Sunday, November 23rd, 2014

Ogeysiis Maamulka gobolka Banaadir waxa uu idiin hayaa fursado qandaraas dhismo fadlan eeg Faahfaahinta

Published on January 20, 2013 by   ·   41 Comments  ·   11,199 views

Re-advertisements

Invitation to Bid

GRANT #: MOG157

 

Dan Guud (DG) hereby invites qualified Bidders to submit their proposals for rehabilitation of 7 offices, DC admin block (4 rooms and 2 toilets), 2 meeting halls and 4 toilets in Yaaqshid District Centre, Benadir Regional Administration.

 

The Terms of Reference of the project, the tendering instructions, the Bill of Quantities (blank), the technical specifications and the designs for the aforementioned can be obtained from the DAN GUUD Office at Benadir Regional Administration Office during the working hours from 8:30 AM up to 3:30p.m. (Sunday to Thursday) as soon as the advertisement goes on the newspaper(s) and Hiiraan online.

 

General Conditions:

 

  1. All Bids should include the firm’s profile, past performance/experience records on constructions business and other relevant credentials. All bidders must provide detailed proofs of ongoing works and recently completed works with value/year of completion along with up to date list of personnel and equipment you intend to make available for this project
  2. All bidders must provide proof of registration from Benadir Regional Administration (BRA) granting them permit to perform the works and services required in this Project. All bidders are required to conduct ocular inspection of the project site in order to gain good understanding to the project requirements and the surrounding environment of the project site which will have impact on the implementation strategy to be used in the Project.
  3. Bidders must fully comply with all documentary requirements and must submit all documents required in this instruction or any succeeding correspondence after issuance of this instruction and deposit a non-refundable $25 application processing fee in the Dan Guud dahabshiil account # MUQ 0011154 and provide copy of the deposit slip when submitting bid documents. DAN GUUD reserves the right to reject the bid of any bidder that fails to comply with this condition.
  4. The bids to be submitted in sealed envelopes to the office of the DAN GUUD Office at Benadir Regional Administration not later than 30th January 2013 at 1600hrs or the bidders can be sent the soft copy their bids to this e-mail: danguudprocurement@gmail.com

 

Please contact amuse.tisiom.dg@gmail.com for any technical enquires.

 

DAN GUUD shall notify the winning Bidder in writing within Five (5) working days of the Bids unfolding.

 

The DAN GUUD (DG) reserves the right to reject the whole or part of any or all Bids.

 

Date: 19th January, 2013.

 

 

Readers Comments (41)

  1. axmad says:

    waan kaxumaha ma ahan af momali ma ahan wax aan fahmayo. fadlan kasoo dhiga qoraalkaan soomaali

    mahadsanideen

    • ak says:

      qosol badanaa,
      hadaadan wax sheegayn iska aamus.

      af somali lagu sheego hadalkaas wuxuu imaadaa markay nabad jirto, 20 sano ayaad dagaalamaysay af dagaal kaliya ayaad taqaanaa marka bal iska aamus.

      • ogaal says:

        AK qosol badanaa ayaad tiri ma waxaad ku qososhay in la yiri ingiriis ma fahmi karno, walaaloow ma waxkale oo qosol kula noqda ayaad weeysay walaalku wuukaa saxan yahay afkeenu xabad ma noqon hadii sano dagaal lagu jirey waana ka kaaftoonaa in aan english wax ku qorno marka adiga iyo qoloda saan wax usoo qortayba waxaan leenahay waa ceeyb in dowlad madax banaan oo af iyo dhaqan leh ay af shisheeye adeegsato.

        • asad says:

          aad iyo aad aan kugu raacsanahay walaalkeey ogaal.walaalkaan AK la dhahaayo waxaa ceeb la nakhatay in afkeena hooyo lagu khoro arintaan.
          wallahi waa wax laga xishoodo.
          war wadanki dadka joogo maaku khasbeesaa in lagu hadlo lukhad ajnabi ah mase maadaama dowlad la nakhday hada inaa luqadeeni hooyo kor loo khaado?

