Sunday, May 19th, 2013

Munaasabad Ay Ku Qalinjebinayeen 200 Oo Arday Oo Lagu Qabtay Muqdisho.

Published on June 20, 2012 by   ·   5 Comments  ·   1,668 views

Munaasibad ay ku qalin jebiyeen kudhowaad 200 oo arday oo ka mid ah dufcadii 10 aad ee Dugsiga hoose, dhexe  ee hoyga Xamar ayaa maanta lagu qabtay xarunta dugsigaasi ee magaalada Muqdisho.

Xaflada oo aheyd mid si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa ka qeyb galay,  mas’uuliyiinta dugsigaasi, madax katirsan shirkadaha isgaarsiinta, waalidiin, arday iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay xafladda, waxaana intii ay socotay munaasabada ay ardayda ku soo bandhigeen Riwaayad ay ardaydu kaga hadlayeen faa’idada ay waxbarashada leedahay.

Madaxa kormeerka dalada waxbarashada Fbens Rashiid Xuseen Cumar oo hadal ka jeediyay munaasabada ayaa sheegay in ardaydu ay yihiin kuwo u bisil waxbarashada diyaarna ay u yihiin in ay waxbartaan una dhisaaan mustaqbalkooda.

sidoo kale Agaasimaha guud ee dugsiga hoyga Xamar C/raxmaan Sheekh Maxamuud oo hadal kooban ka jeediyay xaflada ayaa xusay in ardayda maanta loo dhigay munaasabada ay ka gudbeen dugsiga dhexe una gudbeen dugsiga sare.

Hadii Aad Joogtid Europe,USA iyo Canada Wararka iyo Barnaamijyada ka baxa Radio Muqdisho ee ku dhaafa ka Dhageyso Taleefonkaaga adigoo garaacaya:-

Yurub                                            +442035190460

USA & CANADA                         +17124327760

Readers Comments (5)

  1. asc dhaman walalaha anigo ah mid ka mıd ah ardayda sanadkı hore ıyana sıdan o kale ugu so gudbay dugsı sare hoyga xamar mantna wax ka bartay turkıga ka dıb tanı waa wax lagu farxo waxeyna na tuseysa tani sıda ardaydu ugu taagan yıhın waxbarashada waxana xaqiiq ah ın dugsıga hoyga xamar mıd ka mid ka mid ah dugsıyada ugu fır fırcon somaliya waxana an ugu faraxsanahay ardaydan ımanka dhıgan dono dugsıga sare waxane ale uga baryaya ınu la garab garo

  2. mash alah sxb abdi asiz hadalkaga amaanta ah iyo dhiiri galinta aad u heeso dhalin yarada runtii anigoo joogo germany halkaan ayaan ugu duceeyeyy mash alaah wadankegow dalkeegow kaca markan nabadaa inoo soo iftintee

  3. c/qaalaq c/laahi sheikh says:

    walaalayal waad ku mahadsantihiin sida sharafta leh aad ogu duceysen waxaana kamid ahay ardaydii xafladaas agaasimtay waxaana jeclnahay inaan wadanka wax ubarano

  4. C/fitaax daahir siyad says:

    C/qaaliq iyo asxabta kale wad mahadsantihin aniga waxan kamid ahay ardayda kagudub tay sanadkan dugsiga hoose iyo dhexe sida uu og yahay gudomiyaha ardayda c/qaaliq c/laahi shiikh waxa mahad balaran u jedina agaasimaha dugsi ustaad c/raxman waxan kalo mahad balaran u jedina mamulka qeybta raaga ugaas ustaad muuse c/dulle o kuma gacdher antooni adan ka gudbo salanta waxan rajeyna ardayda sanadkan galeysa dugsiga sare o an kamid ahay in ay wax barashada ay kagaran mel sare

  5. Marwaa Ahmed says:

    My real name is MARWAAN AHMED ABUUKAR waan idin salaamy dhamaan dhalinta hoyga xamar . Aniga wxn kamid ahy ardydi hore e dugsiga waxna joga london UK waxn kamid ahy SER C. Da kooxda Arsenal wlh aad ayn ugu faraxsanahy dugsiga h.xmar inu wili jiro




Please note: Comment moderation is enabled and may delay your comment. There is no need to resubmit your comment.

