Friday, May 24th, 2013

OGEYSIIS:-Maamulka Gobolka Banaadir Oo Qabanaya Kulan Lagu Soo Bandhigayo Mashaariicda Dib U Dhiska

Published on October 18, 2012 by   ·   20 Comments  ·   6,296 views

Maamulka gobolka Banaadir waxa uu ku wargelinayaa dhamaan shirkadaha adeegga guud iyo dhismaha ee ka howl gala magaalada Muqdisho, in maamulka gobolka qaban doono kulan lagu soo bandhigaayo Mashaariicda dib u dhiska degmooyinka gobolka Banaadir.

Shirkadaha dhismaha iyo adeegga guud fuliya waxaa lagu dhiiri gelinayaa in ay soo gudbiyaan dalab ay ku codsanayaan ka qeyb-qaadashada maalinta soo bandhigidda mashaariicda dib u dhiska degmooyinka.

Waxaa dhamaan shirkadaha daneynaya lagu war gelinayaa in ay araajidooda ka qeybgalka ay keenaan xafiiska DANGUUD ee gobolka Banaadir ama ay ku soo diraan cinwaanka E-mailka: info@mogadishucity.net.  Ugu dambeyn Maalinta Isniinta ah ee 22 ka bishaan.

Shirkadaha codsigooda soo gudbiyo o kaliya ayaa lagu casuumi doonaa.

Readers Comments (20)

  1. ibraahin abdi raazik says:

    gudoomiye tarsan waxaan leeyahay ow guuriyo shaqa wanagsan ayaad wadaa marka waxaan ku dhiira gelinayaa inow sii wado shaqada fiican ee aad u hayso umada soomaaliyeed gaar ahaan magaalada caasimada muqdishop

  2. Khadar Farah says:

    Halkaa ka siiwad hawsha fiican ee ummadda u hayso. soomaali Oo dhan ayaa Ku daawanaysa weliba jiilka soo kacaya. Alle ha kula qabto hawshaas weyn waana kugu garabgalaynaa hiil iyo hooba haddii aanu nahay dadka qurbaha Ku nool ee soomaaliyeed.

  3. nur ali says:

    Modane godomiye tarsan waaku hanbaliyenenaa hosha wanaagsan ee umada soomaliyeed aa uheso waana kumahadsantahay shaqadaada wacan waxaana kuu rajenanaa in markale laguu sii doorto jagadaasi ee godoomiyanimada ah by

  4. Mohamed says:

    ASC MAASHAA,ALLAH WAA GUUL USOO HOYATAY SHACABKA MAGAALADA MUQDISHOW,WAXAANA MADAXWEYNAHA JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOO MAALIYEED MUDANE XASAN SHEEKH MAXAMUUD KA CODSANAYAA INUU XAFIISKA DUQA MAGAALADA MUQDISHO IYO KAN GOBOLABA UDAAYO MUDANE MAXAMUUUD AXMED NUUR (TARSAN) ASIGOO KU QIIMEYNAAYA WAXA UU UMADDA UQABTAY IYO HORUMARKA UU GAARSIIYEY,IYO HOWLAHA HORYAALLA EE UBAAHAN INUU DHAMESTIRO,MARKA MADAXWENAHA MAR LABAAD WAXAAN LEENAHAY XAFIISKA UDAA AL-ZACIIM TARSAN…………..GUUUUUUUUUUUUUUUUUUUL………………

  5. xareed xantippe says:

    Maamulka gobolka banaadir waxaan leeyahay waad kumahadsantahay shaqada aad inoo heyso maadaama gobolkaan ey dhibaato kadhacday haddana looga fadhiyo inuu tirtiro wixi uu soo maray

  6. abdi wahaab says:

    waa guul in maanta muqdisho oo laga dhigey balo galeen ay maanta hiigsaneyos hormar balaaraan dhan walba leh.
    muqdisho waxay lahayd cadowyo badan gudaha iyo dibadaba isku kaashadey iyo kuwo u dhashay xitaa aan garaneyn wax muqdisho mudan tahay iyo kuwa cadow ka dhigtey muqdisho iyo dadkeeda iskuna dayey in dhibkeeda ay ku gaaraan wax ay u maleynayaan wanaag hadiise aad ku fakarto in dhib qof islaam ah lagu gaarayo wanaag qalad baad aamintey aamintey si kale wax ku raadi ka wanaagsan ummadana dhibka allaha ka dulqaado by abdi wahaab.

