Wednesday, July 30th, 2014

Qaar ka Mid ah Qurba joogta Soomaaliyeed oo Bilaabay inay Dalka Maal-gashtaan“SAWIRRO”

Published on June 23, 2013 by   ·   No Comments  ·   4,873 views

Qaar ka mid ah ganacsatada soomaaliyeed ee ka yimid qurbaha ayaa bilaabay qorshayaal la xiriira mashaariic dib u dhis ah oo lagu sameynayo deegaanka Jaziira ee duleedka magaalada muqdisho.

Munaasaba ay maanta ku soo bandhigayeen mashaariicda dhsimo oo ay doonayaan in ay ka hir galiyaan deegaan Jaziira ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin uu kamid yahay gudoomiyaha Gobolka Banaadir, Maxamuud Axmed Nuur (Tarsan), gudoomiyaha Degmada Wadajir, ma’suuliyiin ka socotay rugta ganacsiga soomaaliyeed iyo marti sharaf kale oo ay ku jireen dad ajaanib ah.

Dhismayaasha ay dhisayaan ayaan ah dhismayaal ay u dhanyihiin dhamaan adeegyada kala duwan ee bulshada sida, iskuulaadka, masaajidyo, suuq dadku ay u adeegan doonaan iyo xarumo caafimaad.

Qaar kamid ah mas’uuliiinta ku howlan dhismayashaasi oo uu kamid yahay Maxamuud Cismaan Maxamed (taako) ayaa sharaxay ujeedka ay uga gol leeyihiin mashaaricdan dib u dhiska ah,isagoo sheegay in ay go,aansadeen inay maalgashtaan dalkooda si ay ugu daydaan dadka kale ee soomaaliyeed.

Gudoomiyaha maamulka Degmada Wadajir Axmed Xasan Cadow (Axmed Daaci) oo goobtaasi ka hadlay ayaa sheegey in arintini ay qeyb ka tahay horumarka magaalada muqdisho.

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Maxamuud Axmed Nuur(tarsan) oo goobtaasi khudbad dheer ka jeediyey ayaa sheegey in muhiim ay tahay in soomaalidu ay fahmaan maalgashiga dhulkooda hooyo, isagoo ku booriyay dadka soomaaliyed ee qurba joogta ah iyo ganacsatada kale in ay qaadaan talaabo taasi la mid ah.

Arintani ayaa u muuqata mid albaabada u furaysa in soomaalida kale oo ku nool gudaha iyo dibada dalka ay ku dhiiradaan maal gashi ay ku sameeyeen dalkooda taasi oo ka qeyb qaadanaysa dib u soo celinta ilihii dhaqaale ee dalka ayna abuurmi karaan fursado badan.

DSC06689DSC06691

DSC06693

DSC06697

DSC06702

DSC06715

DSC06712

DSC06713

DSC06734

DSC06737

DSC06738

DSC06692

DSC06724

DSC06744

 

DSC06721

 

DSC06748

DSC06740

 

DSC06727

 

Photoby:-Maxamed Ibraahim Raage (Honest)

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

DSCN9955

Daawo Sawirada:-Sida ay u Ciideen Soomaalida Ku Nool Magaalada Pretoria ee Dalka Koonfur Afrika

Akhristayaasheena sharafta leh waxa aan halkan idinkugu soo ...
100_8778

Ambassador CabdiRashid Cali Sharma’arke Oo La Kulmay Jaaliyada Soomaaliyeed ee Magaalada Minneapolis “SAWIRRO”

Safiirka dowlada Soomaaliya ay dhawaan u magacawday dalka ...
muqdisho-habeen

Isbaddel amni oo Muqdisho looga ciiday

Shacabka Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah, ayaa so gabagabeeyey ...
astaanta-warka

Dhageyso warka habeennimo ee Radio Muqdisho.

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-29.7.2014.mp3"][/audio]
DSC06415

Hay’adaha amniga oo fashiliyay gaari lagu soo xiray walxaha qarxa “SAWIRRO”

Hay’adaha ammaanka dawlodda ayaa maanta fashilayay gaari uu ...
raashin qeybinta i c rc (7)

Qoysas danyar ah oo loo qeybiyay raashin sakaatul fitri ah

Maamulka Deeganka taabto ee Gobolka Jubbada hoose ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-29-07-2014.mp3"][/audio]
100_8724

DAAWO SAWIRADA SIDA LOOGA CIIDAY BARIGA MAGAALADA MINNEAPOLIS

Salaada ciidul fitriga ee lagu qabtey bariga magaalada ...
igad

IGAD oo iska fogeysay warar been abuur ah oo ay baahiyeen Website-yada qaar

Xafiiska IGAD ee Muqdisho ayaa beeniyay warar been ...
Cabdi Catoosh (2)

Muwaadin Soomaaliyeed oo ay naafeeyeen burcad Koonfur Afrikaan ah oo codsaday kaalmo caafimaad “SAWIRRO”