  2. umu shukri says:

    wax la fahmi garo kaso dhiga afkena somali lee nawanaa unuga

  3. asc walaala yaal afsomali ku qo waxa aad qoreysaan wabku waa somali

  4. Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkwaaaayoo jawoow kale mauhaayo oo amaan ama sharaf aha waaayoo magaranaayo qoraalkan fadlan naga badala

  5. Kulmiye says:

    Waxaan salaamayaa dhamaan bahda saxaafada reediyo muqdisho idaacada qaranka waxaan cod saneenaa hadaan nahay aqristayaasha kasoo dhiga afsoomaali dadku mawada fahmi karaan luuqada inglishka waa naga codsi badala luuqada oo ka dhiga luuqadeena hooyo hada kabacdina isku daa in ad isticmaashaan labada luuqadood si ay bulshada ufahanto mahad sanidiin

  6. Waan kaxumahay ana somali ayaan nahay maxaa idinku dhacay dowladu ama mamulku ma ingiska ayu noga yimid afkena kuqora walaal

  7. walaali yaal qoraalka pealese afsomali kusodhiga si aan u garano way anaka somali ayaanahay ee waan in afsomali isku soqrnaa

  8. Qaran Doon. says:

    Asc

    Aad ayaan u soo dhaweeynaa Fursadahaan oo kale,

    Balse waxaa cajiib ah, Maamulka G/Banaadir waa markii Sadaxaad ee aan arko ayago soo bandhigaa shaqo, intaba Afsoomaali kuma qorneeyn, Su,aal

    1. Dadka at Mashruuca u bandhigayaan ma Ree Galbeedkaa?

    2. Afka soomaaliga miyaa la liita in ay wax ku qoraana maka xishoonayaan?

    3.Yuu ku socdaa Dhanbaalkaan?

    4. Haddii ay shacabka soomaaliyeed ku socoto Luuqadooda waa noocee?

    Waxaa meesha ka muuqda waa Aqoondari iyo Khibrad la,aan.

    Qof soomaali ah oo mas,uul ah in uu dhahaa waxaan shaqo u soo bandhigaa shacabka soomaaliyeed haddana luuqad aysan %98 Fahmeeynin luuqadoodana aheeyn in uu ku soo bandhigaa, waa mas,uuliyad daro weeyn.

    Waxaan qabaa maaddaama ay caadeeysteen dhaqankaa in xilka laga qaado uma qalmaane, dad luuqadooda yasaayo. ama liidaayo, ama u arka luuqad kale in ay ka fiicantaahy!!!!!!.

  9. xasan saas says:

    Walaal adoo ku mahadsan shaqada qaranka u heyso qoraalka afka hooyo ka dhik

  10. shujac yuusuf says:

    fadlan maadama aynu nahay soomaali webkana uu yahay web soomaaliyeed waxaan idinkacodsaneynaa inaad kasoo dhigtaan soomi warbixintiina.
    mahadsanidiin

  11. Ibrahim says:

    Somalida waa jaahiliin marka la dhahaayo dadka been ayeey u heeystaan luqad English ka ma faan ayeey u heeystaan dal walbo luqadiisa ayuu ka hor mariyaa luqadaha kale anagane hada ayaan saan mareeynaa ilaah ha tuso xaqa dadka iyo afka somaaliga.

