OGEYSIIS: Xaflad Balaaran oo lagu Taageerayo Madaxweynaha Cusub oo lagu Qabanayo London
Published on September 14, 2012 by Jayte · 2 Comments · 2,092 views
Waxaa lagu wargelinayaa Jaalliyadda Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ingiriiska in lagu qaban doono magaalada London ee caasimadda dalka UK xaflad Balaaran oo lagu taageerayo Madaxweynaha Cusub ee Soomaaliya Prof. Xasan Sheekh Maxamuud, laguna Sagootinayo Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed.
Xafladaan lagu Taageerayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxay dhici doontaa Maalinta Sabtida ah ee bari, Bishuna ay tahay 15/09/2012 Sacadduna tahay 17:00 pm ama 05:00 galabnimo.
Goobta Xaflada lagu Qabanayo Waa Prince&Princess Halle, 4 Princes Road Edmonton London N18 3PR.
Taageeradaada u Muuji Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliyeed Prof. Xasan Sheekh Maxamuud.
Kasoo Qeybgal Wacan.
Kala Xiriir Wixii Faahfaahin Intaasi Dheer Guddiga Qaban-qaabada:-
Shamso Bashiir – 07985207126
Zamzam Cali – 07904461248
Daahir – 07940200315
Bulsho – 07958753145
Maryan – 07445312929
Iligsiib – 07908633734 iyo Xaliimo – 07534567299
Ilyaas Qalinle.
London Uk.
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Warka Subax 20-05-2013
Wafdi uu Hogaaminayo Wasiirka gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Dadka kunool deegaanka Beledulamiin ee gobolka Shabeelada Hoose ...
Xili magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ...
Kuxigeenka ra’isulwasaaraha ahna wasiirka arimaha dibada Soomaaliya Fowsio ...
Qaar kamid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee kunool dalka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wafdigan uu Hogaaminayo Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ...
Maxkamada darajada kowaad ee Gobolka Bari ayaa xukuno ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
walaal waxaan kaloo aan idnka codsanayaa inaad sidoo kale aad noo baahisaan waxaan jecelnaya inaan malinta sabtida ah ee birto haduu ilaah idmo inaan jecelnaya inaad qabano xaflad lagu taagerayao maxadax wenaha umada somaliyeed ee hada ladortay mudane xasan shiiq maxamuud waxayna ka dhaceysaa wadanka marekanka gaar ahaaan CHICAGO IL U.S.A walaal qotii intaas faa fahin ubaahan waxay nagala soo xiri kartaa talefana kala ah gudomiye cabdi gureey 1773-593-6398 iyo
1773 986 1533 abdishakur turyare halka lagu qabanaay
Soooooooomaaaaaaaaaaaaaliiiiiiiiiiiiiiiii haaaaaanooooooooooolaaaaaaAaatooooooooooooooooooooooooooooooo