeesato pp hs iska dulqaado.

  72. xoogsade says:

    SHAYDAAKI BAA LA XIJOOBAY BAAN MAQALNAY SHABAABKI BAA LA JABIYAY BAAN MAQALNAY. SHARTOODI BAA LA JOOJIYAY BAAN MAQALNAY

  73. kafiirso says:

    sawirka maxaa loosoo weynayn waayay sowlagama yaabo in uu ahaa mid katirsan shabaab oo meeshaas madfac lagula qabadsiiyay amaba qof gurigiisii joogay

  74. f.m.c says:

    innaa lilaahi wainaa ilayhi raajicuun waa layaab masidanbaa muslimiinta loolaynayaa waa aduunyo somaliyey sabra waa laxisaabtami doonaa

  75. O.S. L says:

    INAAA lilaah wa inaa ilayhi raaji coon waaa wax layaableh waxa kalkan lagu sooo bandhiagay bal halawey diiyo culimada islamka diindu waxa ay kaqabto arinkan

  76. nasrudiin says:

    INAA LIHAHAY WAA WAX LAGA NAXO ARINKAAS ILLHAY WAXAAN KA BARYEENA INUU NOO KEENO DOWLDA CAADIL AH

  77. hassan sholi says:

    inaa lilaahi wainaa iley raajacuun nimankaan ilahey kafurtay garabkood ala hakaboxo wasoo dhawdahay malinti laga aarsan lahaa insha alaah balan teenu waa aarsi sida lafaha loo feento ayaan u fenan donaa in sha alaah

  78. Haydar says:

    War adinka maxad tihiin yaahuudiin

  79. abwaanka says:

    waa naxdin iyo fajac falalkaan dhacaayana fasahaad iyo diin la’aan faxshi iyo xasuuq ficil guracanoo dan gaar lagu fushoo

  80. Yonis says:

    Inaa lilaah wa inaa ilahey raajicun waan arin laga naxo waa arin la yaab leh ilaahey haga qabto khawaarijinta al:ashraar

  81. muwaadin somali ah says:

    caruurta yaryarkaaa intay waalidkooda kasoo sirsiraan ayay ugu danbeentiina wadooyinka uga tagayaan hadii xataa ay geeriyooodan ma aasayaan

  82. moha says:

    qawaarijiintii ciyaalka ka xaday maskaxda ma sidaan ayaa u danbeeysay allow kuwaan naga qabo nin waliboo qawaarijiinta taageersan sidaan ayaa u danbeeyso ogoowna qoriga ma dhinto ee qofka wato ayaa dhinto

  83. mohideen says:

    asc all walaalayaal waa wax laga naxo waxaas

  84. Codsi daadihin sportska lambarka lagu galo iyo wax waydiska

  85. haykale says:

    dadka maxa sidan logu xasuuqaye alshabab wa gaalo yare yare ee ha la iska qabto wa arin uu bahan in laga fikiro sida dadkan loga bixin lahaya dalka

  86. mukhtaar says:

    waxaan la’yaabsanahay aniga dadka kuwaan cawaanta ah taageera oo aanan ka naxeen sida ay umada uleenayaan masjid iyo banaanba oo hadana masjiyadii ka dhigtay dhufees laa ilaaha ilal laahu maxamada rasuulal laahu ilaahoow kuwaan ka qabo umadeena soomaaliyeed. wake up all somalia oo gacmaha isku qabsada cadowgiina alshabaab, hala baa ba’sho alshabaab iyo waxii taagersan oo dhan.

