Wednesday, December 17th, 2014

Qalab Isboorti oo lagu wareejiyay maamulka dagmada Hiliwaa “sawirro”

Published on February 3, 2013 by   ·   3 Comments  ·   3,415 views

Maamulka Dagmada Heliwaa ee gobalka Banaadir ayaa maanta lagu wareejiyay Qalab Isboorti oo Dhalinyarada Dagmadaasi ay ugu diyaar garoobayaan ka qeyb galka Tartanka cayaaraha Dagmooyinka Gobolka Banaadir.

Munaasabad qalab isboorti lagu guddoonsiinayay maamulka dagmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir ayna ka qeyb galeen mas’uuliyiinta dagmada, madax ka socotay hay’adda Ordo oo qalabka ugu deeqeysay dhalinyarada Isboortiga ee dagmadaasi, haween iyo shacab waxaana munaasabada ay ka dhacday dagmada Hiliwaa ee magaalada Muqdisho.

Guddoomiyaha dagmada Hiliwaa ee gobolka Banaadir Cumar Cabdule Jacfaan oo hadal ka jeediyay munaasabada ayaa uga mahadceliyay hay’adda Ordo oo qalabka ugu deeqday isagoona intaasi ku daray in shacabka ku dhaqan dagmadaasi ay yihiin kuwo u heelan nabadda.

Sidoo kale Maxamed Muuse oo ka mid ah mas’uuliyiinta hay’adda ayaa tilmaamay in hay’adda ay dhinaco badan ka taageertay maamulka dagmada haatane ay diyaar u yihiin in ay sii xoojin doonaan.

Dagmooyinka gobolka Banaadir ayaa waxaa ka socda u diyaar garoowga ciyaaraha dagmooyinka waxaana qalabkan maanta lagu wareejiyay maamulka dagmada Hiliwaa uu qeyb ka qadanayaa sidii ay ciyaartoyda dagmadaasi ay ugu diyaar garoobi lahaayeen ciyaaraha gobolka.

vlcsnap-2013-02-03-13h17m11s84

vlcsnap-2013-02-03-13h17m27s237

vlcsnap-2013-02-03-13h17m48s197

vlcsnap-2013-02-03-13h17m58s34

vlcsnap-2013-02-03-13h17m58s34Photo By Xasan Cadde

 

 

Readers Comments (3)

  1. k naan says:

    woooooooow
    mashhallah
    wa guul..

  2. Asc bahda isbortiga marka labaad waxan halkaan kasalamayaa bahda rediyow muqdisho masha allh waad mahadsan tihin dhamaan waxaan
    Salamayaa dhalin yarada somaliyed dhamaan inta tagerta ciyaraha iyo inta tagerta dowlada waxaan leyahay waaa guul ku gara sanabadka sanadka kadambeya aaaamiin aaaaamiiin guuuuuuuul anagana waan ku sobiridonaAa mardhaw




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

MUUNGAAB

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir iyo shacabka soomaliyeed oo dhaweeyey Magacaabista Raisul wasaaraha Cusub

War qoraal ah oo kasoo xafiiska Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ...
unnamed

Qaxooti Soomali ay ku jiraan oo ku Hor banaabaxay Xarunta Dowladda Holland ee Heeg.+Sawirro

Qaxootiga ku nool wadanka Hollan ee Banaaka La ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-HABEEN-17.12.2014.mp3"][/audio]
IB0A5460

Ra’isul Wasaare Cumar C/rashiid Oo Sheegay In Uu Soo Dhisayo Xukuumad Tayo Leh

Ra'isul wasaaraha cusub ee uu goor dhow magacaabay ...
punt

Maamulka Puntaland oo Soo Dhaweeyay Magacaabista Ra’isul Wasaaraha Cusub

War qoraal ah oo ka soo baxay maamul ...
IB0A5462

Madaxweyne Xasan oo Ra’iisul wasaare u magacaabay Cumar Cabdirashiid “Sawirro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
Kulanka Baarlamaanka Maanta (15)

Baarlamaanka oo soo gabo gabeeyay akhrinta saddexaad ee hindise sharciyeedka guddiga xuduudaha

Guddoomiye ku-xigeenka guddiga arrimaha gudaha iyo amniga ee ...
astaanta_qaranka11 ok

Qaban qaabada magacaabista Ra’iisul wasaaraha cusub oo ka socoto xarunta Madaxtooyada

Munaasabad lagu magacaabayo Ra’iisul wasaaraha cusub oo ay ...
SIMAD

Arday dhigata Jaamacadda SIMAD oo soo bandhigay sida lagu nooleyn karo Afka Hooyo

