Munaasabad lagu soo dhaweeynayay madaxweynaha cusub oo lagu qabtay degmada Boondheere
Published on September 14, 2012 by Mowliid · 1 Comment · 1,737 views
Munaasabad lagu soo dhaweynayey madaxweyne Xasan Sheekh laguna Sagootinayey madaxweynihii hore oo ey ka qeeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan gobalka Banaadir iyo qeeybaha bulshada ayaa lagu qabtay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir.
Munaasabadan oo ay ka soo qeygaleen qeybaha kala duwan ee bulshada degmadaasi ayaa lagu soo dhaweynayay madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaana sidoo kale lagu sii sagootinayay madaxweynihii hore Sheekh Shariif iyadoo munaasabaddasi lagu qabtay xarunta degmada Boondheere.
Guddoomiyaha degmadaasi C/llaahi Xirsi Wardheere Istakiin oo munaasabaddasi ka hadlay ayaa soo dhaweeyay madaxweynaha cusub isagoo ku dheeraaday marxaladihii kala duwanaa oo ay soo martay degmada Boondheere wuxuuna ka warbixiyay qaabkii wanaagsanaa oo ay ula shaqeeyeen madaxweynihii hore Sheekh Shariif isagoo tilmaamay in degmada Boondheere ay hormuud u noqondoonto isbedelka.
Tan iyo markii la doortay madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa isa soo tarayay taageerada ay bulshadu u muujinayaan madaxweynaha cusub iyagoo rajo wanaagsan ka muujinaya in dalku ka bixidoono dhibaatadii adkeyd ee la soo maray.
Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Shabeelada Hoose ayaa ...
Wasiirrada Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD oo shir ...
Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ...
WAR SUBAX 24.05.2013
Madaxweynaha Mareykanka Barrack Obaama ayaa sheegey in awoodii ...
Xukuumada Federaalka ee Soomaaliya ayaa ka hadashay kororka ...
Maamul gobaledka Galmudug ayaa arrin lagu farxo ku ...
Puntland oo xukun dil ah ku riday dad ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
Rabshadahan ayaa dhowrkii cesho ee la soo dhaafay ...
Waxaa la Ogaysiinayaa dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku ...
Wasiirka Gaashaandhiga Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane ...
WAR HABEEN 23 05 2013
Kulanka qadada ah ee uu madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka ...
Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Shiiq Maxamuud iyo wafdi ...
akhristeyaasheena sharafta leh waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa ...
Taliyaha Hogaanka Socodaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya Cabdulahi ...
(Muqdisho, Majo 23, 2013). Shirkii golaha wasiirada Xukuumada ...
Munasabad lagu maamuusayay maalinta umulisay aduunka laguna soo ...
WAR DUHUR 23.05.2013
Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug ayaa ka qeybgalay munaasabad ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr.Maxamed Nuur ...
Madaxweynaha Jamhuuriyada Fedraalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ...
Dibad bax balaaran oo lagu taageerayay horumarada iyo ...
Maamulka dagmada Hobyo ee maamul goboleedka Soomaaliyeed ee ...
Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka magaalada Muqdisho ...
WARKA SUBAX 23.5.2013
Iska hor imaad geystay qasaaro iskugu jira dhimasho ...
Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka South Africa ...
Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa hishiis Dhanka ...
Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
WAR HABEEN 22.05.2013
Wasiirka Gaashaandhiga ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane C/xakiin ...
Muddooyinkii dambe horjoogayaasha maleeshiyaadka Al-Shabaab waxaa soo kala ...
Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
Dabayaaqadii 2010 ilaa bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
ASC SALAN KADIB WAXAAN U HAMBALYEENAA MADAWENAHENA JAMURIDA FIDIRALKA E DALKENA SOMALIYEET WAXAN LEEYAHAY JIR EE JOOG GARABKAADA ILAHEY HAGALO WAXAN KUU RAJEENAA GUL BY