Tuesday, September 2nd, 2014

Qaar ka Mid ah Gudiyada Baarlamaanka oo Maanta Loo Soo Xiray Siminaar Afar Maalmood u Socday“SAWIRRO”

Published on June 23, 2013 by   ·   No Comments  ·   665 views

Tababarkan  soconayey afarta maalmood ayaa ku saabsanaa sameynta Maamullada gobollada iyo degmooyinka, waxaana loo qabtay guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka ee Barlamaanka soomaaliya, iyadoo ay sidoo kale la wadaageen maalmaha uu socday xubna ka socday guddiga dib u eegis Dastuurka, iyo guddiga Xuquuqul Insaanka iyo bini’aadannimada Barlamaanka.

Maanta ayuu si rasmi ah loo soo gabagabeeyey Tababarla,  iyadoo uu soo qaban qaabiyey xafiiska Siysaasadda AMISOM, ayaa waxyaabaha looga faa’ideystay iyo muddo uu socday waxaa warbaahinta sharaxaadka ka siiyey Guddoomiyaha guddiga Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Barlamaanka Soomaailya Fowsiyo Maxamed Sheekh.

Fowsiyo ayaa sheegtay inay faa,idooyin muhiim ah ay ka heleen tababarkan mudadii uu socday.

Dhinaca kale Madaxa siyaasadda AMISOM oo maanta goob-joog ka ahaa xeritaanka siminaarka ayaa isagana dhiniciisa sheegay in Tababarka uu ahaa mid fa’ido  ah Tayenta guddiyada Barlamaanka, isagoo intaa raaciyey in ay diyaar u yihiin in ay yihiin Tababarrada guddiyada kale.

Guddiga maanta Tababarka lagu baranayey sameynta maamullada gobollada iyo degmooyinka Soomaaliya ayaa waxaa horyaallada Hindise sharciyeedka sameynta maamullada oo ay soo gudbisay wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka, iyadoo welina lagu howlan yahay sidii loo eegi lahaa qaabka uu sameynsan yahay si loo meel mariyo.

IMG_1308

IMG_1310

IMG_1327

IMG_1340

IMG_1342

IMG_1344

IMG_1352

IMG_1355

IMG_1359

IMG_1360

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Jawaari

Ku-simaha Madaxweynaha dalka oo Baydhabo kula shiray qeybaha bulshada

Ku-simaha Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Mudane Maxamed Sheekh ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-DUHUR-02-09-2014-.mp3"][/audio]
astaanta_qaranka11 ok

Wasiirka Kalluumeysiga oo la kulmay mas’uuliyiin ka tirsan Hay’adda FAO

Wasiirka Kheyraadka iyo kalluumaysiga badda ee Xukuumadda Soomaaliya ...
4

Xaflad qalin jebin ah oo Arday Soomaaliyeed loogu sameeyay dalka Kuwait “SAWIRRO”

Ururka ardayda Soomaaliyeed ee dalka Kuwait ayaa soo ...
IMG_65411

shir looga halayo argagixisada oo ka furmay Kenya

shirka oo ay ka qeybgalayaan Hoggaamiyaasha dalalka Bariga ...
SHIRKA7

Suxufiyiin Soomaaliyeed oo Siminaar loogu soo gabagabeeyay Magaalada Kampala ee Dalka Uganda ”SAWIRO”

Siminaarkan oo ay ka qeyb galeen ku dhawaad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/Bandhiga-Waraysiyada-Mustaf-Warcadeeye-01.09.2014-ok.mp3"][/audio]
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka habeennimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-HABEEN-01.09.2014-ok.mp3"][/audio]
DSCN0150

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Baydhabo “SAWIRRO”

Ku simaha Madaxweynaha Dalka ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka ...
01 (12)

DAAWO VIDEO:Taliyaha ciidanka Xoogga Dalka oo qaabilay taliyaha ciidanka Mareykanka ee Geeska Afrika (Sawirro)

Taliyaha ciidammada Mareykanka ee dalalka Geeska Afrika Jeneral ...
1

Maamulka Gobolka oo gaadiid loogu adeegayo bulshada guddoonsiiyay shan Degmo(Sawirro+Muuqaal)

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta 5 gaadiid ah ...
somali-president-hassan-sheikh-mohamud

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kenya uga qeyb galaya shir looga hadlayo argagixisada

Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WARKA-DUHUR-01.09.2014.mp3"][/audio]
DSC08902

Jaamacadaha Soomaaliya iyo Jamhuuriya oo soo bandhigay arday cusub oo ay qaateen “SAWIRRO”

Munaasabaddaani dib loogu furayay Jaamacadda Jamhuuriya oo ay ...
unnamed (2)

