Thursday, May 17th, 2012

Munaasabad Lagu Dhiiragelinayey Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Dhexdhexaadin U Aaday Galgaduud Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Published on January 27, 2012 by   ·   No Comments  ·   1,031 views

Munaanasad ballaaran oo lagu soo bandhiyay waxqabadka dhallinyaro ka soo jeedo gobollada Mudug iyo Galgaduud oo dhawaan hishiis soo kala dhex dhigay beello walaalo ah oo ku dagaallamay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud isla markaana ay ka qeyb galeen masuuliyiin ka tirsan dowladda Somaaliya iyo waxgarad ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho.

Munaasabaddani oo aheyd  mid si hees sare ah loo soo agaasimay isla markaana lagu soo bandhigayay waxqabadka dhallinyaro Soomaaliyeed oo ka soo jeeda gobollada Mudug iyo Galgaduud oo dhawaan ka soo laabtay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud halkaasi oo ay hishiis Nabadeed ku soo kala dhex dhigeen beello walaalo ah oo halkaasi ku dagaallamay waxaana ka qeyb galay masuuliyiin ay ka mid ahaayeen wasiirka hore ee arrimaha gudaha, xildhibaanno, wasiir dowlaha Gaashaandhigga iyo waxgarad.

Ugu horeyn munaasabadda waxaa ka hadlay Mowliid Sheekh oo ah afhayeenka dhallinyarada is abaabushay waxa uuna sheegay in dhallinyarada ay ku dadaaleen sidii dadka walaalahood ah ay si wanaagsan isu fahan siiyeen isagoo sheegay in dadkii ay ugu tageen dhex dhexaadinta ay kala kulmeen soo dhaweyn aad u wanaagsan isla markaana  ay guul ka gaareen waxyaabihii ay degmada Cadaado u tageen.

Sidoo kale waxaa munaasabadd isna ka hadlay Wasiirudowlaha Gaashaandhigga Xuukumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Catoosh waxa uuna sheegay waxgaradka iyo Ganacsata in ay gartaan oo ay u istaagan garashada ay muujiyeen dhallinyaradaasi Soomaaliyeed, waxa uuna uga mahad celiyay dhallinyaradii ku dhiiratay in ay dhex dhexaadiyaan dad walaalo ah oo uu dagaal ka dhaxeeyo.

Waa markii ugu horeysay oo dhalllinyaro Soomaaliyeed oo is abaabushay ay ku guuleystaan in ay hishiis kala dhex dhigaan beello walaalo ah oo  ku dagaallamay degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, iyadoo dadkii ka soo qeyb galay munaasabaddana ay si aad ah ugu farxeen waxqabadka dhallinyaradaasi.

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

 

 

Readers Comments (0)




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda Kalluumeysiga Oo Deeq Dhiirrigelin Ah Gaarsiisay Ciidamada XDS

Wasaardda kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda ayaa maanta deeq ...
tartan

Tartan Aqooneed U Dhaxeeyay Duugsiyada Muqdisho Oo La Soo Gebagebeeyay

Tartan kor loogu qaaday aqoonta Ardayda wax ka ...
Kaliil

Guddoomiyaha G/Gedo”Dhawaan Ayaan Shabaab Ka Cirirbtireynaa Gobolka”

Mas’uuliyiinta maamulka gobolka Gedo ayaa sheegay in dhawaan ...
astaanta.qaranka-300x228

Wasaaradda M/ iyo Lacagta Oo Tababar U Soo Gabagabeeysay Ciidamo Loo Tababaray Qaadista Canshuurta

Wasaaradda Maaliyadda iyo Lacagta Soomaaliya ayaa maanta si ...
NATO

Faah faahinno ka soo baxaya duqeyn ka dhacay Xarar dheere

Faah faahin dheeri ayaa ka soo baxeysa duqeyn ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX May 17.05.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo ...
Dastuurka wasiirka

Wasiirka Dastuurka: shirka odayaasha dhaqan waa gabogebo, Dastuurkuna waa la soo bandhiggayaa

Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federaalka iyo Dib u Heshiisiinta ...
Jeesto-300x225

