Thursday, May 23rd, 2013

Munaasabad lagu xusayay Istunka oo lagu qabtay dagmada Afgooye

Published on February 2, 2013 by   ·   6 Comments  ·   2,887 views

Munaasabadan oo loogu gogol xaarayay caada dhaqameedka Istunka oo ay can kutahay degmada Afgooye kaas oo 4-tii sanno ee lasoo dhaafay aan laqaban ayaa waxa ka qeybgalay boqolaal dadweyne ah oo kakala yimid xaafadaha ay degmadaasi kakoobantahay, Odaayaal dhaqameedyo iyo maamulka degmada Afgooye.

Dadka iskusoobaxay oo dhalinyaro ubadnaa ayaa kusoo wareegay xaafadda Baalguri ayagoo ku dhawaaqaya Erayo ay kusoo dhaweynayaan caada dhaqameedka Istunka oo ka bilabatay degmadaasi taas oo markii ugu horeysay ay tahay 4sano kadib.

Guddoomiyaha degmada Afgooye C/llaahi Axmed oo ugu horeyn goobta kahadlay ayaa sheegay in dadka Reer Afgooye markii ay dareemeen neecaaw Nabadgalyo ay bilaabeen soo celinta iskusoobaxyadii nabadeed iyo Caada dhaqameedka Istunka isagoo xusay in wixii hadda ka dambeeya dib loo soo celin doono.

Cali Sheekh C/llaahi “Cali Afgooye” oo katirsanaa Baarlamankii KMG ahaa ee waqtigiisu Dhamaaday ayaa uga mahadceliyay maamulka dowladda sida ay degmadaasi uga Tirtireen raadadkii ay Al-Shabaab kureebeen  waxa uuna sheegay in dadka Reer Afgooye looga baahanyahay in ay dowladda ku gacan siiyaan horumarinta degmada iyo guud ahaan gobolka.

Qaar kamid ah Odayaasha dhaqanka oo iyaguna goobta kahadlay ayaa Mas’uuliyiinta dowladda iyo hay’adaha amniga uga mahadceliyay sida ay isugu Howleen dib usoo celinta amniga iyo horumarinta degmadaasi.

Dagmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose ayaa waxaa bartamahii sanadkii tagay laga saaray maleeshiyada kooxda shabaab waxaana tan iyo markii laga saaray kooxdaasi laga sadeeramayay xasilooni.

Readers Comments (6)

  1. axmed dhere says:

    allaho akbar iyaga oo is ku gabyay ma aana arkina midba kale biiq ku tilmaaya waxan ka xasuusta ninki walaakisa ka rooray lukta ayaba iga ma qan ma xasowsto

  2. seyga cade says:

    reer afgooye al shabaab waad ka reesateen aboo afar sano malees tumin miyaaaaaaaaaaaaaaaaaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  3. damaley says:

    s/c wadna weeynaa walaalkiisa ka rooroow wadweynaa waaq laga waayey waa arkeenaa

  4. damaley says:

    waa yasaayeenee yaxaaska yaahoo maxay u yertay
    damaley dooracuntooy daafteedan ku tumaa

  5. billa says:

    masha Allaah aloow nabaad iyo caano amii amiin

  6. Muse Ali Osman says:

    Allahu Akbar Ilaah aya aweyn oo mahadi usugnaatay,wallahi maan arag caada dhaqameydkan aan aadka ujecelnahay hadaynu nahay bahda dhalinta reer Afgooye.
    waxan runtii xusuustay gabaygii uu tiriyey Alla ha unaxriistee Laashin ama Abwaan Xasan Abuukar ee ahaa:
    AAY ULEEY MA OODNA ALBAABNA MA FUULO $$$ NINKII ISKU AADO WAA IMAAN KARAAA.




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

qeybdiid Galmudug State President

Madaxweynaha Galmudug oo ka qeybgalay Munaasad loo qabtay arday ka qalinjebisay dugsiga sare Mudug

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Sawirka 1

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo booqasho ku jooga Sucuudiga.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweyne-xasan-Sheekh

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalay munaasabad lagu xusayay 50 guuradii Midowga Afrika oo lagu qabtay Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
dibad_ba_3

Dibadbax lagu taageerayay waxqabadka dowlada iyo mowshinkii la baajiyay oo ka dhacay Muqdisho”Sawirro”

Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Hobyo_view

Duqa dagmada Hobyo oo sheegay in ay wadaan waan waan lagu doonayo in ay xiisad ka dhalan dil shalay ka dhacay ceel huur

Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
muqdisho_1

Odayaasha dhaqanka Muqdisho oo soo dhaweeyay mushinkii ay la laabteen xildhibaano ka tirsan baarlamanka

Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka subaxnimo ee radio Muqdisho