  7. fiican says:

    asa wr wbrwaa markii ugu horaysay aan fursad u helay inaan qoraal u qoro ama kaga hadlo walaalkeey tarsan oo ah waddani qaaliya oo aan marnaba lahaeleyn qof sidiisoo kale ah ama ay yaryihiin,waxaan leeyahay walaalkeen cadawgaagu ha jabo Allana ha ku garab galo shaqada aad u hayo waddankaagii iyo dadkaagii ,anagoo raja dhignay baad rabigay kuu xushay xilka aad hayso waadiga qashinkii iyo rajo xumadii xaaqay oo nalka Muqdisho ka ifay noo shiday walina u taagan in aad intaa iyo inka sii badan in aad u qabato umadan intii xunoo dhami xaleeshay Allahay ha ku garab galo walaalkeen qaaliya il xun kuma aragto Aamiin Aamiin Aamiin.

  8. ahmed says:

    gudomiye tarsan waxaan lee yahay wax qabadkaagii dhamaa wuxuu noqday wadada maka al mukarama wali hal wadaa oo aad dhistay majirto xaromihii daegmooyinka sidii ayay ub ur bursan yihiin guodomiyaasha joogaa waxaba ma qabtaan inta badana isbaarooyin ayaa u yaala meel ay ka aliyaal ayaka iyo reera hooda waxaa aad uma somaliyed uqabatay nii sheeg wali sidii aya laguugu eedadeynayaa hanti boobkii waqtigii shariifka ad waday waxa qabadkaaga oo dhan wuxuu qeylo war badni ay ugu horeyso masharic ayaa fulineyna waxaan og nahay turkigo waxay keneen 72 baabuur oo iskugu jira kuwa wax lagu dhiso kuwa qashinka wali wax aad hawl geliseen ma anan arkin balayashii leyrka waxad kusoo koobteen wada aan soo sheegay oo kalia mudane waxaa aad qabatay noo sheeg fadlan????????????????????

  9. Ugaaska says:

    Tarsan wadan qurux badana ku haminee qof walbo o somaliyedna wa saran tahay masuliyadaas insha alaah

  10. Marchesio says:

    Tarsan waa nin soomaalinimadu kuweyntahay maasha alaah ala haku garab galo howsha adag aa heyso

  11. cumar muqtar says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkk kaaalay mawaxaad diideesaan martida in lasoo marsiiyo wado qurux badan maka al mukarama waa wadada martida kkkkkkk eeee ogaaada akhyaaareey

  12. ina hasan says:

    tarsan wan jecelahay ilaheey dartiis iyo somalinimo ujecelahay waxaan rajeynaya in aan mar uun abaal marid hadiyad usiiyo madaama uu yahay muwaadin somalinimada ku weyn tahay shaqadiisana si fir fircooni leh ugudanaya yahay

  13. axmed saadaq says:

    waxa aad iyo aad uso dhaweynena hoosha kasocoto muqdisho dowlada cusubne waxa ka codsanenaa ineey sii wado xiriirada dowladaha daneeya somaliya ineey la gasho kunturaadyo lagu dhisayo magalada

  14. masha allah waxaan umahad cilinayaa maamulka iyo shacabka tageeray nabada muqdisho ka jirto iyo gobolada kale ee wadanka waxaan leeyahay nabad hadii la helo wax walba waa iska imaanayaa marka hala tageero horu marka wadankeena ka jiro waa mahadsan tihiin walaalaha somaliyed oo nabada jecel

  15. Salaan sare Dhamaan waxaa muhuum ah in laga wada shaqeeyo wadanka sidii dib loogu soo celinlahaa bilicdii uu Lahaan jiray.

  16. dhaayow says:

    waa mahad maanta waa maalin soomalida usoo jeesatay hormar kaas oo ugu gol leeyihiin in ay ku hormariyaan wadankooda

  17. ibrahim says:

    insha alah illah ha fudaydiyo dhamman dhismaha dalka o dhan thanks

  18. somaliya says:

    waaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaw waxas aya ikarayo haladhiso ana is kugu tagno somalay gacmahana isqabsano wax naga halawayo majiran wax walbo na anaga ayeey naga falman lakin an usoojesano xaka amniga sugida aniga waxan leeyahay cidan ka lacagta halobadiyo siyeey wax uqabtan gurigodana iyo dharga iyo cafimadkoda meelkasta halaga jeekimo ciidanka soomaliyeed ayaga markas wax madhacayan wax na madilayan muqadarad kana yeey cunin cidanka soomalida jadka maiska dhafikaran nin kijad cunayo ciidan yaana lagadhigin soomaliyeey

  19. yuusuf awale says:

    allaha kuweynayo muda tarsan markale haloo doorto tarsan goudoomiyaha gobolka banadir sidaas baan lkeeyahay

  20. baashe libaan says:

    Asc,marka hore waxaan u hambalyeynayaa Gudoomiye Tarsan sida wacan uu shaqada u qabanayo waxaana ku borinayaa inuu halkaas ka sii wado allena waa la garab qabanayaa. (Tan labaad waxaan shirkahaha dhismaha oo dhan aan ugu baaqayaa inaanu soo ka haqab tiri doono dhinaca SHAMIITADA IYO MUTULEELKA noocyo iyo qiimo aan hore loo arag, Hadii aad u baahatahay fadal la soo xiriir E mailka hoos ku qoran (baashelibaan@hotmail.com) waad mahadsantihiin dhamaantiin




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

S2170021

Wasaarada amniga Ximan iyo Xeeb oo sugaysa nabadgalyada xilliga doorashada”Sawirro”

  Wasaarada ammaanka maamul goboleedka Ximan iyo Xeeb ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

War Duhur 24-May-2013
janaale

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Maamulka Gobolka Shabeelada Hoose Oo Kormeeraya Degmooyin Ka Tirsan Gobolkaasi

Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Bole Road Addis Ababa

Wasiirrada Arrimaha Dibadda IGAD Oo Sharci Daro Ku Tilmaamay Maamulkii Kismaayo Looga Dhawaaqay “Dhageyso”

Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
DSC00154

Gudoomiyaha Baarlamanka oo marti ku ahaa Barnamijka kulanka Jimcaha ayaa sharaxay waxqabadka Baarlamanka su’aalana ka jawaabay”Sawirro”

Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WAR SUBAX 24.05.2013
Obama

Madaxweyne Obaama oo sheegay in la wiiqay awoodii ururka Al qaacidda

Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
R.W Saacid

R/wasaare Saacid oo sheegay in isbedel uu ku yimid daqliga dowlada

Xukuumada Federaalka  ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Cabdi-Qeybdiid

Madaxweynaha Galmudug oo soo dhaweeyay dib uga laabashada mowshinki laga keenay xukuumada

Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
xukun1

Maxkamada ciidamada ee Puntland oo xukun dil ah ku radday gacan ku dhiiglayaal

Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
rinkesc1

Rabshado ayaa ka socdo Magaalada Stockholm ka dib markii gaadiid iyo goobo ganacsi lagu gubay xaafadaha ay u badan yihiin Soomaalida SAWIRO

Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
LUULIYO

OGEYSIIS: Kulan loogu arinsanayo qaban-qaabada Xuska 1 Luulyo Ee Magaalada Munich ee dalka Germany.

Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
DSC_0376

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga Xarumihii uu tagay iyo Madaxdii uu la kulmay intii uu Sudan joogay oo dhamaystiran.

Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 23 05 2013
IMG_8547

Madaxweynaha oo qado sharaf u sameeyay mudaneyaasha Baarlamanka “sawirro”

Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
safar bye bye

Madaxweynaha iyo wafdi uu hoggaaminaya oo Addis Ababa u dhoofay

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
IMG_8322

DAAWO SAWIRRADA:- Munaasabadii lagu xusayay aas-aaska midowga Africa ee Muqdisho lagu qabtay

akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
gafoow

Taliyaha hoggaanka iyo socdaalka oo sheegay in la diwaan galiyay dad badan oo ajaanib ah

Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha  Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
wasiroo_3

Xukuumada oo soo dhaweysay ka noqoshadii mooshinka baarlamaanka kana hadashay arrimaha Jubaland iyo wada-xaajoodka Somaliland “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
DSC01028

Munaasabad lagu xusayay maalinta Umulisada aduunka oo Muqdisho lagu qabtay “sawirro”

Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 23.05.2013
qeybdiid Galmudug State President

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasad loo qabtay arday ka qalinjebisay dugsiga sare Mudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Sawirka 1

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga Sucuudiga.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweyne-xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay 50 guuradii Midowga Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
dibad_ba_3

Dibadbax lagu taageerayay waxqabadka dowlada iyo mowshinkii la baajiyay oo ka dhacay Muqdisho”Sawirro”

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Hobyo_view

Duqa dagmada Hobyo oo sheegay in ay wadaan waan waan lagu doonayo in ay xiisad ka dhalan dil shalay ka dhacay ceel huur

Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
muqdisho_1

Odayaasha dhaqanka Muqdisho oo soo dhaweeyay mushinkii ay la laabteen xildhibaano ka tirsan baarlamanka

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 23.5.2013
Al-Shabaab Awood Daciifid 4

Maleeshiyaad ka tirsan shabaab oo qasaare loogu geystay xadka u dhaxeeya Somaliya iyo Ethiopia

Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
south africa

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalka S/africa iyo S/zerland oo soo dhaweeyay go’aankii xildhibaanada ay uga noqdeen mushinka

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee  ku nool dalalka South Africa ...
DSC03854

Dowladaha Sudan iyo Soomaaliya oo Hishiis Dhanka Ciidanka Xooga ah kala saxiixday :- Daawo Sawiro

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*