Cabdi Catoosh Faarax, waa muwaadin Soomaaliyeed oo dhallinyaro ...
RIDWAAN

Wasiirka Diinta Iyo Owqaafta Oo Shacabka Soomaaliyeed U Diray Hambalyada Ciida

Ra'isul wasaare ku xigeenka dalka ahna wasiirka diinta ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeenimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-HABEEN-28.7.2014.mp3"][/audio]
DSC06358

Wasiirka Warfaafinta oo kulan qado ah la qaatay carruur indhoolayaal ah “SAWIRRO”

Kulankan qadada ahaa ee uu Wasiirka Warfaafinta Xukuumadda ...
DSC01649

Daawa Sawirrada sida looga ciiday magaalada Cadaado

Deegaanada Ximan iyo Xeeb ee bartamaha Soomaaliya ayaa ...
Ciid

Dhageyso Barnaamijka gaar ah oo ka hadlaya sida Caalamka looga ciiday

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
IMG_5476

Wafdiga ka socda Xukuumadda ee ku sugan Hiiraan oo la ciiday ciidamada Jabuuti “SAWIRRO”

Wafdiga ka socda Xukuumadda Fedaraalka ah ee Soomaaliya ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-28.07.2014-.mp3"][/audio]
IMG_5987

DAAWO SAWIRRADA MADAXDA QARANKA OO KUMANAAN DAD AH LA CIIDAYA

Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
DSC05952

Wasiirka Warfaafinta Oo La Ciiday Barakacayaal Danyar Ah (Sawirro)

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha mudane Mustaf Sheekh ...
DSC06140

Wasiirka Warfaafinta Oo Booqday Ilmo Mataano Ah Oo Isku Dheggan (Sawirro)

Wasiirka Warfaafinta mudane Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa ...
DSC05881

Madaxda Qaranka Oo Kumannaan Dadweyne Ah Salaada Ciidda Kula Tukatay Masjidka Isbaheysiga (Dhageyso+Sawirro)

Madaxda Qaranka oo uu ugu horreeyo madaxweynaha Jamhuuriyadda ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/Warka-Subax-28.7.2014.mp3"][/audio]
isbaheysiga

Muqdisho Oo Si Farxad Iyo Nabadgelyo Leh Looga Ciidayo

Iyadoo ay maanta tahay maalintii koobaad ee ciidulfidriga ...
unnamed

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa munaasabadda Ciidda hambalyo u diray Shacabka Soomaaliyeed:-War-Saxaafadeed

Muqdisho, 27 July 2014-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Guddoomiyaha Barlamaanka oo shacabka u diray hambalyada ciidda (Daawo)

Guddoomiyaha Barlamaanka Federaalka Soomaaliyeed, Mudane Maxamed Sheekh Cismaan ...
cabdiweli1

Ra’iisul wasaaraha Jamhuuriyadda oo shacabka ugu hambalyeeyey munaasibadda ciidda (Daawo)

Ra'iisul wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed, ayaa Warbaahinta Qaranka ...
unnamed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo Ummaddiisa ugu hambalyeeyey munaasibadda Ciidda (Daawo)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliyeed Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ...
ra isu;

Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo Ummadda Soomaaliyeed ugu Hanbalyeeyey Munaasabadda Ciidul Fidriga

Muqdisho, 27, July, 2014…. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Consultation Pictures (5)

Kulan wadatashi iyo xog is weeydaarsi dhexmaray Wasiiradda Haweenka, Xildhibaanada iyo Ururada Bulshada Rayidka “SAWIRRO”

Kulan wadatashi iyo xog is weeydaarsi dhexmaray Wasiiradda ...
vlcsnap-2014-07-27-16h21m08s215

Deeq Zakaatul fidri ah oo maanta loo qeybiyay boqalaal ruux oo isugu jira agoon iyo danyar ku nool Magaalada Gaalkacyo “SAWIRRO”

Deeqdaan oo ay soo dhiibeen Qaar ka mida ...
Ciid

Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday in ay Bari Ciid Tahay

Wasaarada diinta iyo Awqaafta xukuumada Soomaaliya ayaa goor ...
astaanta_qaranka11 ok

Guddiga sare ee Jaamacadda Ummadda Soomaliyeed oo la hirgeliyay (Dhageyso)

Madaxda sare ee dalka ayaa maanta ka qeyb ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/07/WARKA-DUHUR-27.07.2014.mp3"][/audio]
Sequence 95.Still008

Hotel cusub oo laga furay Muqdisho “SAWIRRO”

Ganacsato Soomaaliyeed ayaa Muqdisho ka hirgeliyay hotel cusub ...

Tubta Toosan

images (12)

Ramadaanka & Daadinta Dhiigga

Waxaan ku ku jirnaa tobankii dhexe ee bisha ...
TubtaToosan Logo

Ramadaanku waa Fursad Cibaado iyo Towbad Keen-DHAGEYSO

Waxaan ku jirnaa bisha barakeysan ee Ramadaan oo ...
July

Islaamka iyo Waddaniyadda

Iyadoo loo dabbaaldegayo maalintii xorriyadda iyo Qarannimada Soomaaliya, ...