Wednesday, August 27th, 2014

Qaar Ka Mid Ah Qeybaha Bulshada Oo Si Diiran U soo Dhaweeyay Go’aanadii Ka Soo Baxay Shirweyinihii Waxbarashada

Published on June 22, 2013 by   ·   No Comments  ·   1,033 views

Qeybaha kala duwan ee Bulshada Soomaaliyeed ayaa si diirran usoo dhaweeyay Warmurtiyeedkii ka soo baxay Shirweynihii Qaran ee looga hadlayay dib u qaabeynta iyo tayeeynta Waxbarashada dalka.

Qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan gobolkan Banaadir oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa si isku mid ah usoo dhaweeyay dadaalka dowladu ugu jirtu horumarinta waxbarashada dalka iyo shirweynuhii Qaran ee waxbarashada oo dhawaan lagu soo gebagebeeyay Muqdisho.

Dadkan ayaa ku booriyay dowlada iney sii waddo dadaalada ay ku horumarineyso waxbarashada soona celiso waxbarashadii lacag la’aanta aheyd iyo manhajkii mideysnaa ee dalka, waxeyna hoosta ka xariiqeen in ay dowlada ku taageerayaan arrintaasi.

Sidoo kale dadkani ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay in horumarinta waxbarashadu ay gacan ka geysandoonto xasilinta amaanka maadaama dhalinyaro badan la marin habaabiyay waxbarasho la’aan.

Arrintani ayaa imaaneysa xilli dowlada Federaalka Soomaaliya ay waddo dadaallo ay dib ugu soo celineyso adeegyadii waxbarashada kuna mideyneyso manaahijta waxbarashada dalka iyadoo qabatay shirweyne Qaran oo looga hadlayay waxbarashada dalka.

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

goodax

Wafdiga Dowladda Ee Ku Sugan Kismaayo Oo Guul Ka Gaaray Nabadeynta Deegaannada Jubooyinka

Waxaa maanta Deegaanka Goobweyn oo 30 km dhanka ...
vlcsnap-2014-08-21-08h42m44s116

DAAWO VIDEO:- Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Lurkii 20ka Sano Iyo Ladnaanta 20ka August “Qeybta 3aad”

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
Sh Cali Wajiiz

Sheikh Cali Wajiiz oo si qoto dheer uga hadlay taariikhda kooxaha xag jira

  Taariikhda Islaamka kuma cusba kooxaha xag jirka ah ...
JAWAARI GUDOOMIYE ANLE AH

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Ka Qeybgalay Munaasabad Ay Ku Qalin Jabinayeen Arday Dhameysay Jaamacadda Soomaaliya

Munaasabadani ay ku qalinjabinayeen in ka badan 574 ...
DSCF7361

Hay’adda UNDP oo maamulka Gobolka ka taageereya dhanka horumarinta Isboortiga

Kulankan ay wada qaateen Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka ...
tababar_5 (1)

Askar cusub oo tababar loogu soo xiray duleedka magaalada Beledweyne

Saraakiil ka tirsan AMISOM ayaa maanta tababar ugu ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-DUHUR-27.8.2014.mp3"][/audio]
Kulanka Haweenka

Xuska maalinta Xaquuqda Aadanaha Soomaaliya oo lagu qabtay Muqdisho

Munaasabad lagu xusayay maalinta xuquuqda Aadanaha ee Soomaaliya ...
madaxweynaha-safar

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hogaaminayo oo u amba baxay dalka Turkiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan ...
6

Cayaartooyda degmada Waaberi oo u soo gudbay Final-ka koobka tartanka Degmooyinka “SAWIRRO”

Tartanka kubadda cagta ee Degmooyinka Gobolka Benaadir oo ...
DSCN6941

Arday Soomaaliyeed oo ka qalin jebiyay Jaamacad ku taal Dalka Malaysia “SAWIRRO”

Ayda Soomaaliyeed ayaa  shalay uu qeyb ka noqday ...
Baydhabo-02

Wafdi Ka Socday Dowlada Ingiriiska Oo Baydhabo Kula Kulmay Gudiga Farsamo Ee Maamul U Sameynta Sadexda Gobol