Wararka

DSC00193

Madaxweynaha jamhuuriyadda oo sheegay in la joogo xiligii uu dalku ka bixi lahaa dib u dhaca.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xassan Sheekh Maxamuud ...
tiiceey

Maamulka Ximan iyo Xeeb oo nasiib daro ku tilmaamay is qabqabsiga dhinaca maamulka ah ee ka taagan magaalada Kismaayo.

Madaxwaynahamaamulka Ximan iyo Xeeb Maxamed C/llahi Aadan Tiiceey ...
Astaanta-Bandhiga-Wareysiyada125

Dhageyso Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Bandhiga Wareysiyada waxa uu ka mid yahay ...
ciyaartoy

Ciyaartooyda ciidanka XDS iyo ciyaartooy ka socotay ciidanka Burundi oo kuwada ciyaaray Muqdisho iyadoo ay guusha raacday ciyaartoyda ciidanka XDS

Ciyaar Saxiibtinimo ah oo kubadda Koleyga ah ayaa ...
astaanta-warka16

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 18 05 2013
DSC00193

“Dowladdu barnaamij bey ka diyaarisay dhaqan gelinta Federaalka” War-saxaafadeed”

(Muqdisho, 18 May 2013) Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ...
DSC00217

DAAWO SAWIRRADA:- Madaxweynaha oo xariga ka jaray Iskuul cusub oo ay hirgalisay dowladda Turkiga

Akhristeyaasha sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineyna ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Duhur

war duhur 18.05.2013
DSC00193

Madaxweynaha oo ka hadlay arrimaha Jubbooyinka, Soomaaliland iyo hirgelinta Federaalka”Sawirro”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaliya ayaa maanta ka hadlay arrimaha ...
DSC09816

Wasiirka Warfaafinta Isgaarsiinta iyo Gaadiidka oo xafiiskiisa ku qaabilay guddiga Gaadiidka ee Baarlamanka”Sawirro”

Wasiirka Warfaafinta Isgaarisiinta iyo Gaadiidka ayaa kulan la ...
DSC09819

Daawo Sawirrada Wafdigii ka socday Baarlamanka Jaamacada Carabta oo booqday Baarlamanka Soomaaliya

Wafdi ka socday Jaamacada Carabta oo uu hogaaminayay ...
K-KOLEYGA_DEGMO-3

Xarunta maamulka degmada Xamar Jajab oo dib u dayactir lagu sameeyay

Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayay xarunta degmada ...
Saacid 11

R/wasare Saacid oo kulan la qaatay wafdi uu hogaaminayo gudoomiyaha Baarlamanka Carabta oo booqanaya Muqdisho

Ra’iisul wasaare Cabdi Faarax Shirdoon “Saacid” ayaa qaabilay ...
BOQASHADA  MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN (11)

“Daawo Sawirrada”Gudoomiyaha gobolka Hiiraan oo booqday deegaanada Jawiil iyo Beergadiid ee g/Hiiraan.

Gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cabdi Faarax laqanyo ayaa kormeer ...
IGAD

Wafdi kasocda Igad oo lafilayo inay gaaraan magaalada Kismaayo kulamana la qaataan odayaasha deeganka.

Wafdigan oo maanta ka ambabixi doona magaalada Muqdisho ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subaxnimo ee RadioMuqdisho

Warka Subaxnimo Sabti 18-05-2013
caabudwaaq

Ganacsatada gobolka Galguduud oo dowlada Soomaliya ku amaanay ciidamada xooga ee ay ka howlgelisay gobolkaasi.

Ganacsatada degmada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa ...
ciidan xds

Kulan lagu soo dhaweynayay Ciidamo katirsan xooga dalka Soomaaliyeed oo ka dhacay degmada Caabudwaaq .

Kulankan oo lagu qabtay degmada Caabudwaaq ee gobolka ...
astaanta_qaranka13

Xukuumadda Soomaaliya oo beenisay warar been abuur ah oo lagu qoray Twitterka.