WARKA SUBAX 23.5.2013
Al-Shabaab Awood Daciifid 4

Maleeshiyaad ka tirsan shabaab oo qasaare loogu geystay xadka u dhaxeeya Somaliya iyo Ethiopia

Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
south africa

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalalka S/africa iyo S/zerland oo soo dhaweeyay go’aankii xildhibaanada ay uga noqdeen mushinka

Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee  ku nool dalalka South Africa ...
DSC03854

Dowladaha Sudan iyo Soomaaliya oo Hishiis Dhanka Ciidanka Xooga ah kala saxiixday :- Daawo Sawiro

Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 22.05.2013
DSC03786

DAAWO SAWIRADA:- Wasiirka gaashaandhiga oo Galabta booqday Meelo dalxiis iyo Xarumaha Sports-ka ee Raacsaan Wasaaradda Gaashaandhiga ee Dalka Sudan.

Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya  Mudane C/xakiin ...
DSC00908

DAAWO SAWIRRADA;-Sida Ay Shacabku Ugu Damaashaadaan Xeebta Liido Maalmaha Aan Jimcaha Aheyn

Akhristayaasheenna Sharafta leh waxaan halkaan idinkugu soo gudbineynaa ...
PM AU (4)

R/wasaaraha oo kulan la yeeshay safiirka Soomaaliya u qaabilsan Midowga Africa “war-saxaafadeed+sawirro”

(Muqdisho, 22, May, 2013) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
20130518_141000

DAAWO SAWIRRADA:- Bandhig dhaqamed ay ka qeyb galeen jaaliyadda Soomaaliyeed oo lagu qabtay dalka Turkiga

Bandhig dhaqameed ay kasoo qeyb galeen in kabadan ...
shabaabaaa-620x330

Haraadiga maleeshiyaadka Shabaab oo boob ku haya xoola dhaqatada G/Hiiraan

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ee ku sugan qeybo ka mid ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka duhurnimo ee radio Muqdisho

WAR DUHUR 22.05.2013
naafada

Naafada danyarta ah ee ku nool degmada Dhuusamareeb oo gargaar loo geybiyay

Deeq Raashin gargaar ah  ayaa maanta loo qeybiyay ...
k 1

Bukaanada jiifa cisbitalka Keysaney oo loo qeybiyay deeq lacag ah”Sawirro”

Bukaannada ku jira Isbitaalka Keysaney ee duleedka magaalada ...
kulanka baarlamanka

Baarlamanka oo maanta kulmay iyo mudanayaasha oo dib uga laabtay mowshinkii ka dhanka ahaa xukuumadda

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta kulmay iyadoo mudanaayal ka ...
Fiqi

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya Oo la kulmay madaxweynaha dalka Sudan.

Wasiirka gaashandhiga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane C/xakiin Xaaji ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka Subax ee Radiomuqdisho

War Subax Arbaco 22-05-2013
Qadar 10

Shirka Isku-imaatinka 13-aad ee Doha oo maanta la filayo in lagu soo gabagabeeyo magaalada Doxa ee dalka Qadar.

Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr. ...
r

Maamulka Galmudug oo ganaax lacageed dul dhigay Gawaari ay ku rarneyd Dhuxul laga jaray deegaanada maamulkaasi.

Wasiirka beeraha iyo xaanaanada xoolaha maamul goboleedka Soomaaliyeed ...
DSC01526

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan kormeerkii uu ku tagey Deegaanada Ceelgaal iyo tuulooyin kale oo katirsan gobolkaasi.

Booqashadaan oo ay gudoomiyaha gobolka Hiiraan mudane Cabdi ...
nn

Baarlamanka Soomaaliya oo maanta bilaabaya dooda Mooshinka laga keenay xukuumadda.

Kulankan oo ay maanta yeelanayaan xubnaha golaha shacabka ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12511

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
elman

Isku aadka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo lasoo saaray

Ururka kubada cagta bariga iyo bartamaha Afrika ee ...
astaanta-warka16

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 21-May-2013
DSCN6980

Safaaradda Soomaaliya ee Koonfur Afrika iyo Wasaarado ka tirsan Dowladda Koonfur Afrika oo ka shiray Arimo Muhiim ah “SAWIRRO”

Kulan ay si wada jir ah ugu qeybteen ...
afhayeenka amisom

Ciidamada AMISOM oo sheegay iney guri guri u baaridoonaan Muqdisho

Taliska ciidamada AMISOM ayaa maanta ka warbixiyay howlgaladii ...
astaanta-warka

Dhageyso Warka Duhur

WAR DUHUR 21.05.2013

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Khilaafka Al-Shabaab iyo waxa uu salka ku haayo-DHAGEYSO

Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...

*