  87. Adnan says:

    Heerkaas yaa gaar siiyay waa anaga oo dayacnay dalkeena dooranayna in dadkasta ku hardamaan aan ogaano dalkeena si aan dadkeena u badbaad sano qof walbo ayay u taalaa ilaahay Hana wada xafido aaaaaaaaamin

  88. BUUQDIIDE says:

    INAA LILAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN.
    war kuwaani waa Dal,Dadiyo diin baa bi,in waa kuwa aan la arag hada kahor waxa aysamaynayaan waana wax laga xumaado dadka sidaas u dhaqmaya dadbaana leh shaqo fiican bay hayaan Subxaanalaah, subaxaanalaah ilaahow naga qabo kuwaan Amiin

  89. muna says:

    inaa lillahi wa inaa ilayhi raajicuun kolay wax kala ma dhahayno meeshii roon rabiyaa yaqaan ilahaow wixii umada dabar goyn ku wada ka qabo ilahow talada adaan kuu dhiibanay inoo soo tali dadkeena waa tashan waayeen




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

radiomuqdisho

Su’aal Soo Weydii R/wasaaraha Dalka Dr. C/weli Sh. Axmed Maxamed Oo Marti Ku Ah Barnaamijka Kulanka Todobaadka

Wargelin Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio ...
Ciidamada-amaanka

Ciidamada Ammaanka Oo Howlgallo Roonda Ah Xalay Ka Billaabay Muqdisho

Ciidamo isugu jiro Booliis iyo nabadsugid ayaa xalay ...
Calanka-Mareykanka-300x225

Mareykanka Oo Qabtay Gabdho Soomaali Ah Oo Lagu Eedeeyay Iney taageerayeen Shabaab

Dowladda  Maraykanka  ayaa la sheegay iney gacanta ku ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-25-7-2014.mp3"][/audio]
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Waaberi oo Caawa u soo gudbay Wareegga ugu dambeeya ee Tartanka “Final”

Tartamayaasha Degmooyinka Warta Nabadda Vs Waaberi oo ka ...
astaanta_qaranka11 ok

Warbixintii Labaad ee horusocodka Guddiga Maamulka Maaliyadeed “War-saxaafadeed”

Mogadishu, 24 July 2014: Wasiirka Maaliyadda ee Xukuumadda ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
IMG_5216

Wafdiga ka socda Xukuumadda ee ku sugan Gobolka Hiiraan oo la kulmay hay’adaha samafalka “SAWIRRO”

Wafdiga ka socda Xukuumadda Fedaraalka ah ee ku ...
astaanta_qaranka11 ok

Shaqaale ka tirsan Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha oo tababar loo soo gabo gabeeyay

Tabarkaan oo  ay  si wada jir ah  usoo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-24.07.2014.mp3"][/audio]
4-70B4D5A4-1552850-480

Ururka horumarinta ardayda Soomaaliyeed oo siminaar u qabtay arday “SAWIRRO”

Ururka horumarinta ardayda Soomaaliyeed oo marka magacooda la ...
baaq-nabadeed

Odoyaasha dhaqanka ee Gobolada Jubbooyinka oo baaq u diray dagaalada Caabudwaaq

Odayaasha dhaqanka Gobolada Jubbooyinka ayaa canbaareeyay dagaallo labo ...
unnamed

Shirkii Golaha Wasiirada oo lagu magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka “SAWIRRO”

Muqdisho, 24, Luuliyo, 2014....Golaha Wasiiradda Xukuumada Federaalka Soomaaliya ...
IMG_8154

Qoysas ku dhaqan degmada Hodan oo raashin afurin ah loo qeybiyay “SAWIRRO”

Hay’adda bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa maalintii ...
ciidanka

Ciidamada dowlada Soomaaliya oo kala dhex-galay maleeshiyo beeleed ku dagaalamay degmada Caabudwaaq ee g/Galguduud

Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka XDS Col. Sulub ...
DSC_0720

Madaxda Sare Ee Dalka Oo Ka Qeybgalay Aas Qaran Oo Muqdisho Loogu Sameeyey Xildhibaanad Saado Cali Warsame “SAWIRRO”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud,Gudoomiyaha Baarlamaanka, ...
astaanta_qaranka11 ok