Xukuumadda Soomaaliya ayaa beenisay warar been abuur ah ...
safaarada_004

“Daawo Sawirrada”Safaaradda Soomaaliya ee dalka Koonfur Afrika oo ku howlan sidii ay dib ugu soo celin laheyd caruur lagala wareegay waalidiin Soomaaliyeed

Mas’uuliyiin kasocotay safaaradda Soomaliyeed Ee dalka Koonfur Africa ...
DSC09964

Gudoonka Baarlamaanka Oo Casho Sharaf U Sameeyey Wafdi Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Jaamacadda Carabta “SAWIRRO”

Gudoonka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xalay magaalada Muqdisho ...
DSC01287

Ururo iyo shaqsiyaad bulshada wax u qabtay oo maanta Cadaado abaalmarin lagu siiyay”SAWIRRO”

Waxaa maanta magaalada Cadaado ee xarunta maamul goboleedka ...
Astaatnta Imaqashii

Dhageyso Barnaamijka Imaqashii Imadadaali Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Imaqashii Imadadaali waxa uu ka mid yahay ...
IMG_8739

Ra’iisul Wasaaraha oo xafiiskiisa ku qaabilay wafti balaaran oo ka socda urur goboleedka IGAD “SAWIRRO”

Muqdisho, 17, May, 2013..... Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ...
Astaanta kulanka-jimcaha

Dhageyso Barnaamijka Kulanka Jimcaha Ee Radio Muqdisho

Barnaamijka Kulanka Jimcaha waa Barnaamij Todobaadle ah oo ...
Muqdishada Cusub

Munaasabad Lagusoo Bandhigayey Iskaashi Ay Jaamacadda SIMAD La Yeelaneyso Jaamacad Ku taala Malaysia Oo Muqdisho Lagu Qabtay

Munaasabad balaaran oo xariga looga jarayey iskaashi  cusub ...
astaanta-warka1

Dhageyso warka habeennimo ee radio Muqdisho

WAR HABEEN 17.05.2013
DSC09876

Madaxweynaha oo Xafiiska Ku Qaabilay Wafdi ka socday IGAD “DAAWO SAWIRRADA”

Kulankan oo ahaa mid ay albaabadu uxiraayeen ayuu ...
Muuqaal kale oo Degmada Deyniile ah

Maamulka deegmada Deyniile oo ku boorriyay shacabka degmadaasi iney gacan ka geystaan nabadgelyada

Maamulka dagmada Deyniile ee gobalka Banaadir ayaa ku ...
astaanta-warka161-150x150

Dhageyso Warka Subax

WARKA SUBAX 17.5.2013
Sawir ka mid ah ardaydii ku dhaawacntay qaraxa oo dhaawacooda garoonka diyaaradaha Aadan Cade laga Qaadayo

Qurbajoogta Soomaaliyeed ee dalka dib ugu soo laabaneysa oo sii kordhaya

Waxaa si aad ah u sii kordhaya mudooyinka ...
ciidan xds

Ciidamada XDS oo fashiliyay weerar ay maleeshiyaadka Shabaab xalay kusoo qaadeen degmada Ceelbarde ee G/Bakool

Ciidamada qalabka sida ee Somaliyeed oo ku sugan ...
howlgal ciidamada xds

Xaaladda deegaano ka tirsan G/Gedo oo ay ciidamada dowladu ka saareen haraadiga Shabaab oo saaka deggan

Waxaa saaka daggan xaalada deegaano ka tirsan gobalka ...
xasan daahir

Xasan Daahir “Qilaafka ka dhaxjiro shabaab ma qarsoona waa cadyahay”

Hogaamiyihii ururkii burburay ee Xisbul Ismaan Xasan Daahir ...

Tubta Toosan

TubtaToosan1

Diinta Islaamku maxay ka qabtaa Dhagarta?-DHAGEYSO

Shareecada Islaamku aad ayay uga dardaar warisay dhagarta ...
TubtaToosan1

Macluushii ka dhacday dalka iyo kaalinta Al-Shabaab-DHAGEYSO

Dabayaaqadii 2010 ilaa  bartamihii 2011-kii Soomaaliya waxaa ka ...
Fatwo

Horjoogayaasha Shabaab oo Godane Cambaareeyay!

Maalmihii la soo dhaafay waxaan tebineynay khilaafka u ...

*