![]() Wasaaradda dhallinyarada oo ku baaqday in la wacyi geliyo dhallinyarada la qalday ee Soomaaliyeed.Wasaaradda Dhallinyarada iyo Sports-ka ayaa ugu baaqday Dhammaan qeybaha kala duwan ee Bulshada inay u ...readmore |
![]() ninkii ugu sarreeyay al-qaacidada Somaliya oo muqdisho ku geeriyoodayWaxaa soo badannayaa Bilihii ugu dambeyay geerida ajaanibta ku soo duushay Somaliya oo ka barbar ...readmore |
Lyun Pascoe "waa laga badbadiyay xaaladda ka jirta Soomaaliya". Kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramda Midoobay u qaabilsan dhinaca siyaasadda Lyun Pascoe ayaa wax laga badbadiyay ku tilmaamay qatarta ay warbaahinta caalamku ka wa...Friday, 3 September 2010 |
Wax garadka Bay iyo Bakool oo beeniyay Hadalka Mayow Teysiyow. Odoyaasha Dhaqanka kasoo jeeda Gobollada Baay iyo Bakool ayaa wax kama jiraan ku tilmaamay hadalkii kasoo yeeray Mayow Teesiyow oo ka tirsanaa Ciidamada ...Friday, 3 September 2010 |
Somali loo heysto qaraxii Kampala oo maxkamad la soo taagay. Maxkamada ku taalla dalka Uganda ayaa la soo taagay laba nin oo Somali ah kuwaas oo loo heysto qaraxii dhawaan ka dhacay Kampala ...Friday, 3 September 2010 |
maleshiyaadka shabaab oo diyaarad qalab wadda kismaayo uga soo degtay Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay dadka deggan Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in saakay 02/09/2010 abbaarihii 9:00 subaxnimo ay ka soo degtay ...Thursday, 2 September 2010 |
Mudanayal ka tirsan Barlamanka oo dhaliilay qaabka Dastuur u sameeynta Soomaaliya. Mudanayaal ka tirsan Barlamanka Soomaaliya ayaa si kulul u weeraray Dastuurka cusub oo dhawaan la soo bandhigay qabyo qoraalkiisa.
Xilibaan Cumar Isloow oo ka ...Thursday, 2 September 2010 |
Golaha Wasiirada Xukuumada KMG oo maanta kulan ku yeeshay Muqdisho. Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta isku raacay in Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka loo Magacaabo Mudane Maxamed Cusmaan Cali ...Thursday, 2 September 2010 |
Dowlada Ingiriiska oo cambaareeysay xadgudubyada iyo dagaalada ka dhacaya Muqdisho. War-Saxaafadeed
Wakiilka Sare ee Dowladda Ingiriiska u Qaabilsan Soomaaliya ayaa Cambaareeyey Xadgudubyada
Safaraadda Ingiriiska ayaa walaac xoogan ka muujisay dagaaladii ugu dambeeyey Muqdisho, gaar ahaan ...Thursday, 2 September 2010 |
Maleeshiyaadka Shabaab oo Marka ka bilaabay ururinta lacago baad ah. Maleyshiyada kooxda Shabaab ayaa magaalada Marka ka bilaabay qorshe ay lacago uga uruurinayaan dadka xarumaha ganacsi ku leh magaalada Marka iyagoo dadka xanuunka ...Thursday, 2 September 2010 |
Maamulka G/Banaadir oo maanta kulan la qaatay ururada Bulshada ee G/Banaadir. Maamulka Gobolka Banaadir ayaa manta kulan la qaatay Ururada Haweenka iyo Dhalinyarada ee Gobolka Banaadir.
Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Maxamuud Axmed ...Thursday, 2 September 2010 |
Dayactir lagu sameeyay qeybo ka mid ah Wadada Warshadaha. Waxaa la soo gabagabeeyay howlo lagu dayactirayo godad ay wadada Warshadaha ka sameeyeen Miinooyin ay ku aaseen Maleyshiyaadka Dowlada ka soo horjeeda iyadoo ...Thursday, 2 September 2010 |
Gabay Xiiso leh oo loogu magac daray(16 su'aaloo gudboon GODANE waydiiya?) DHAGAYSO AKHRISO Abwaan Soomaaliyeed ayaa hal-abuurkiisa ku cabbiray gabood-fallada uu ku kacayo ninka sheegta inuu madaxda u yahay Soomaalida ka tirsan kooxda Alshabaab, ee Axmed Aw-Cabdi Godane. ...Saturday, 14 August 2010 |
Qeybtii labaad ee Barnaamijka Beegsiga Wariyayaasha. DHEGEYSO. Barnaamijka Beegsiga Wariyayaasha waa barnaamij gaar ah oo aan ka diyaarinay tacaddiyadii loo geystay saxafiyiinta Soomaaliya sadexdii sano ee la soo dhaafay.
Waxaan barnaamijkaan ku wareysaneynaa wa...Thursday, 12 August 2010 |
Qaybta koowaad ee Barnaamijka beegsiga wariyaasha ee shabaab DHAGAYSO. Barnaamijkaan ayaa waxaa soo diyaariyay Wariye Liibaan cabdi Cali oo ka tirsan Wasaaradda Warfaafinta, waxaana kala qayb galaya Wariyaal U soo joogay dhibaato loo gaystay Ra...Tuesday, 10 August 2010 |
Odayaal, Siyaasiyiin iyo Culimo soo dhaweeyay Go'aankii Urur-goboleedka IGAD. DHEGEYSO. Culumaa’udiinka Soomaaliyeed iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada ayaa sheegay in ay lagama maarmaan tahay in Xilligaan Ciidamo Nabad ilaalineed oo dheerad ah la keeno ...Friday, 9 July 2010 |
Warbixin ku saabsan Miisaaniyad Sanaddeedka Dowladda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya. WARBIXIN XIISO LEH. Warbixin sanadeed xagga maaliyadda xukuumadda Federaalka KMG ah ee Soomaaliya tii ugu horeysay aadna looga shaqeeyay ayaa ka soo baxday xafiiska Lataliyaha dib u dhiska dh...Thursday, 26 August 2010 |
Istiraatiijiyadda Shabaab ee meesha looga saarayo Xisbul-Islaam oo Dhamaad ah. DHEGEYSO. Bishii oktoober ee sanadkii tagay ayaa la dejiyay Istiraatiijiyadda Shabaab eek u wajahan burburinta awoodaha kooxda la baxday Xisbul-Ilsmaa iyo isku ballaarinta go...Wednesday, 16 June 2010 |
Albaab cusub oo u furmay Soomaalida wax barasho-doonka ah Bismillaah, cidna dood kama qobto in Qoraxdu ifisa Dunida ey ka soo baxdo jihada bari, sidoo kalane waxaan rajeynaa in eysan cidina dood ka qabin in...Thursday, 22 April 2010 |