Saturday, November 1st, 2014

Ogeysiis Barnaamij cusub oo lagu soo kordhiyay Telefishinka Qaranka SNTV

Published on November 12, 2012 by   ·   12 Comments  ·   3,647 views

Barnaamijka nasiibka daawadaha sntv oo dhawaan ka daawan doontaan Telefeshinka Qaranka kala soo xiriir ciwaanka.Ndsntv@gmail.com

ama   Facebook isla ciwaankaasi Ndsntv@gmail.com

Haddaba daawadayaal ku soo dira ciwaannadan magaciina oo Saddaxan iyo halka aad joogtaan .

Waxa kale oo barnaamijka qeyb ka ah in aad noo soo dirtaan wax yaabihii kuugu yaabka badnaa faraxad  ama naxdin kuu soo gudbi ciwaanka barnaamijka.

 

Readers Comments (12)

  1. mohamed issak says:

    Waxaan jooga unit state of America Minnesota Minneapolis

  2. amiin xuseen says:

    waan idin salamay dhaman saxafiyiinta ka hool gala radio muqdisho barnamijkan waa barnamij lobahnaa xiligaan balse waxan idin ka rabnaa oo aad hilmaamten xiliga uu soo galaayo waxan idinka rabnaa inaad inoo cayimtaan xiligaas mahadsanidiin

  3. abdurahman says:

    AAD AYAAN UGA HELAY BARNAAMIJKA RADIO MUQDISHO

  4. waxaan idinku darsanaa in aad iisheegto ciwaanka dhambaal sntv in aad iisaxdaan ciwaan kooda mahad sanidiin

  5. inamuuse100 says:

    magaceygu waa c/llahi muse waxan joogaa dalka ingiriiska waan soo dhoweynayaa barnaamijkan waanan ku faraxsanahay, waxaanan idinka codsanayaa in aad noo sii kordhisaan barnaamijyada ka baxa tvga.mahadsanidiin,…..

  6. Ali says:

    magaceygu waa cali joogana dalka sweden farana looga qaaday dalka italy halkaa oo la rabo in dib leeygu caliyo noloshii adkeed ee italy oo aan hooy iyo meel aan wax ka cuno ku heysan,,,,noloshaa xun oo aan ku sugannahayna cida inaga saari karto waa dowlada cusub eee soomaaliya hadii waajibaadka horyaala ey gudato.

  7. black berry says:

    waad salamantihin dhaman umada somaliya waqtiga shega

  8. Magacayga wa bishaar maxamud nuur marka hore wan idiin salamay dhaman bahda ndsntv kadib salan iyo hambalyo aniga waxan kunolahay somaliya gar ahan degmada balcad ee gobalka shabelada dhexe waxan donaya in an tvga kaga qaybgalo marnamijyada bulshada dana heda loga hadlayo waqtiyada laqabanayo dodaha wanaga kuwajahan hadaba waxan sugaya jawabta ad isiisan wayo ah waxan mudo dheer kudhax nolen dal aydedkisu dagalo sokeye ladagen waxana usoo jognay dhacdoyin an laso kobi karin

  9. Maga cayga waa maxamud
    waxuu na joogaa dagmada wanle wayn
    waxaan soo dhaway nayaa barnaa mijga cusub waana ku farax sanahay

  10. Waxaan si wanaag san u daawanaa bar naamij kasta oo ka baxa sntv waana mid aanu ugu faano qowmiyadaha kale ee nagula nool Canada waa mid ka turjumaya dhaqankeena afkeena iyo quruxda dalkeena

  11. feysal hassan says:

    ASC MARKA HORE MARKA XIGTA MAGACEYGU WA FEYSAL HASSAN OO KU MAGAC DHEER FEY DZEKO WAXAN HALKAN KA SALAMAYA DHAMAN SAXAFADA KA HOL GASHA MAGALADA MUQDISHO WANKU FARAXSANAHAY BARNAMIJKAN XISAHA LEH WAXAN IDINKA CODSANA INAD HALKISA KA SII WADAN ASC WR WB

    • Asc marka hore iyo marka xigta maga cayga waa maxamuud xasan
      Waxaana xalkaan kasalaa meyaa saxaafadA ka hol gasha Magaalada muqdisho waan kufaraxsan barnaamij kaan aad noo samay seen Oo hii saha badan waxaana idinka codsanayaa in.aad xalkasi kasii wadaan asc wrxm wbrktho
      waxaana joogaa dagmada wanle wayn




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Toos U Dhageyso Radio Muqdisho

Wararka

14

Shaqaalaha Shirkadda Golis Gaalkacyo oo deeq dawo ah gaarsiiyay Isbitaalka Guud ee Gobolka Mudug (Sawiro).

Shaqaalaha Shirkadda Isgaarsiinta Golis ee magaalada Gaalkacyo ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-31.10.2014.mp3"][/audio]
DSC07371

Wasiir Ku Xigeen Mahad Salaad Oo ka Warbixiyay Shir Helsinki uu Kaga Qeyb Galay “Sawirro”

Wasiir ku xigeen mudane Mahad Salaad oo howlo ...
IMG_4679

Safiirka Turkiga ee Soomaliya Oo lagu soo dhaweeyey degmada Hiliwaa “Sawirro”

Gudoomiyaha G/banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jeneral Xasan ...
SESIONKII

Wasiirada Gaadiidka Dhulka Africa Oo Nairobi Kaga Shiray Horumarinta Gaadiidka “Sawirro”

Isutagii ugu horeeyay ee Horumarinta Gaadiidka Dowladaha Afrika ...
kulanka todobaadka cadaala