  12. bashka says:

    radio mudisho waxaad u taagantihiin ,una shaqeesiin dadka soomaaliyeed marka fadşlan afkiina qiima u yeela sababtoo ah waaa sumcad daro inaad luqad kale kusoo diyaarisiin war bixin mahadsinidiin

  13. Baashi says:

    Asc walalyal waxa ila qurxoneed inaa daba dhigtaan turjumo afsomali ah dadka o dhan english ma wada fahansana by

  14. abdikarim says:

    asc wr wb salaan kadib aad ayaan uga xumahay
    in wabseedka qaranka lagu qoro luuqad aan somali aheen waxaa aqrista waa soomali mafahmayaan dad badan luuqadan fadlan badala oo kuqora afsomali

  15. waxaaa su aal mudan ma waa na aheen soomaali afkayaga kusoo qora ama shaqada iska heesta ilaa somali aad kia noqotaan

  16. garyaqaan says:

    radıo muqdısho walalayaal waxaan codsaneynaa ın soomaalı lugu qoro dadka englısh mawada yaqaanaan

  17. abdi wahaab says:

    waaw.

  18. abu aamiira says:

    asc adigoo rali ah kusoqor afka hooyo mahadsanid

  19. aloow nabad says:

    horta waa mahadsantihiin… balse waa in aad af soomaali ku turjuntaan… mise waxay ku socotaa dad luuqada English ku hadala

  20. Moha says:

    Waa runtood dadki iga horeeye fadlan afsoomaali kadhiga hadii kale hanoo soo bandhigina

  21. webku waa somali kusooqora af keena hooyo ee somaliya

  22. wadani says:

    kkkkkk afsomaligii ceeb mu noqdey in lagu soqoro

  23. qatro says:

    mee 2 ma anan fahmin micnaha lola jeedo pzl afkeena

  24. wadani says:

    kkkkkk af somaligii ceeb mu noqdey in lagu soqoro

  25. Khadar says:

    ASC: Salaan kadib ma waxaa loola jeedaa arka in haddaanu nahay dowladda shacabka Soomaaliyeed aan English-ka naqaano, haddii aadan Af-soomaali wax dadka ugu sheegeynina maxaad uga qeyb gasheen kulankii lagu nooleynaayay 40-guuradii Farta Soomaaliga?. Mahadsanidii…

  26. wadani114 says:

    waan fahmay qoraal kaan laakiin waxaan kusii talin lahaa in qoraalka laga dhigo afsoomaali and then everyone can understand.. afkeena dadkoo dhan weey fahmi karaan laakiin englishka dadka qaar ma fahmi karaan marka haloo turjumo..

  27. c/raxman says:

    ascw waxaan u arkaa wax fiican laakin yaan ilaabin luuqaddeena iyo maal maha shaqada oo ah 6 not Monday to Friday ee ka dhiga sabti ilaa khamiis waad mahadsantihiin intaanba ma heysan

  28. saliha says:

    SC CINWAANKA OGEYSIIS OO AF SOOMAALI AH AYAAD KA DHIGTAY DALABKIINA INGIRIIS AYAAD KA DHIGTAY MICNAHA WAXAAD KU BILAAWDEEN OGEYSIIS O AH AF SOOMALI ANAGA WEYNU FAHMEYNA ENGLISHKA BALSE MA AHAN LUQADEENA WEBKAN WAXA AQRISTO WA DAD SOMALI AH SIDO KALE WAXA U U FURANYAHAY WA SOOMALIDA WAXA UU KU BAXANA WA LUQADA SOMALIGA MARKA FADLAN KA DHAAFA LUUQADAHA QALAAD MAXAA KAA QALDAN

  29. shakir says:

    walaal bajadka dadka ku dha qan somoliya ayaa lehe af somali ku qora mise qurba joogta ayaad ugu yeedhasaan

  30. abdi weli says:

    aadbaan uga xumahay in raadioga dowlada lagu soo qoro waxaan afsomali ahayn fadlan bedela adinkoo fulinaaya codka shacabka maxaa yeelai inta aqrisay ma jirto qof aan ka soo hor jeedin

  31. xaji cali says:

    walalayaal luqadene waa somali wadankeena waa somali waa maxay wax sababinkaro anaga oo somali ku hadleyno inaan enlish adeegsano

  32. ilyaas xuseen farah hidig says:

    dadka aqoon Englishka ayee utaal halabarto si aad calamka ula
    socotaan byeeeeeeeeeee

