Qisada Dhabta ah ee keentay Heesta Beledweyn. Dhageyso Abwaan Hadraawi.
Published on May 18, 2011 by admin · 16 Comments · 9,079 views
Caawa Halkaan Waxaan idinkugu soo gudbinaynaa Qisadii lagu sameeyay Heesta Beledweyn ee uu qaaday Xasan Adan Samatar, Miraheedana uu sameeyay Abwan Hadraawi, laxankaan U saaray C/kariim Jiir.
Waa sheeko yaab leh oo runtii cajiib ah, Waxaana afkiisa ku sheegaya qisadaas Abwaanka oo ka sheegay goob munaasbad ah, Sheekadaan Radio Muqdisho kama warin Abwaanka ee ayadoo duuban ayaan helnay, waana xusi lahayn haddiii aan ognahay cidda soo duubtay iyo halka uu ka jeediyay hadalkaan midkood.
Abwaan Hadraawi aan wada dhagaysanno iyo heestii Beledweyn oo qisdada kaddib aad maqli doontaan.

Heesta Beledweyn iyo sidii ay ku timid. Abwaan XADRAAWI
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
caadi mahan xadaraawi abwaan soomaaliyeed dheh oo qiima badan Alle ha kuu demi dhaafo taariikh ayaad u reebtay umada sooamaaliyeed.
asc wr wb salaan kadib wlhi caadi maahan awbaan maxamed warsame hadraawi ilaahey ha u danbi dhaafo wlhi taariiikh wanaagsan ayuu sameeyey waaneh rageedi waaye dhalinta somaliyeed jidkaas ayaan kula talinaayaah ineey maraan oo wanaaga badan radiomuqdisho aad ayaad u mahad santihiin sida qiimaha badan ee aad waqtigiina sharafta leh inoo siisaan oo mar walbo noo mala daalisaan dowlada jamhuuriyada soomaaliyeed ha jirto haneh noolaato bye asc wr wb
a,s.c shekadan qeyb baa kamaqan nosodhameystira
asc waxaan weeydiinlahaa ABWAANKA qisada heesta b/weyn oo maxeey ku saabsaneet qisadaas yeeysa ku dhacdaywaxaan lasocday inaa hatakahor laguweeydiiyay oo aat ka cudur daaraday marka adoo raali ah noo cadeey heestaas
Weli.shaykada waa qabyo inoo soo dhameestira mahadsanidiin
abwaan hadraawi waa abwaan soomaliyeed waxaan aad iyo aad ugu jeclaystey meesha ay soomalinmada ay ka joogto meel kast oo uu tago halhayskiisu waa soomaali weyne,
waxaan leenahay ruuxii u dooda midnimo soomaaaliyeed alla ha dhowro,
abwaan ka oo da’ ka daba imaatey ,abwaan waxan kuu rajeeynaa inaad caafimaad ku dhameeysato cimrigaada waxad tahay ninkii u bareeray khatar tii ka jirtey muqdisho xilli kuwa ku nool eeysan awoodin ineey socdaan mahadsanid abwaan.waxaan kuu sheegayaa in buugagtaada aan ka helo magaalo ku taalla galbeedka finland oo aad u yar maktabadeeda waad na ku mahadsantahay shaqada aad u qabatey jiilka kaa danbeeya. CAAFIMAAD KU WAAR
waad mahadsantihiin dhamaan warbaahinta Qaranka Soomaliya,gaar ahaan maxmed ma,da. runtii waa sheekeso taarikh ah.waxaan idnka codsanayaa inaad sidaan oo kale aad nogu sogelinsaan wabka dhacdooyinka iyo sheekeyinka taarikhiga ah iyo ruwaydii iyo shekeyinka murtida leh.
a/c walaalayaal heesta beledweyne waxa uu abwaanku aad uga sheekeeyay si dhab ah sannadkii 1991kii waqtigaas oo barnaamij layiraahdo( sirta erayga) ay kuqabteen abwaan hadraawi, abwaan cabdiqays iyo abwaan gaariye waxana ay ku qabteen idaacada iyo th ga jamhuuriyada jabbuuti arrintaasoo ay dad badan kaqayb galeen illaa waqtigan aan joogno waa laga helayaa idaacad jabuuti iyo melaha lagu kaydiyo wararka ee kumbiyuutrakaba barnaamijkaasna waxa makarafoonka ku ahagay nin aqoonyahan iyo wariyeba ha oo layiraahdo maxamed cabdilaahi riiraash
sidaa nabd gelyo
waad mahadsantihiin radiomuqdisho
abwaak caanka ahaa ee barasimaadkii daadahinjir hobolada waberi waxaan ku gu salaamayaa salanta islamka asalama caleykum waraxmatulahi wabarakaatuhu. tariikhda run ahaantii mid xasuus ayey aheed wanu kaagamahadcalinaynaa asc
walaal waxaan aad u salaamayaa sadexda abwaan waa c/qays, hadraawi iyo gaariye waaxaan leeyahay allow dhaaf korkoodoo raxmaanaw u roonoow byyyyyyyyyyyyyyyy
kkkkkk
Hadraawi waa shaqsi mudan amaan buuxdo mahadsanid hadraawi
qofkii wadankiisa iyo dadkiisa wax u qabtaa taariikhda ayaa qorin taasi waa marag madoonto rag waa ragii hore
umalayn mayo in hadraawi wiilkiisa oo naqon doono sida aabhiis horay ayaa loo yiri rag isma dhalo
waaaaaaaaaaw waa abwaan abwan dhaafay waana nin taariikhda soomaaliya baal dahab ah ka galay waana oday soomaaliyeed
Abwaan Hadraawi waxaad tahay abwaan aan la heli karin wax aan kugu qiyaasana ma garanaayo laakiin taariikhada ayaa ku sheegi doonta, balse waxaan kaa codsaneynaa inaad qoraallo badan sameysid si aysan u dabar go’in maaxdii maskaxdaada waxaa jirta waqtigaan aan joogno rag u soo tafa xeyday inay cirib tiraan aathartii soomaalia hidaha iyo dhaqanka soo jirikeenka ahaa, Suugaanta iyo funkaba.
waxaan kuu rajeynayaa Caafimaad qab inta aad nooshahay.
ugu horeyn waxan salaamayaa bahda war faafinta qaranka gar ahaan howl wadeenada raiyo muqdisho kuwa fmka iyo wabkaba dhamaantii waxaan idan leeyahey sanad wanaagsan sidoo kale waxaan salaan aad qaali u ah u dirayaa abwaanka abwaanada abawaan ka qaranka abwaanka hal abuurka somalidu kaga hartey abwaan hadraawi sanad wanaagsan hesta heesaha somaliga ugu dheer uguna qayaha badana waxan leeyahey qisadeeda ma dhameystirna ee isku daya inaad soo dhameystirtaan si dhamaan uma soomaliyeed gaar ahaan dadka jecel fanka somaliyed ugu bogtaan mahadsanidiin