Thursday, May 23rd, 2013

Olole Lagula Dagaalamayo Aqris Qoris La’aanta Oo Ka Soconaya Deegaannada Maamulka Ximan Iyo Xeeb”SAWIRRO”

Published on June 25, 2012 by   ·   21 Comments  ·   4,613 views

Olole looga hortagayo aqris qoris la’aanta ayaa ka soconaya deegaano ka mid ah maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb.

Ololahan oo loogu magac daray cirib tirka aqris qoris la’aanta ayaa waxaa fulintiisa iska kaashanaya Mu’asasada waxbarashada ee Iftiin iyo NGO-ga RAJO, iyadoo Ololahan ay ka faa’iidaysanaayaan kumanaan dad ah oo isugu jira Rag iyo Haween da’ walba leh.

Ololahan oo bilowday horaantii bishan ayaa ka soconaya ku dhawaad 14-Tuulo oo ka mid ah deegaanada Ximan iyo Xeeb, waxaana koox ka mid ah ardada dugsiyada sare ee Iftiin oo Mu’asasadu ay deegaanadaasi gaysay ay dadka barayaan qorista iyo aqrinta Luqadda Soomaalida iyo xisaabaadka aas aasiga ah.

Mashrrucan lagu cirib tirayo aqris qoris la’aanta oo socon doona ilaa dhamaadka bisha soo socota ee July ayaa waxa uu noqonayaa kii ugu horeeyay ee deegaanadan laga fuliyo wixii ka dambeeyay dawladii dhexe ee Soomaaliya.

Photo by Mohamud Abdi Dirshe

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

Readers Comments (21)

  1. moo says:

    mansha allah ximin iyo xeeb waa dad hormar diyaar u ah ee aan ku mashquulin siyaasada la isku wareeriyay runtii wax lugu dayday mudanyihiin.

  2. xasan cabdi cismaan says:

    mash allah waa wax wanagsan lagu farxo halasii wado tulo kastana halageyo olalaha wax barasho si umadu jahliga uga baxdo qorayga qalinka halagu badalo insha allah somaliya oo aqon leh ayan rajeyneyna bi idni laah

  3. waa arin kudayasho mudan arinta uu maamulka ximan iyo xeeb ku dhaqaaqay waana arin 100% muhiim u eh shacabka somaliyed ..

  4. galdogob boys says:

    waan bogaadinayaa howl wadeenada ximin iyo xeeb iyo shaqsiyaad kastoo u istaaga samata bixinta xaalada qalafsan ee dalku soo maray waxay isoo xasuusiyeen barnaamijkii ololaha afka somaliga ee 1974 tii taariikhda ayaa xusi doonta dadaalkiina horay usii wada yaanu arinkiinu noqon laab lakac guul iyo horumar ayaan idiin rajaynayaa garabkiina ayaan joognaa adinka iyo cid walboo wanaag wada.

  5. faid says:

    Alaha garab galo

  6. Maashaa’allah, waa Olole muhiim ah kuna soo aaday waqti baahi wayn loo qabay, Ololahan waa kii ugu horeeyey ee Ximan iyo Xeeb laga hirgaliyo wixii ka dambeeyay dawladii dhexe ee Soomaaliya, waqtigii macalimiinta PPD-da

  7. dalmar says:

    maasha alaah alle ha idinbarakeeyo

  8. gadare muwaadin says:

    masha alah maamulkaan waa kan indhaheega soo jiitey

  9. Abwaan geelle says:

    Maashaa allaah, waa hawl aad iyo aad u wanaagsan

  10. Soomaali says:

    Maadama aad dadka afsoomaali bareysaan waxaan inaad waxa walba afsoomaali ku qortaan intii aad english ku qori lahaydeen

  11. faysal says:

    Maashaa allah qoriga dhig qalinka qaad
    waa wax lagu farxo dadkeena waxay isku laynayaan waa aqoon la,aan IFTIIN WAAN IDIIN LEEYAHAY HANBALYO.

  12. Abdiaziz says:

    Aqoon la,aan waa iftiin la,aan dalkina dhibaatada waxaa kow ka ah aqoon la,aanta

  13. mubaarak says:

    maashaa ALLAAH waa wax aad logo farxo in aan ka baxno jahliga waayo aqoota waa iftinka nolosha aduun iyo aakhiro qofka ALLE wuxuu na dhahay masinna qof wax yaqaan iyo qof aan waxba aqoonin mar hadii aqoonta lagu sarreeyo aqoon la aantu waa jahli waliba waxan ku talin lahaa dadka waweyn iney lagudaro wax barashada koleey qofki wax baranayo waa laso dhoweynaya lakin halagu dhirigaliyo insha ALLAAH mahadsanidiin ALLE ha idiin saqiro dadka wax baranayo iyo macalimiinta wax bareyso dhamaan AAAMIIIN

  14. maxamad wadeni says:

    waxaa xaqiiq ah dadku in uu rabo waxabarashada, lkn eey heeso dhaqaalo xumi heesa dadka,waxaan u mahad celinayaa ururka rajo iyo dhamaan intii jecel in eey gacan kageesato waxbarista dadka soomaaliyeed meelkasto oo eey joogaan, waxaan ka codsanayaa wasaarada waxbarashada soomaaliyeed iyo maamulada kajira dalka in eey iska kaashtaan sidii jahliga loola diriri lahaay waayo waxaan ognahay umadi inteey aqoonteeda la egtahay ayeey hormarkeedana la egtahay,

  15. mahdi says:

