Qiimaha Ammaanka iyo Nabadda
Published on October 5, 2011 by Liibaan · 6 Comments · 3,203 views
Barnaamijka Tubta toosan ee todobaadkani waxa uu ku saabsan yahay qiimaha nabadda iyo sida loogu baahan yahay in dadka Soomaaliyeed gaar ahaan reer Muqdisho in ay qeyb ka qaataan nabad geliyada, ka dib markii magaalada Muqdisho laga xureeyay maleeshiyaadka Shabaab ee shar-wadayaasha ah.
Barnaamijka waxaa marti ku ah Sheikh Maxamed Cabdulle oo ka mid ah culimmada Soomaaliyeed
BARNAMIJKA TUBTA TOSAN 3 10 2011
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
Waxaan salaamayaa umada somaliyed marka xikta nabad waxaa lagu heli karaa shacabka iyo ciidanka amaanka isla shaqeeyaan eena sheegaan shacabka kuwa qas wada yaasha hadee arkaan in ee lasoo socosiiyaan ciidanka amaanka
marka hore waxaan salaamayaa shaqaalaha Raadyo Muqdisho marka xiga waxaan ahalkan talo uga soo jeedinayaa shacabka reer Muqdisho iyo Dawlada k.m.g ah, waxaanan leeyahay hamoogaanina nabada muqdisho in ay tahay Danab dhaliyihii(Generator) Soomaaliya oo dhan haddaan la dayactirin danab dhaliyahaasna, Soomaaliya sidaad ayay mugdi ugu jiraysaa. Danab dhaliyaha oo aan uga jeedo waa sida qaran in dalku helo idinka ayaa meesheedii jooga.
Waad salaaman tihiin shaqaalaha Radio Muqdisho .
FADLAN DHALLINYARTA MUQDISHO KU WACYI GELIYA IN DAMIIR LAAWAYAAL AY MUSTAQBALKOODA KU CAYAARAYAAN.
KUWAASI WAA KUWA DHALLINYARTA DABKA KU GURAYA ! ! !
WAA KUWA ADIGU IS QAXI OO HOOYADAA QARXI OO AABBAHAA QARXI DABADEED JANNADA AYAAD TOOS U GELAYSAAN CARRUURTA IYO DUMARKA KULA MEERAYSANAYA ? ? ? ! !
Marka hore wa salaamantihiin marka xigta waxa nabad lugu hela kara dadka somalida o fahmo qiima doladnimo oona gacmaha is qabsada waxa kale oo nabad lugu helikara cidan iyo shacabka oo xiriir yeesha
WAAD SALAAMAN TIHIIN BAHDA RADIO MUQDISHO
SALAAN KA DIB ALLAAH BAA MAHAD LEH MAR HADDII MAANTA QAAR KA MID AH HORJOOGAYAASHII KOOXDA KHAWAARIJTA GACANTA LAGU HAYO . KKKKKKK
XDS GUUL .TANI WAA WADDADII DAWLADNIMADA .
GARABKIINA ALLAAH HA GALO AAAAMMIIIIN
waad salaamantihiin dhaman shaqaalaha raadio muqdisho marka hore nabada waxaa laku helaa in dadka soomaliyeed eey fahmaan doladnimo waxa ey tahay marka xiga in dadka iyo dolada eey yeeshaan xariir hoose tan kale wa in dadka laka helaa inta badan dad eey dhab ka tahay dolad jeceel