Puntland Oo Soo Bandhigtay Dooni Hub Siday Oo Ciidammada Baddu Ay Qabteen “SAWIRRO”
Published on October 19, 2012 by Jayte · 3 Comments · 2,886 views
Ciidamada badda ee Puntland ayaa hawlgal kuso qabtay Doni hub badan ay sarnayen Oo isugu jira lidka diyaaradaha, kuwa taangiyada iyo Minoyinka laqarxiyo
Howlgalka oo dhacay xilli hore oo shalay ah ayaa kadambeeyay, kadib markii dad kusugan degmada Qandala ay usoo gudbiyeen maamulka degmada Qandala inay arkeen dooni iyo ragi Watay ay uga shakiyeen inay hub wadaan.
Doonida lasoo qabtay ee hubka waday ayaa waxaa si wadajir ah saxaafadda ugu soo bandhigay gudoomiyaha gobolka Bari Cabdi Samed Maxamed Gallan iyo taliyaha ciidamada badda Puntland ee howlgalka fuliyay.
Taliyaha ciidamada badda Puntland Gaashanle sare Cabdirisaaq Diiriye Faarax oo ugu horayntii shir saxaafadeedka ka hadlay ayaa sheegay hubka lasoo qabtay inay isugu jiraan lidka diyaaradaha, kuwa taangiyada gawaarida gaashaaman, aaladaha qarxa iyo noocyo badan oo hub ah, isagoo sheegay howlgalkan inuu hogaaminayay gudoomiyaha gobolka Bari Cabdi samad Maxamed Gallan.
Gudoomiyaha gobolka Bari Cabdi samad Maxamed Gallan ayaa isaguna xusay kalluumaysato deegaanka ah oo markii hore arkay doonida iyo ragga lasocday markii ay ka shakiyeen kadib ay u gudbiyeen maamulka degmada Qandalka, kaasi oo isagana warbixintan soo gaarsiiyay maamulka gobolka iyo saraakiisha amaanka.
Hubka ayaa waxaa uu sheegay in doonida ay keentay meel lagu magacaabo Hooriga oo dhowr Kiillo Mitir u jirta degmada Qandalla, ciidanka ilaalada xeebaha Puntland ayaa howlgal ku qaaday goobta lageyay hubka.
Hawlgalkan Ay cidamada ila lada Bada Puntland ay kuso qabten Donidan hubka kala duwan waday aya waxa ay Hawlgan mid lamidaha Oo lagu so qabtay waxa ay fuliyen 21-kii bishii July ee sanadkan
Hubkan kala Duwan ey so qabten Cidamada Amanka Puntland aya waxa ay shegen Sarakisha Amniga in u ku wajahna Deganka Galgala Ee Buralayda gobolka Bari Oo ay ka dagalaman Maleshiyadka Shabab .






Photo By:-Axmed Naasir Maxamuud
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
WAR HABEEN 18 05 2013
(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi cusub ...
WAR HABEEN 17.05.2013
Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku ...
WARKA SUBAX 17.5.2013
Waxaa si aad ah u sii kordhaya mudooyinka ...
Ciidamada qalabka sida ee Somaliyeed oo ku sugan ...
Waxaa saaka daggan xaalada deegaano ka tirsan gobalka ...
Hogaamiyihii ururkii burburay ee Xisbul Ismaan Xasan Daahir ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
War Habeen 16-May-2013
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Dowladnimo jir,ileen dalka iyo dadka ayaad dugaal u tahaye
yaa salaam waxaas ayaa ciidan la yiraah
waa in la dalacsiiyaa ragga soo qabtay
wax lagu dhibaatan rabay ummada soomaaliyeed, askartii soo qabatay, aad
iyo aad ayay u mahdsan yihiin ummada abaal bay idin haysaa, intaas kabadna ALLAH ha idinku abaal mariyo
Mahadsanidiin ciidamada iyo shacabka puntland qabta hubka lagu naafeynayo dhamaan somalida oo dhan. shaqo wacan