    Mashaallah

  16. Rooble says:

    Maasha Allah Ilahay ayaa ku mahadleh,,,walee reer ximan iyo xeeb wado cusub fure waa dad dhinac isu raacay,,balantoodu waa hormar iyo hore u socosho.,, wadadaas haya

  17. mashaa allah waa laah mahadiis hdiidadkeena ay garteen in ay wax barashadu muhiim tahay waana arin fiican waxaan leeyahay haku daydeen maamulada kale runtii aniga waxaan ka soo jeedaa ximim iyo xeeb waana ku faraxsanahay waadna mahadsantihiin radiomuqdisho angoo ku hadlaya jaaliyada angola thanks all byyyyy

  18. Abdiqani Siyad (UK) says:

    aww Runtii waa wax lagu farxo in olole nuucaan oo kale ah dad soomaaliya ay sameeyaan, Iftiin Education & Development Association & Rajo (we are proud of you) waxaan kale oo maqlay in ay Iftiin kumanaan ardo soomaaliyeed ay lacag la,aan wax kubarto marka waa iney dowlada dhexe ay caawisaa si ay usii wadaa wax barrida ardada Soomaaliyeed. Ilaah ha caawiyo qofkii ummada soomaaliyeed caawiya

  19. Mohamed Dahir Ali says:

    ALLAHU-AKBAR ALLAAH ayaa looga mahadceliyaa horumarka cusub oo ka socda XIMAN iyo XEEB,Waxaana rajeyneynaa horumarkaan iyo mid la mid ah in uu noo siyaado insha allaah

  20. Macruuf says:

    Waa wax qabad dhab ah oo lagu farxo…Halkaasna halaga sii wado ilaa laga cirib tirayo jahliga.. Waana arin kudayasho mudan. waa eyna wada mahadsan yihin dhaman inta ka wada qeyb qaadatay.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

qeybdiid Galmudug State President

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasad loo qabtay arday ka qalinjebisay dugsiga sare Mudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Sawirka 1

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga Sucuudiga.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweyne-xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay 50 guuradii Midowga Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
dibad_ba_3

Dibadbax lagu taageerayay waxqabadka dowlada iyo mowshinkii la baajiyay oo ka dhacay Muqdisho”Sawirro”

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Hobyo_view

Duqa dagmada Hobyo oo sheegay in ay wadaan waan waan lagu doonayo in ay xiisad ka dhalan dil shalay ka dhacay ceel huur

Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
muqdisho_1

Odayaasha dhaqanka Muqdisho oo soo dhaweeyay mushinkii ay la laabteen xildhibaano ka tirsan baarlamanka

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 23.5.2013
Al-Shabaab Awood Daciifid 4

Maleeshiyaad ka tirsan shabaab oo qasaare loogu geystay xadka u dhaxeeya Somaliya iyo Ethiopia

Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
south africa

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalka S/africa iyo S/zerland oo soo dhaweeyay go’aankii xildhibaanada ay uga noqdeen mushinka

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee  ku nool dalalka South Africa ...
DSC03854

Dowladaha Sudan iyo Soomaaliya oo Hishiis Dhanka Ciidanka Xooga ah kala saxiixday :- Daawo Sawiro

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 22.05.2013
DSC03786

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga oo Galabta booqday Meelo dalxiis iyo Xarumaha Sports-ka ee Raacsaan Wasaaradda Gaashaandhiga ee Dalka Sudan.

Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  Mudane C/xakiin ...
DSC00908

DAAWO SAWIRRADA;-Sida Ay Shacabku Ugu Damaashaadaan Xeebta Liido Maalmaha Aan Jimcaha Aheyn

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
PM AU (4)

R/wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
20130518_141000

DAAWO SAWIRRADA:- Bandhig dhaqamed ay ka qeyb galeen jaaliyadda Soomaaliyeed oo lagu qabtay dalka Turkiga

Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
shabaabaaa-620x330

Haraadiga maleeshiyaadka Shabaab oo boob ku haya xoola dhaqatada G/Hiiraan

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 22.05.2013
naafada

Naafada danyarta ah ee ku nool degmada Dhuusamareeb oo gargaar loo geybiyay

Deeq Raashin gargaar ah  ayaa maanta loo qeybiyay ...
k 1

Bukaanada jiifa cisbitalka Keysaney oo loo qeybiyay deeq lacag ah”Sawirro”

Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
kulanka baarlamanka

Baarlamanka oo maanta kulmay iyo mudanayaasha oo dib uga laabtay mowshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Fiqi

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Oo la kulmay madaxweynaha dalka Sudan.

Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subax ee Radiomuqdisho

War Subax Arbaco 22-05-2013
Qadar 10

Shirka Isku-imaatinka 13-aad ee Doha oo maanta la filayo in lagu soo gabagabeeyo magaalada Doxa ee dalka Qadar.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
r

Maamulka Galmudug oo ganaax lacageed dul dhigay Gawaari ay ku rarneyd Dhuxul laga jaray deegaanada maamulkaasi.

Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
DSC01526

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan kormeerkii uu ku tagey Deegaanada Ceelgaal iyo tuulooyin kale oo katirsan gobolkaasi.

Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
nn

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta bilaabaya dooda Mooshinka laga keenay xukuumadda.

Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
elman

Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray

Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 21-May-2013
DSCN6980

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika iyo Wasaarado ka tirsan Dowladda Koonfur Afrika oo ka shiray Arimo Muhiim ah “SAWIRRO”

Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
afhayeenka amisom

Ciidamada AMISOM oo sheegay iney guri guri u baaridoonaan Muqdisho

Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 21.05.2013

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*