Nadwo Diini ah oo looga hadlayo dilkii Sh C/qaadir Gacameey oo xalay laga furay magaalada Garowe”SAWIRRO”
Published on February 18, 2013 by Mowliid · 7 Comments · 4,308 views
Shir diimeed aad u balaaran ayaa xalay si rasmi ah uga furmay masaajidka Al_Huddaa Ee magaalada Garoowe, kaasoo ay ka qeyb galayaan culimaa udiin Soomaaliyeed oo Aad u farabadan.
Shirkan oo bilowday salaaddii maqrib kadib ayaa khudbadihii laga soo jeediyay waxaa Si gaar ah looga hadlay dilkii foosha xumaa ee magaalada Garoowe 2 maalin ka hor loogu geystay alle ha u naxariistee sheekh C/qaadir Nuur Faarax oo lagu sheegey dilkii Ugu xumaa ee loo geysto mashaa’ikhda Soomaalida maadama masjidka gudihiisa lagu Dilay isagoo utaagan cabsida alle.
Dhamaan culimadii ka khudbadeeyey shirka ayaa si qiira leh uga hadlay xaaladaha Qalafsan ee soo wajahay culimada Soomaaliyeed, gaar ahaan dhanka amaanka, Iyagoo umadda ku baraarujinaya in si aan kala har lahayn ay ula dagaalamaan Argagixisada dadka kusoo duulay ee beegsanaya dadka bulshada ugu magca iyo Maamuuska weyn.
Shirkaan ayaa la filayaa in culimadu ay kasoo saaraan go’aano wax looga qabanayo Dilalka iyo dabar goynta lagu hayo wax ku oolka Soomaaliyeed, waxaana shirkan uu Kusoo beegmayaa xilli maalintii shalay magaalada Garoowe lagu Aasay alle ha Unaxariistee Sheekh C/Qaadir Nuur Faarax oo la toogtay isagoo kujirey sujuuda Salaadda casir masaajidka bartamihiisa.









Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
War Subax Arbaco 22-05-2013
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
War Habeen 21-May-2013
Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
WAR DUHUR 21.05.2013
Baarlamanka oo maanta anxisiyay Miisaaniyada Sadexdii bilood ee ...
Odayaashii dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Baarlamanka ayaa ...
Wasiirka ku xigeenka Warfaafinta, Boostada, Isgaarsiinta Gaadiidka Xukuumadda ...
Dibadbax lagu tageerayay dowladda Soomaaliya loogana soo horjeeday ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineyna ...
Shirka waxaa wada jir u guddoominayay madaxweynaha Soomaaliya ...
WARKA SUBAX 21.5.2013
Maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda Soomaaliya ...
Ciidamada dowaladda Soomaaliya ayaa xalay iyo saaka howlgalo ...
Odaayasha Dhaqanka ee ku sugan magaalada Garbahaarey ee ...
Tan iyo markii ay soo shaacbaxday in qilaaf ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
qaar ka mid ah barakacayaasha ku dhaqan duleedka ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkaga soo gudbineyna ...
WAR HABEEN 20.05.2013
Kulan lagu tageerayay horumarka dowladda isla markaana looga ...
kulankan ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhamaan ...
Maamulka Galmudug ayaa sheegay iney muhiim tahay in ...
WAR DUHUR 20.05.2013
Maamulka gobolka Banaadir ayaa kala hadlay hay’adaha maashaariicda ...
Fadhigii Baarlamanka ee maanta oo lagu ansixiyay talo ...
Kulan looga hadlayay xoojinta amaanka oo uu soo ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...
ASC Waa fal aad u fool xun falka lagu diley qof illaahii adoonsaday u taagan salaadiisa oo ku guda jira Alle ka cabsi laakiin wiilasha sidaas u dhaqmaya markii horeba ma la oran karaa culumaa wax u sheegtay ileyn waxaani iskama bilaaban,e markii Boosaaso iyo luuqba lagu hayey waa Jihaad waxa aan ku socotaan sidoo kale xiligii maxkamadahana lahaa waa jihaad waxa aad ku socotaan sow ma aheyn waxaas waxa u sheegay culumo Soomaaliyeed oo hadba magac umadda Soomaaliyeed ee Muslimiinta ah ku laaya, ama Salfu jadiid la baxa ama Al/itixaad la baxa amaba wxii la mid ah hadaan loo soo laaban caqiidada toosan ee Soomaaliya laheyd ee Ahlu sunna waljameeca sidaas ayaad dhalinyaradda qarka uga tuureysaan ee dib bal isugu noqda oo jidka xaqa ah u soo laabta oo la dirira amaba cidii la dirireysa ku gacan siiya oo Dowladda Soomaaliyeed iyo wixii la mid ah markaas ayaa Wadanku noo hagaagayaaye illaa caqliga wanaagsan ka shaqeeeyo oo qofkii Diin sax ah haysta umadda wax fiican ha la hor yim,aado oo caqligu ha shaqeeyo Diinta Islaamka way dhowrtay dhiiga qofka Muslimka ah xataa Gaalka bilaash looma dilo aan xarbiga aheyn kan kula dagaalaya mooyee wabillaahi towfiiq asc wr wbr
inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun allaha unaxaristo sheekha kha.ninki dilay sheekhkh. ilahey jasadisa haka abaalmariyo somaliyey waad ujeedaan hdane culimadi ayaa loosoodhigtay
Waa war lagu farxo inay culimada Soomaaliyeed ay la hadlaan, oo ay weliba u nasteexeeyaan dadka Soomaaliyeed, weliba Garoowe Puntland
Maanta cid ka maqan ma leh culimada Soomaaliyeed, intooda badan waxay farta ku fiiqeen mooryaan Alshabaab inay dil iyo is-qarxis ka wado dalka gudihiisa iyagoo beegsanaya Culumida, aqoonyahanka iyo waxgaradka.
Waxaan ku baaqayaa in Culumidu ay marar badan shirar sidan oo kale ah ku qabtaan maagaalooyinka dalka oo dhan
alaha unaxariistu shekha rabina waxaan uga baryenaa inuu janatul firdoosa rabi kawaraabiyo ilaaah waxaan kabaryaa casa wajala inuu rabi xifdiyo culimada muslimiinta ilaahow naga qabo kuwa qaska iyo labka nagu haya adigaa waxkaaqarsooneene yaarabi yaaraxmaan yaaraxiiin mahan shekh marnaba la himaami karo bi idnillaah tarikhda ayaana xuseesa insha allaaaaah
waxaana ka codsanayaa magaciisa marnaba siyuusan udaciifin haday doonaan hakanaxaane majida uguwaaween masjidada somaliya haloogu magacdaro magaciisa inshaa allaaah’dugsiyada quraanka machadyada jaamahadaha dhamaan waxaan aad ujeclaan lahaa in magaciisa meel walba oo ucaansan wax walba in loogu magacdaro insha allaaaaaaaaaah
rabina waxaan kabaryaa inuu ehelkiisa iyo dhamaan iyo oowlaadisa inuu rabi samir iyo imaan kasiyo umada somaliyeedna dhamaan iyo culama udiinka qaasatan rabi samir iyo imaan haka siiyo
aaaaaaaaamin aaaaaaaaaaaaamin aaaaaaaaaaamin yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaarabi
allaaaaaaaaaaaaaaaaaah
yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaarabi
yaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaarabi
yaaaaaaaaaaaaaraxiim