Olole Nadaafadeed oo ka bilaawday dagmada C/casiis “sawirro”
Published on February 3, 2013 by Canab · 16 Comments · 4,181 views
Olole Nadaafadeed oo qeyb ka ah bilic soo celinta magaalada Muqdisho ayaa si habsami leh uga soconaya Dagmada C/casiis ee gobalka Banaadir iyadoo sidoo kale Ololaahaasi uu si guud uga soconayo dhamaan dagmooyinka Gobalka Banaadir.
Ololahan nadaafadeed ee maanta ka bilaawday dagmada C/casiis ee gobolka Banaadir ayaa ah mid ay ka qeyb qadanayaan shacabka ku dhaqan dagmadaasi, waxana uu ka socda dhamaan Afarta Waaxood oo ay ka koobantahay.
Guddoomiyaha dagmada C/casiis C/llaahi Xasan Xuseen oo la hadlay warbaahinta Qaranka xili uu kormeerayay goobaha ay ka socdeen nadaafadda ayaa sheegay in shacabka dagmada C/casiis ay diyaar u yihiin sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen tartanka loogu jiro nadaafadda kaas oo uu ku dhawaaqay R/wasaaraha Soomaaliya in la siinayo lacag abaal marin ah dagmadii gasho kaalinta koowaad.
Sidoo kale guddoomiyahay ayaa intaasi ku daray in qaar ka mid ah haweenka ka qeyb qaadanaya ololaha nadaafadda ay horay ugu shaqeyn jireen iskaa wax u qabso iyagoo dhiira galin ka helaya hay’adda DRC.
Dhowaan ayay aheyd markii uu R/wasaaraha Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid uu ku dhawaaqay in abaalmarin lacageed oo gaareysa 15 kun oo doolar la siin doono dagmadii gashaa kaalinta koowaad.








Photo By Xasan Carab
Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
war duhur 18.05.2013
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi cusub ...
WAR HABEEN 17.05.2013
Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku ...
WARKA SUBAX 17.5.2013
Waxaa si aad ah u sii kordhaya mudooyinka ...
Ciidamada qalabka sida ee Somaliyeed oo ku sugan ...
Waxaa saaka daggan xaalada deegaano ka tirsan gobalka ...
Hogaamiyihii ururkii burburay ee Xisbul Ismaan Xasan Daahir ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
War Habeen 16-May-2013
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho ...
Maajo 16, 2013, Muqdisho
Ayadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ...
WAR DUHUR 16.05.2013
Golaha wasiirada Dowlad Gobaleedka Galmudug ayaa maanta soo ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
Mashallah waa arin aad u fiican Laakiin aawey ragii dumar lee u jeednaaye, mise raga waxlee dumeeyaan oo wasaqeeyaan oo nadaafada lama tuso, hm?
woooooooooow, mashallah ayan leeyahay haweenka iyo ragga somaliyed siiba haweenka wadaniyaasha ah ee dalkooda dib u dhiskiisa u taagan day and night..viva somalia
MASHA’ALAAH AYAN LE YAHAY.
Masha allah masha allah
Waaa ku faraxsan nahay in dalkena aan dhisaneno hadaa nahay umada soomaaliyeed guuuuuuuuuuuuuuuuul ayeee inoo tahay
yes
This is somalia getting clean yaasalaam step by step baa meel lagugaaraa
An igloo ah midi amid dadka kunool c/siis waxaan Aad ugu faraxsanahay in u Madaxa degmada oo u tagan yahay in lagashaqeeyo nadaafada lahormariyo waana waa jibsaaran g/Miyaha. Waxaan dhihikarnaa maadaam aan nahay dadka kunool d/mada waa ku qanacsanah, side uu maamulkiisa u shaqeynaayo,
masha alalah waa wax fiican anigawaan imanayaa wadanka waxaana maalmo lacag la,aabn ayaan ku shaqeeynayaa waan u xiisay wadankeeyga
waxa kamaqan booskooda wa dhalin yaradii aaway dhalin yaroo isku qeybiya labo ciidan iyo nadaafada casimadda guuul
cabdal casiis way baaba’san tahay
aaway dadkeedii
masha’allah ololahan aadban ugu faraxsanahay hadan nahay bulshada , ra’isul wasaraha wan uga mahad celineyna tartanka uu geliyey tartanka degmoyinka iyo balanqadkisa ,
insha’allah degmada hoddan ayan urajeyna inay lahoyato nadafada iyo guusha dhanka hormarka
MAasha allah alle qeer ha siiyo dadka wax qasanaayo runtii waa wax laku farxo maasha allah dadaalla.
masha allah waaan ku farax sanahay deg madeeydi ex in sidaan loo qurxiyo wana Rajeynayaaa in aaay ku guuleysan doonto abaal marinta bcz datka ku nool waa dat waqti walbo jecel in aaay degmadooda degma yaasha kale ka qurxonaaato guul ayana u rajeynayaa insha allah ilove degmada cabdi casiis xeeebta liido masjitka cabdi casiis sarta kaluunka
WAAAAAAAAAAAAAAW WAAAAAAAAAAAAAAAW SOMALIA VIVA C\CASIS VIVA
MAASHA ALAAH NADAAFADA WAA NOLASHA BARKEEDA GUULEYSTA HAWEENKA SOOMALIYEED MEELKASTA AAD JOOGTAAN