  33. axmad says:

    Kuwan qurbaha laga keenay af ingiriseey aqoon moodeeen ADEER dadka afsomali wax ugusheega

  34. maxamed xasan says:

    asc waxaan dhaliilayaa in lagu qoro af shisheeye waa in lagu qoraa afka hooyo o muhiimada la siiyo in taas ayaa ugu baxay

  35. Omar says:

    Kkkkk wax ma aqaano dhib ma ahan plz yaan saa ladhihin walalken

  36. abwaanka says:

    waxaa haboon in afsoomaali lagu qoro ogeeysiisyada maadaama luqadeena 1aad eey

    tahay soomaali (waxaan leenahay af)

  37. umi-xuseen says:

    asc waxaan dhaliilayaa in lagu qoro af shisheeye waa in lagu qoraa afka hooyo o muhiimada la siiyo af soomaaliga tan labaad ku qoraa english dhib malahaan

  38. kumi says:

    shaqadaan qof aan English fahmeyn inuu qabto waaba qalad. Eng aan English aqoon siduu u qabana. fadlan dhaliisha joojiya. hadii aad daneyneyno apply garey hadii kale ka aamusa. thanks.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhigga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-HABEEN-22.11.2014.mp3"][/audio]
DSC_2846

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Gudoomiyeyaal Baarlamaan,Kana Qeybgalay Munaasabad Lagu Furayey Dhismaha Cusub Ee Baarlamaanka Jabuuti “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo La Kulmay Gudoomiyeyaal Baarlamaan,Kana Qeybgalay ...
210

Kooxda Shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda xasuuq ka dhacay duleedka Mandheera

Maleeshiyaadka Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda xasuuq lagu laayay ...
10679_807721645952600_1793617226884276116_n

Muugaab “Nadaafadda iyo naleynta caasimadda waa mudnaanta Kooobaad”+Sawirro

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo dhawaan  dar dar galin ...
DSC_0149

Maalinta Macalinka Soomaaliya oo Kuwait laga xusay ”SAWIRO”

Xuska maalinta Macalinka Soomaaliyeed iyo 40 guuradeeda munaasabad ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-22.11.2014.mp3"][/audio]
Sharia

Alshabaab iyo si xun u adeegsiga Shareecada

Maleeshiyada Alshabaab waxay sheegtaan in ay u dagaallamayaan ...
Lars 147

Agab waxbarasho oo la gaarsiiyay Dugsiyo ku yaalla Gobolka Gedo “SAWIRRO”

Dr. Axmed Faarax Ducaale oo kamid ah aqoonyahanada ...
Howlgal-boolis-490x326

Maandooriye iyo rag ka ganacsanayay oo la soo qabtay. (DAAWO MUUQAAL)

Ciidamada Booliska degmada Dharkeenleey ayaa howlgallo ay ka ...
xuska macalinka

Xuska maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho. (DAAWO MUUQAAL)

[caption id="attachment_217763" align="aligncenter" width="580"] xuska macalinka[/caption] Munaasabadan lagu xusayay ...
DSC00288

Howlgallo lagula dagaalamayo jidgooyooyinka oo laga sameeyay G/SH/Hoose “SAWIRRO+MUUQAAL”

Howgalladaan lagula dagaalamayo jidgooyooyinka sharci darrada ah ayaa ...
DSCF6075

Tartan isboorti oo ka furmay Degmada Shangaani “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Degmada Shangaani ee maamulka Gobolka Benaadir ayaa ...
Xasan-Sheekh-Maxamuud

Madaxweynaha “Horumarku wuu sii soconayaa, iyadoo mudnaantu tahay Hiigsiga 2016, tanoo ah danta Soomaaliya”

Mogadishu, November 22: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane ...
mustaf

Waxqabadka Dowladda ee Usbuucii la soo dhaafay. (DAAWO MUUQAAL)

