Munaasabadda Koowda Luulyo Oo Si Weyn Looga Xusay Caasimadda Dalka Zambia Ee Lusaka”DAAWO SAWIRRADA”
Published on July 2, 2012 by Jayte · 4 Comments · 18,224 views
Xaflad Balaaran oo lagu maamuusayo xuska sanad guuradii 52 ee ka soo wareegantay markii ay Xorooobeen Gobolada Koonfureed ee Soomaaliya sidoo kalana ay midoobeen Gobolada Waqooyi iyo Koonfur ayaa xalay si wayn looga xusay Caasumada Dalka Zambia ee Lusaka.
Xuskan oo ay ka soo qayb galeen Dadwayne fara badan oo isugu jira Dhalinyo iyo Odayaasha Jaaliyada Soomaalida ayaa waxaa si wayn la isu xasuusiyay sharaf ay leedahay Xornimada iyo qaranimadu.
Sidoo kale waxaa Xaflada dhanka khadka Taleefonka uga qayb galay Raysal Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Mudug Maxamed Yuusuf Jaamac iyo Duqa Degmada Gaalkacyo Col Siciid Cabdi Faarax Cadde.
Waxayna Dhamaantood ku amaaneen Jaaliyada sida qiimaha leh ee ay isugu taageen xusida maalinta Xornimada Soomaaliyeed.
Said Muse Dahir
Self Employer. Freelance Journalist Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-
masha allah
asc dhamaaan somalı mel walbo ay jogto waxaan leyahay waxaa tıhın wadanıyın wadan koda jecel allow ıdın dhoooooooooooooooowr
waxaa aad u wanaagsan in aad kusoo dartaan link oo ah download oo ahna Munaa sabadaha.
waxyaabaha icajab galiya waxaa ka mid ah ciidamada oo gaardinaya iyo wxl
dhamaan waaa idin salaamey reer zambia waxaa saalaan khaas ah halkaan ugajeedaneyaa odayaasha soomaliyeed iyo gabdhaha qaran ka soomaalia salaan kadib aad iyo aad ayaan uga farax sanahay sida loosoo abaa buley sanad guureedka intaa kadib waxaan idin kacod saneyaa murraaad ayaan leeyahay iisoo duceyaa
aan kudarsado rayi kale intaanom gab dhaha ma lusaakey joogeen