Barnaamijka kulanka Todobaadka oo lagu falanqeeyay mashruuca calaamadeeynta guryaha G/Banaadir (Dhageyso)

Barnaamijka kulanka Todobaadka  ee ka baxa Radio Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-31-10-2014.mp3"][/audio]
Jaamac-Oday

Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Biyaha oo dalbaday in la banneeeyo xarumihii wasaaraddaasi

Wasiirka wasaaradda Tamarta iyo Biyaha Jaamac Axmed Maxamed ...
Cabdiweli-Sheekh-III-300x237

R/wasaaraha oo guddi wasiirro ah u magacaabay geerida taliyihii ciidanka booliiska

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda F. Soomaaliya ayaa magacaabay guddi ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12-150x150

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
201499635458526731427637Taliyaha_Booliiska_Somalia

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Tacsiyeeyay Geeridii Taliyihii Ciidanka Booliska

Mogadishu,30, October 2014- Guddoomiyaha G/banaadir Ahna Duqa Magaaladda Muqdisho ...
war-deg-deg-ah1-150x150114216

Ra’isul Wasaaraha Dalka Oo Magacaabay Ku Simaha Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.(DAAWO MUUQAAL)

Ra’isul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/weli Sheekh Axmed ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-HABENIMO-30.10.2014.mp3"][/audio]
unnamed (2)

Shaqaalaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha oo loo qabtay Aqoon Is-weydaarsi la xiriira shaqada “Sawirro”

Mogadishu,30, October 2014-- Waaxda Shaqada Shaqaalaha iyo Tababarrada ...
Cabdiweli 1

R.W Cabdiweli oo ka Tacsiyeeyay geeridii ku timid Taliyihii Ciidanka Booliska Soomaaliyeed

Mogadishu,30, October 2014-- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane ...
Sequence 05.Still002

Madaxweynaha oo ka tacsiyadeeyay geerida taliyihii Booliska Soomaaliyeeed

Abu Dubai- October 30, 2014- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
Jaawri Sawir Hore

Ku Simaha Madaxweynaha Dalka Oo Ka Tacsiyadeeyey Geerida Taliyaha Ciidammada Booliiska Soomaaliyeed…WARSAXAAFADEED

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna ku ...
war-deg-deg-ah1-150x15011421

War Deg Deg ah, Taliyihii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed oo geeriyooday.

War Deg Deg ah. Allaha u naxariirstee waxaa maanta ...
DANI

Wasiirka Qorsheynta Qaranka oo maanra soo xiray shir looga arinsanaayay qorshaha Qaranka ee 5 sano ee nagu soo fool leh.(DAAWO MUUQAAL)

Shirkan  wata shiga ahaa  oo looga ari sanyay   ...
astaanta-warka16

Dhegeyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdisho

  [audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/warka-duhur-30-10-2014-ok.mp3"][/audio]
wasiirka warfaafinta

Wasiirka Warfaafinta oo ka qeybgalay kulan Dhalinyarada lagu wacyigelinaayo oo Muqdisho lagu qabtay.(DAAWO MUUQAAL)

Kulankan  ooh al ku dhiggiisu ahaa xal u ...
SAM_4729

La heystayaal Afar sano u afduubnaa Burcad badeed oo ku soo wajahan Muqdisho

Garoonka diyaaradaha ee degmada Dhuusamareeb ayaa goor dhaweeyd ...
shabaab

Dad Beeraley ah oo maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ku dilay tuulo ka tirsan Mahadaay

Maleeshiyaad ka tirsan Shabaab ayaa lagu dilay tuulo ...
Xasan-sheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya oo xalay gaaray magaalada Abu Dhabi

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Mxamuud ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subax ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-SUBAX-30-10-2014.mp3"][/audio]
IMAG0966

Wasiirka arrimaha dibadda oo khudbad ka jeediyay Shirka la dagaalanka burcad badeedda (Sawirro)

Dubai, October 30, 2014- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo ...
IMG_12681

Arday Soomaali ah Oo Deeqo Waxbarasho Lagu Gudoonsiiyey Xarunta Jaamacada Mount Kenya University Ee Magaalada Thika “SAWIRRO”

Xarunta ay Jaamacada Mount Kenya University ay ku ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso barnaamijka Bandhigga Wareysiyada ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WAR-HABEEN-29.10.2014.mp3"][/audio]
astaanta-Puntland

Bulshada Rayidka ah ee Puntland Oo Soo Saaray Qodobo Ku Saabsan Dimuqraadiyaynta

Maanta oo ay taariikhdu tahay 29 October 2014 ...
xasan sheekh

Madaxweyne Xasan Oo U Ambabaxay Dubai

Safarka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ...
Ban ki Mon

Madaxda sare ee dalka oo kulan la qaatay Ban-Ki Moon iyo madax kale

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Xasan ...
astaanta_qaranka11 ok

Digreeto Madaxweyne oo garsoorayaal shaqada looga joojiyay “Daawo Video”

Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Duhurnimo ee Radio Muqdsiho

[audio mp3="http://radiomuqdisho.net/wp-content/uploads/2014/10/WARKA-DUHUR-29.10.2014.mp3"][/audio]

Tubta Toosan

show

Islaamka & Xiriirka Caalamiga ah

Islaamku waa diin caalami ah oo ku socota ...
Qarac

Dilka Rayidka Diintu maxay ka qabtaa?

Maleeshiyada Alshabaab tan iyo markii la dilay hoggaamiyahoodii ...
Tadaruf

Xag-jirnimada maxaa laga dhaxlay? Dhageyso

Xag-jirnimada aad ayay uga digtay Shareecada Islaamku, waxa ...