Daawo Golaha Wasiirada oo meel-mariyay hindise sharciyeedka xeerka saxaafadda “SAWIRRO”

Muqdisho, September 01, 2014—Ra’iisul Wasaare-ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ...
Sawirka Gudoomiye Jawaari

Ku-simaha Madaxweynaha Dalka oo Baydhabo kula shiraya odoyaal dhaqameed

Ku-simaha Madaxweynaha dalka ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka ah ...
DSC00796

Xeer Ilaaliyaha Qaranka oo soo bandhigay warqado been abuur ah “SAWIRRO”

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Mudane Axmed Cali ...
vlcsnap-2014-09-01-13h44m54s131

Wasiirro Iyo Xildhibaano Ka Qeybgalay Xaflad Lagu Furayay Shirkada Duulimaadka Som Air(Sawirro+Muuqaal)

Wasiirro ka tirsan xukuumadda ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
heshiis

Dibadbaxyo Lagu taageerayay Heshiiski Barre Hiiraale Iyo Axmed Madoobe Oo Ka Dhacay Deegaanno Ka Tirsan G/Jubbada/Hoose

Dibadbaxyo lagu taageerayay heshiiskii lagu soo afjaray khilaafkii ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka SUbax Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/09/WAR-SUBAX-1-9-2014.mp3"][/audio]
IMG_65111

Ambasador Cali Americo oo Xalay Kulan La Qaaday Soomaalida Ku Nool Xaafada Islii iyo Saraakiisha Ammaanka “SAWIRRO”

Safiirka Dowlada Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
vlcsnap-2014-08-31-16h39m16s249

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo la wareegay deegaanno hor leh oo ka tirsan labada Shabeelle iyo Hiiraan “SAWIRRO”

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo kaashanaya kuwa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeen ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-HABEEN-31.08.2014.mp3"][/audio]
dhalinyaro

Guddiga maamul u sameynta Gobollada Mudug iyo Galgaduud oo la taageerayay

Kulankani lagu taagerayay magacabista guddiga maamul u sameynta ...
waali6

Wakiilada beesha caalamka ee joogo Soomaaliya oo soo dhaweeyay horumarka laga gaaray dib-u-heshiisiinta Kismaayo

Muqdisho, 31 Agosto 2014 – Qaramada Midoobay, Urur ...
wasiirka warfaafinta

Weerarakii gaadmada ahaa ee Al-shabaab ku qaaday xabsiga Jilicow oo guuldaro ku dhamaaday War-saxaafadeed

Agosto 31, 2014....Ciidamada amniga ayaa gaashaanka u daruuray ...
astaanta_qaranka11 ok

Wasaaradda Caafimaadka oo daah furtay shir looga hadlayo horumarinta adeegyada caafimaadka “DAAWO”

Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta daah ...
IMG_0458

Majmaca Culimada Soomaaliya oo Muqdisho ka hirgeliyay xafiis loogu adeegayo bulshada “SAWIRRO”

Majmaca Culimada Soomaaliya ayaa maanta furay xafiska la ...
Dagaal-1

DAAWO: Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo la wareegay deegaanka Dhiin-garas ee G/Sh/Dhexe

Ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya gaar ahaan kuwa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/08/WARKA-DUHUR-31.08.2014.mp3"][/audio]
howlgal

DAAWO VIDEO:Ciidamada nabad sugidda oo ka hortaggay weerar ay Al-Shabaab ku qaadeen xarunta Nabadd sugidda ee Gobolka Benaadir

Ciidamada Hay’adda Nabad sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ayaa ...
Marwo Khadiijo

Wasaaradda Haweenka oo gaadiid ku wareejisay arday agoon ah “DAAWO VIDEO”

Wasiirka Haweenka iyo xaquuqul insaanka Xukuumadda Soomaaaliya  Khadiijo  ...
2

Xiriirka Kubadda cagta Soomaaliyeed oo guddoon cusub yeeshay “SAWIRRO”

Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtey Doorashadii 6-aad ee ...

Tubta Toosan

Sh Cali Wajiiz

Sheikh Cali Wajiiz oo si qoto dheer uga hadlay taariikhda kooxaha xag jira

  Taariikhda Islaamka kuma cusba kooxaha xag jirka ah ...

Islaamka iyo Xagjirnimada Dhageyso

Shareecada Islaamku waa diin dhex dhexaadnimo waxayna ka ...
Dhallinnyaro

Maalinta Caalamiga ah ee dhallinyarada, Waa side xaaladda dhallinyarada Soomaaliyeed?

  Maanta oo ay taariikhdu tahay 12 August waa ...