Mogadishu, 22 November 2014 – Wasiirka Warfaafinta Mudane ...
maxkamad2

Shirka Wasiirrada Garsoorka Carabta oo looga hadlay Garsoorka Soomaaliya

Shir sanadeedkii wasiirrada Caddaalada dalalka Carabta ay ku ...
South-Africa

Koonfur Afrika: Weerarrada burcaddu u geysanayaan Soomaalida oo badanaya

Weerarrada lagu beegsanayo ganacsatada Soomaaliyeed ee dalka Koofur ...
Beledweyn

Beledweyne: Barakacayaasha oo ay Roobabku saameeyeen

Roobabkii labadii maalin ee la soo dhaafay ka ...
MUUNGAAB

MUUNGAAB: “Ciddii Xamar guri ama hanti looga heysto maamulka halla soo xiriirto”

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Maxamed ...
DSC_2695

Guddoomiyaha baarlamaanka oo la kulmay dhiggiisa Jabuuti

Guddoomiyaha Baarlamaanka mudane Maxamed Sheekh Cusmaan “Jawaari” ayaa ...
DSC_2674

Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyey Jabuuti “SAWIRRO”

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-HABEEN-21.11.2014.mp3"][/audio]
DSC01394

Kulan Looga hadlayay horumarinta ganacsiga iyo maalgashiga oo Galkacyo lagu qabtay “Sawiro”

Kulankani lagu qabtay Hotelka Empasy ee magaalada Gaalkacyo ...
ilkacase

Majaajiliste Cabdi Maxamuud Ilkacase oo Muqdisho ku geeriyooday

Allaha u naxriistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka1

Dhegeyso Warka Duhur ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WARKA-DUHUR-21.11.2014.mp3"][/audio]
Beledweyn

Garoonka diyaaradaha ee Beledweyn oo  howlihiisa istaageen

Kadib markii saacadihii la soo dhaafay si daba ...
DSC09077

Munaasabad lagu xusayay maalinta Macalinka Soomaaliyeed oo lagu qabtay Muqdisho (Sawirro)

Munaasabad lagu maamuusayay xuska maalinta macalinka Soomaaliyeed oo ...
DSC00497

Maamulka Cadaado oo qalab Sports ugu deeqay kooxaha ka dhisan Cadaado”Sawiro”

Agabkan Sports oo ah kan ay ciyaartoydu ku ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Barnaamijka kulanka todobaadka oo lagu falanqeeyay shirkii Copenhagen

Barnaamijka kulanka todobaadka ee ka baxa Radio Muqdisho ...
dhuxuloow

Wasiirka warfaafinta oo saaka dalka dib ugu soo laabtay. (DAAWO MUUQAAL)

Wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dadweynaha mudane Mustaf Sheekh ...
Jawaari

Gudoomiyaha Baarlamanka oo u ambabaxay dalka Jabuuti. (DAAWO MUUQAAL)

Gudoomiyaha baarlamanka ayaa saaka u ambabaxay dalka Jabuuti ...
Xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo saaka dalka dib ugu soo laabtay.(DAAWO MUUQAAL)

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayay ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/11/WAR-SUBAX-21-11-2014.mp3"][/audio]
xasan sheekh

Madaxweynaha “Qurba joogta Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa ineey dalka dib ugu soo noqdaan”

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...

Tubta Toosan

Sharia

Alshabaab iyo si xun u adeegsiga Shareecada

Maleeshiyada Alshabaab waxay sheegtaan in ay u dagaallamayaan ...
Knowledge

SHEEKH MUUSE CAGAWEYNE: Aqoon la’aani waa Iftiin la’aan-DHAGEYSO

Aqoon la’aani waa iftiin la’aan ayay tiraahdaa Soomaalida. ...
Walaalnimo

Xaqa uu muslimku ku leeyahay Muslimka kale       

  Dadka muslimiinta ahi waa walaalo, waxaana ka dhexeeyo ...