Wednesday, July 30th, 2014

Qaraxyada ay Al-Shabaab ka fuliyaan goobaha rayidka-DHAGAYSO

Published on June 21, 2013 by   ·   No Comments  ·   3,896 views

TubtaToosan1

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa shalay fuliyay weerar qaraxyo ah oo ay ku dhinteen in badan 15 qofood oo ay ku jiraan dad rayid ah.

Toddobo ka tirsan maleeshiyaadka oo hubeysan ayaa gudaha u galay xarunta hay’adda Qaramada Midoobay ee UNDP, inta la xaqiijiyay 8 qof oo ay ku jiraan ilaaladii xarunta ayaa ku dhintay weerarka,sidoo kale waxaa dhintay toddobadii weerarka qaadday oo qaarkood ay is-qarxiyeen qaarna la toogtay.TUBTA TOOSAN 19.06.2013

Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa ku faantay weerarkaasi oo ka mid ah dhowr weerar oo ay dad badani ku dhinteen oo ay ka fuliyeen goobo ay dadku badnaayeen sida Maxkamada gobolka Banaadir iyo meelo kale.

Barnaamijkeena Tubta Toosan ayaa uga hadalnay tallaabada ay Al-SHabaab ku bartilmaameedsanayaa goobaha rayidka, waxaana marti noogu ah Sheekh Muuse Macalin Cagaweyne.TUBTA TOOSAN 19.06.2013  

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

IMG_4708

Amb Cali Ameriko oo Maanta Booqday oo Deeq Lacageedna Gaarsiiyay Xarun Lagu Xanaaneeyo Gabdhaha la Kulmo Tacidiyadaha La Xiriira jinsiga “Sawirro”

Safiirka dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Amb ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
shir way

Madaxweynaha Iyo Ra’isul Wasaaraha Dalka Oo Si Isku Mid Ah U Soo Dhaweeyay Hishiiska ay Gaareen Maamulada Gobolada Dhexe “Sawirro”

Muqdisho, 30, luuliyo, 2014... Ra’iisul Wasaare Xukuumadda Federaalka ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WAR-HABEEN-30.07.2014.mp3"][/audio]
IMG_5593

Heshiis Maamul loogu dhisayo Gobollada Dhexe Oo Maanta lagu saxiixay Muqdisho “Sawirro”

Munaasabada heshiiskani lagu kala saxiixanayay oo lagu qabtay ...
gaashaandhiga

Wasaaradda Gaashaandhiga Oo In Ka Badan 24-sano Kaddib Maanta Ku Shaqo Bilowday Xarunta Wasaaradda Gaashaandhiga Ee Deyniile

Wasiirka Wasaaradda gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Gen Maxamed ...
Sequence 97.Still001

Maxkamadda darajada Koowaad ee ciidamada oo xukunno dil iyo xabsi daa’in ku riday Shabaab “Dhageyso+Sawirro”

Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-30.07.2014.mp3"][/audio]
howlgal

DAAWO VIDEO:- Ciidamada amniga oo toogasho ku dilay dhagar qabeyaal ka tirsan Al-Shabaab

Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa maanta aga ...
20140727_115323

Mataanno isku dhegan oo caafimaad dibadda ah loo raadinayo “SAWIRRO”

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda ...
IMG_4427

Dr Cabdiweli Gaas oo shahaadooyin guddoonsiiyay carruur da’yar ah “SAWIRRO”

Madxwaynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdiwali Maxamed ...
vlcsnap-2014-07-29-07h08m58s183

Gudoomiyaha Baarlamanka Maamulka Puntland Oo Booqanaya Deegaanno Hoos Yimaada Maamulkaasi

Wafdi uu hogaaminayey guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Puntland Siciid ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WAR-SUBAX-30-7-2014.mp3"][/audio]
DSCN9955

Daawo Sawirada:-Sida ay u Ciideen Soomaalida Ku Nool Magaalada Pretoria ee Dalka Koonfur Afrika

Akhristayaasheena sharafta leh waxa aan halkan idinkugu soo ...
100_8778

Danjire Cumar C/rashiid oo la kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Gobolka Minnesota “SAWIRRO”

Safiirka Soomaaliya ee  dalka Maraykanka Danjire Cumar  Cabdirashid ...
muqdisho-habeen

Isbaddel amni oo Muqdisho looga ciiday

Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah, ayaa so gabagabeeyey ...
astaanta-warka

Dhageyso warka habeennimo ee Radio Muqdisho.