Wasaaradda amniga Qaranka oo Go’aano dhanka amniga ah soo saartay

Wasaaradda amniga Qaranka ayaa maanta go’aanadan dhanka amniga ...
DSC04941

Howlaha laanta socdaalka iyo hababka loo qaato Baasaborka Soomaaliga oo la balaariyay”Sawirro”

Taliyaha hogaanka socdaalka iyo jinsiyadaha Soomaaliya Generaal C/laahi ...
saado-cali-warsame

Warbixin ka hadleysa dilkii xildhibaan Qaran Saado Cali iyo gabar Soomaliyeed oo Al-Shabaab ay ku dileen Diinsoor

  Al-shabaab waxa ay dadka Soomaaliyeed ka dileen dad ...
toogasho

Maxkamadda C.Q.S oo maanta dil toogasho ah ku fulisay 4 kamid ah Argagaxisada Al-Shabaab”Sawirro”

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa waaberigii ...
Tartan Cilmiyeedka

Tartan aad u adag oo Caawa dhacay iyo Tartamayaasha Degmada Cadale oo u soo gudbay wareegga afarta

Tartamayaasha Degmooyinka Cadale Vs Galdogob oo ka kala ...
Tartan Cilmiyeedka

Tartamayaasha Degmada Kaaraan oo u soo gudbay Wareegga Afarta “Semi final” Dhageyso

Tartamayaasha Degmooyinka Jawiil Vs Kaaraan oo ka kala ...
IMG_5056

Xubno Wasiiro ah oo ku sugan gobolka Hiiraan oo la kulmay beel ka mid ah beelihii dagaalamay “SAWIRRO”

Wafdiga ka socda Xukuumadda Fedaraalka ah ee ku ...
muungab

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir oo shacabka uga tacsiyeeyay falkii lagu dilay Saado

Muqdisho, 23 July 2014 –Guddoomiyaha gobolka Benaadir ahna ...
AU

Midowga Afrika oo cambaareeyay falkii lagu dilay Xildhibaan Saado Cali Warsame

Sii hayaha xilka Wakiilka gaarka ah ee Midowga ...
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Guddoomiye Jawaari oo Xildhibaannada iyo shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyeeyay dilka Xildhibaan Saado

Muqdisho, 23 July 2014 –Guddoomiyaha Baarlaamanka Federaalka ah ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WAR-HABEEN-23.07.2014.mp3"][/audio]
saacid

Ra’iisul Wasaarihii hore Saacid “Dowladda waxaan ugu baaqayaa inay cadaaladda horkeento kooxihii dilay Xildhibaan Saado”

Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr. Cabdi Faarax ...
President

Madaxweynaha Soomaaliya oo ka tacsiyeeyey geeridii Xildhibaan Saado Cali

Muqdisho, 23 July 2014 - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
IMG_8095

Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay raashin Afurin ah “SAWIRRO”

Hay’adda bisha Cas ee Imaaraadka Carabta ayaa maanta ...
KAY

Qaramada Midoobay oo cambaareysay dilka Xildhibaan Saado Cali

Wakiilka Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan ...
saado-cali-warsame

Dowladda Maraykanka oo Cambaareeysey Dilkii loo geeystey Xildhibaan Saado Cali Warsame

 July 23, 2014 Dowladda Maraykanka ayaa si kulul ...
cabdiweli1

R.W Cabdiweli: “Xildhibaan Saado waxay ahayd wadinyad ay dadka Soomaaliyeed tabi doonaan”

Mogadishu, July 23, 2014…… Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
MAGAALADA-KISMAAYO-OK1

Wafdiga Qaramada Midoobey ka socda oo la kulmay mas’uuliyiinta maamulka KMG ah ee Jubba

Wafdigan ka socda Qaramada Midoobey ee maanta gaaray ...

Tubta Toosan

images (12)

Ramadaanka & Daadinta Dhiigga

Waxaan ku ku jirnaa tobankii dhexe ee bisha ...
TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
July

Islaamka iyo Waddaniyadda

Iyadoo loo dabbaaldegayo maalintii xorriyadda iyo Qarannimada Soomaaliya, ...