Qeybta 3aad ee Barnaamijka Tubta Toosan oo ku saabsan Tacaddiyada loo geysto Meydka, DHEGEYSO
Published on March 11, 2011 by admin · 1 Comment · 1,786 views
Barnaamijka tubta Tosan waxaa todobaadkaan looga hadlayaa waxa ay diinta Islaamku ay ka qabto in lagu xadgudbo Meydka qofka bani’aadamka ah sida in la jiido ama dhibaato kale loo geysto.
Barnaamijka waxaa marti ku ahaa Sh Muuse Cagaweyne oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed oo si weyn u falaqeeyay waxa ay Diinta Islaamku ka qabto arrintaan iyo xormada uu leeyahay Meydka Qofka bani’aadamka ah.
Sidoo kale waxaa Barnaamijka ka qeyb galay Dadka Soomaaliyeed ee gudaha iyo dibadda jooga, ayagoo su’aalo arrintaan la xiriirta soo weydiiyay Sheekha oo jawaabo diini ah ka siiyay. DHEGEYSO
Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
WARKA SUBAX May 17.05.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
War Habeen 16-May-2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
WARKA DUHUR 16.05.2012
Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
Dadweynaha iyo gadiidleyda magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ...
Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
WARKA SUBAX 16.5.2012
Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...
Saraakiisha ammaanka Koontaroolka Afgooye ee magaalada Muqdisho ayaa ...
Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...
waan nisalaamay dhamaantii oo dha kawaran xaladada waasid kawaran xaladada idacada maxakacusub oo sokor dhay walaal kawaran tii magalada muqdisho waa cenke sagay walaal byyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyyy warye cali cadde subax wanaagsan oo idil