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-29.7.2014.mp3"][/audio]
DSC06415

Hay’adaha amniga oo fashiliyay gaari lagu soo xiray walxaha qarxa “SAWIRRO”

Hay’adaha ammaanka dawlodda ayaa maanta fashilayay gaari uu ...
raashin qeybinta i c rc (7)

Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay raashin sakaatul fitri ah

Maamulka Deeganka taabto ee Gobolka Jubbada hoose ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-29-07-2014.mp3"][/audio]
100_8724

DAAWO SAWIRADA SIDA LOOGA CIIDAY BARIGA MAGAALADA MINNEAPOLIS

Salaada ciidul fitriga ee lagu qabtey bariga magaalada ...
igad

IGAD oo iska fogeysay warar been abuur ah oo ay baahiyeen Website-yada qaar

Xafiiska IGAD ee Muqdisho ayaa beeniyay warar been ...
Cabdi Catoosh (2)

Muwaadin Soomaaliyeed oo ay naafeeyeen burcad Koonfur Afrikaan ah oo codsaday kaalmo caafimaad “SAWIRRO”

Cabdi Catoosh Faarax, waa muwaadin Soomaaliyeed oo dhallinyaro ...
RIDWAAN

Wasiirka Diinta Iyo Owqaafta Oo Shacabka Soomaaliyeed U Diray Hambalyada Ciida

Ra'isul wasaare ku xigeenka dalka ahna wasiirka diinta ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-28.7.2014.mp3"][/audio]
DSC06358

Wasiirka Warfaafinta oo kulan qado ah la qaatay carruur indhoolayaal ah “SAWIRRO”

Kulankan qadada ahaa ee uu Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda ...
DSC01649

Daawa Sawirrada sida looga ciiday magaalada Cadaado

Deegaanada Ximan iyo Xeeb ee bartamaha Soomaaliya ayaa ...
Ciid

Dhageyso Barnaamijka gaar ah oo ka hadlaya sida Caalamka looga ciiday

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_5476

Wafdiga ka socda Xukuumadda ee ku sugan Hiiraan oo la ciiday ciidamada Jabuuti “SAWIRRO”

Wafdiga ka socda Xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-28.07.2014-.mp3"][/audio]
IMG_5987

DAAWO SAWIRRADA MADAXDA QARANKA OO KUMANAAN DAD AH LA CIIDAYA

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
DSC05952

Wasiirka Warfaafinta Oo La Ciiday Barakacayaal Danyar Ah (Sawirro)

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha mudane Mustaf Sheekh ...
DSC06140

Wasiirka Warfaafinta Oo Booqday Ilmo Mataano Ah Oo Isku Dheggan (Sawirro)

Wasiirka Warfaafinta mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ...
DSC05881

Madaxda Qaranka Oo Kumannaan Dadweyne Ah Salaada Ciidda Kula Tukatay Masjidka Isbaheysiga (Dhageyso+Sawirro)

Madaxda Qaranka oo uu ugu horreeyo madaxweynaha Jamhuuriyadda ...

Tubta Toosan

images (12)

Ramadaanka & Daadinta Dhiigga

Waxaan ku ku jirnaa tobankii dhexe ee bisha ...
TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
July

Islaamka iyo Waddaniyadda

Iyadoo loo dabbaaldegayo maalintii xorriyadda iyo Qarannimada Soomaaliya, ...