Horjoogge Ka Tirsanaa Al-Qaacidada Soomaaliya Oo Qiray Inuu Alle Uga Towbad Keenay Dhibaatadii Uu Umadda Ku Hayey (Dhageyso)

Horjooge ka tirsanaa malleeshiyada Kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya, isla ...
Sawirka Fanaan Lafoole

Fanaan Lafoole”Dalka Horumar Badan Ayaa Ka Jira Waan Imaanaya Dhowaan Si Aan Horumarka Uga Qeybqaato”(Dhageyso)

Fanaanka Soomaaliyeed ahna Abwaanka Maxamed Xasan Xuseen Lafoole ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada12

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
1

Ciidammo Ka Tirsan Midowga Afrika Oo Fariisimmo Ka Sameystay Baydhabo”DAAWO SAWIRRADA”

Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa markii ...
al-Qaeda Militia

Horjoogayaal Ka Tirsan Al-Qaeda Oo Ku Halaagsamay Qarax Caawa Ka Dhacay Galgaduud

Horjoogayaal ka tirsan Maleeshiyada kooxda Al-Qaacidada Soomaaliya ayaa ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Habeennimo Ee Radio Muqdisho

War Habeen 16-May-2012         Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
Sawir Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Xiligan

Dhageyso Barnaamijka Daljir Ee Looga Hadlo Dhismaha Ciidammada Qalabka Sida Ee Soomaaliya

Barnaamijka Daljir waxa uu ka mid yahay Barnaamijyada ...
xuska-15may13

Suudan oo laga Xusay Sanad Guurada 69-aad ee Asaaskii Ururkii S.Y.L iyo Maalinta Dhalinyarada Soomaaliyeed 15 May”SAWIRRO”

Munaasabad si heer sara ah loo soo agaasimay ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Duhurnimo

WARKA DUHUR 16.05.2012
astaanta.qaranka-300x228

Mas’uuliyiin Ka Tirsan He’yadda Maareeynta Masiibooyinka Oo U Ambabaxay Sudan

Mas’uuliyiin ka tirsan Wasaaradsa Shaqada Hormarinta Shaqaalaha Dhalinyarada ...
Dastuur-qabyo

Kulan Looga Doodayo Xuquuqda Uu Suxufiyiinta Siinayo Dastuurka Cusub Oo Muqdisho Ka Socda

Kulan looga hadlayay ahmiyadda uu dastuurka cusub siinayo ...
maka maka

Gaadiidleyda Iyo Qeybaha kale Ee Bulshada Oo Soo Dhaweeyay mashruuca Lagu Hagaajinayao Waddooyinka Muqdisho

Dadweynaha iyo  gadiidleyda  magaalada  Muqdisho ayaa soo dhaweeyay ...
Tarsan

Guddoomiye Tarsan Oo Afhayeen Cusub U Magacaabay Maamulka G/Banaadir

Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta  magacaabay afhayeenka cusub ...
1401

Kabakudukade iyo malleeshiyaad kale oo deegaanno ka tirsan Galgaduud isaga cararay

Malleeshiyaadka Al-Qaacidda ayaa banneeyay deegaanno badan oo ka ...
Astaan_war7192101129

Dhageyso Warka Subaxnimo Ee Radio Muqdisho

WARKA SUBAX 16.5.2012           Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada ...
UN-235x300 (1)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo beesha caalamka ku ammaanay mooqifka Soomaaliya uga aadan

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa ku ammaanay beesha caalamka ...

Tubta Toosan

tubta-toosan1-150x150151

Islaamka & Faafinta Nabadda

Diinteenna Islaamku waa diin nabadeed, sidaba laga dheehan ...
Residents gather near the covered remains of a suicide bomber at the scene of an attack along a street in Somalia's capital Mogadishu

Akhlaaqda dagaalka iyo Diinta Islaamka

Colaadda iyo Nabaddu waa xaalado la soo gudboonaada ...
tubta-toosan1-150x150151

Dowlad Wanaagga sidee loo xoojin karaa?

Dowlad wanaaggu waa tilmaanta kaliya ee ay horumarka ...