Wafdi ka socda dowladda Ingiriiska oo  gaaray magaaladda ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Subax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-SUBAX-27-8-2014.mp3"][/audio]
taliska xds

Ciidanka XDS iyo AMISOM Oo Bilaabaya Howlgal Loogu Magacdaray “Badweynta Hindiya” (Daawo Video)

Talisyada ciidammada xoogga dalka Soomaaliya iyo  nabad ilaalinta ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150 (1)

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qoorsheel

Wefdi uu hoggaaminayo wasiirka Gaadiidka oo Baladweyne booqdey

Wefdi uu hoggaaminayo wasiirka Gaadiidka, Duulista iyo Hawada ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-HABEEN-26.8.2014.mp3"][/audio]
DSC00034

Wasiirka Haweenka iyo Philip Lazarani oo ka wada hadlay ilaalinta xuquuqda haweenka “SAWIRRO”

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xaquuqul insaanka ayaa ...
Banaan-bax

Banaan bax ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Muqdisho

Dibad baxaan oo ay ka qeyb galeen Boqolaal ...
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo dalka dib ugu soo laabtay

Guddoomiyaha baarlamaanka Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Maxamed ...
DSC_1178

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo la kulmay dhigiisa Wadanka Turkiga “SAWIRRO”

Wasiirka Gaashaandhigga ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
astaanta_qaranka11 ok

Akhriso Guddiga Farsamo ee Maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud oo la magacaabay

War-saxaafadeed ka soo baxay Waasaaradda Arrimaha Gudaha iyo ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdiso

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-DUHUR-26.8.2014.mp3"][/audio]
wasiir qoorsheel

Wasiirka gaadiidka oo Beledweyne kula shiray Maamulka Gobolka Hiiraan

Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Soomaaliya ...
Kismaayo

Wafdiga ka socda Dowladda oo Kismaayo kula shiray Maamulka KMG ah ee Jubba

Wafdigan uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha iyo Federaalka ...
DSC00015

Wasiirka Wasaaradda Haweenka oo la kulantay madax ka socotay ICRC “SAWIRRO”

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xaquuqul insaanka ayaa ...
DSC09977

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida oo qaabilay wefdi ka socda Qaramada Midoobay “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Ciidamada qalabka sida ee ...
gaalkacyo

Guddiga Farsamo ee Maamul u Sameynta Gobollada Dhexe oo la Magacaabay

Dowladda Soomaaliya ayaa magacowday guddiga farsamo ee u ...
bakool-map

Xaaladda Degmada Tayeegloow oo Deggan

Degmada Tayeegloow ee gobolka Bakool oo dhawaan ay ...
General-Diini

Taliyihii Hore ee Ciidamada Milatariga oo Soo Dhawaaweyay Howl-Gallada ka Dhanka ah Hubka

Taliyihii hore ee ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Jeneraal ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Subaxnimo

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WAR-SUBAX-26-8-2014.mp3"][/audio]
Calaq

XAMAAR WEYNE: Ciidamada Ammaanka oo Afartan Qof oo Maandooriye Isticmaalayay Xiray

Ciidamada ammaanka ayaa degmada Xamarweyne ka fuliyay howl-gal ...
tuuryare-620x330

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida: “In Al-Shabaab Guri Laga Kireeyo Waa Dambi”

Guddoomiyaha  maxkamadda sare ee ciidamada qalabka sida   ee ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

Sh Cali Wajiiz

Sheikh Cali Wajiiz oo si qoto dheer uga hadlay taariikhda kooxaha xag jira

  Taariikhda Islaamka kuma cusba kooxaha xag jirka ah ...

Islaamka iyo Xagjirnimada Dhageyso

Shareecada Islaamku waa diin dhex dhexaadnimo waxayna ka ...
Dhallinnyaro

Maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada, Waa side xaaladda dhallinyarada Soomaaliyeed?

  Maanta oo ay taariikhdu tahay 12 August waa ...