Ardada dhigata fasalka BPA06 ee Jamacadda SIMAD oo ...
galgaduud

Guddiga Maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud oo hogaan doortay

Guddiga Maamul u sameynta gobollada Mudug iyo Galgaduud ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-DUHUR-17.12.2014.mp3"][/audio]
wasiir qoorsheel

Siihayaha Wasiirka Duulista Hawada oo ka hadlay Maamulidda hawada Soomaaliya

Siihayaha Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya mudane ...
caabudwaaq

Beelo heshiis ku kala saxiixday waqooyiga Gobolka Galgaduud

Kulan lagu soo afmeerayay xiisado colaadeed oo in ...
DSCF2032

Waddada Hanti Wadaag ee degmada Warta Nabadda oo dib u dhis lagu sameynayo “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna duqa Muqdisho mudane Xasan ...
tababar_5 (1)

33 Sargaal oo Tababar loo soo xiray

Saraakiil ka tirsan ciidanka xoogga dalka ayaa maanta ...
Howlgal Dayniile 5

Ciidanka XDS oo howlgallo ka dhan ah Shabaab ka wada deegaanno ka tirsan degmada Xudur

Ciidamada XDS ayaa howlgallo ka wada deegaano ka ...
unnamed

Wasiirrada Warfaafinta Kuwait iyo Soomaaliya oo kulan ku yeeshay Kuwait(Sawirro)

Kuwait, 17 December 2014 – Siihayaha  Wasiirka Warfaafinta ...
Cirfo

“Cirfo” oo sheegay in Shabaab laga sifeeyn doono dhawaan gobolka Galgaduud

Gudoomiyaha gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye “Cirfo” ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-17-12-2014.mp3"][/audio]
naafo

Wasaaradda arrimaha gudaha oo raashin gar gaar ah u qeybisay dad naafo ah

Wasaaradda arrimaha gudaha iyo federaalka ayaa raashin gargaar ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astanta warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-HABEEN-16.12.2014.mp3"][/audio]
dagaal

Ma bannaantahay in lala dagaallamo dowladaha? Dhageyso

Dalal badan oo ay Soomaaliya ka mid tahay ...
Gaalkacyo

Mas’uul ka tirsan Puntland oo booqday xabsiga Gaalkacyo

Wasiir-xigeenka howla guuud ee maamul Goboleedka Puntland oo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WARKA-DUHUR-16.12.2014.mp3"][/audio]
Garoowe1-460x343

Horumarinta xuquuqda haweenka oo Garoowe looga shiray

Kulan looga hadlayay hormarinta xaquuqda haweenka ayna soo ...
DHUUSAMAREEB

Amniga degmada Dhuusamareeb oo laga shiray

Kulan looga hadlayay amniga oo ay ka qeyb ...
isbitaalka-banaadir

Deeq dawo ah oo la gaarsiiyay cisbitaalka hooyada iyo dhallaanka ee Benaadir

Deeqdan   dawada ah  oo la gaarsiyay cisbitaalka Hooyada ...
DSCN6417

Tartan Ciyaareed oo lagu soo gabagabeeyay degmada Hodon

Tartan ciyaaro ah oo ay ka qeyb galeen ...
Cirfo

Guddoomiye Cirfo oo gaaray Guriceel

Gudoomiyaha gobolka galgaduud Xuseen Cali Wehliye “Cirfo” ayaa ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/12/WAR-SUBAX-16-12-2014.mp3"][/audio]
qq

Ciidammada oo howl-gal dad lagu qabtay ka sameeyay Muqdisho iyo Shabeellaha Hoose

Ciidammo isku-dhaf ah oo ka kooban Booliis, Nabad-sugid ...
vlcsnap-2014-12-16-02h24m06s158

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Iyo Wafdi Uu Hogaaminayo Oo Muqdisho Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyey “VIDEO”

Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Golaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda ...

Tubta Toosan

dagaal

Ma bannaantahay in lala dagaallamo dowladaha? Dhageyso

Dalal badan oo ay Soomaaliya ka mid tahay ...
download

Akhlaaqda Dagaalka iyo aragtida Islaamka Dhageyso

Toddobaadyadii  la soo dhaafay  maleeshiyada Alshabaab waxa ay ...

Naxariista iyo Fudeydka Islaamka-DHAGAYSO

Diinteenna Suubban ee Islaamku waa diin naxariiseed, waxayna ...